Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali President Chairs Third Somalia-EU Partnership Meeting in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - Somali President Hassan Sheikh today presided over the Somalia–EU Partnership Meeting in Mogadishu — the third round since the launch of the Joint Operational Roadmap in May 2023.   This meeting reaffirms the strength and continuity of the vital relationship that has spanned years between Somalia and the European Union. Building on the momentum of the inaugural 2023 meeting...

Xildhibaanadii ugu badnaa oo mooshin ka wada Aadan Madoobe

Xildhibaanadii ugu badnaa ee Golaha Shacabka ayaa wada mooshin ay xilka uga qaadayaan Gudoonka Baarlamaanka, Sheekh Aadan Madoobe, kadib markii lagu eedeeyay in uu ku xadgubay xeer hoosaadyada Golaha Shacabka.   Mooshinkan ayaa soo ifbaxay kulankii ugu dambeeyay baarlamaanka kaasi oo xirmay fowdo ay sameeyeen Xildhibaanada ka gadaal markii Guddoomiye Aadan Madoobe uu ku adkeystay go’aankii uu xasaanada uga qaaday Xildhibaan...

Madaxweynaha DFS oo la shiray Ergeda Midowga Yurub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir la yeeshay ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya, kuwaas oo uu kala hadlay iskaashiga istiraatijiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga Yurub. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay Midowga Yurub doorkooda muhiimka ah ee dib-u-dhiska hay’adaha dowladda, taageerada nidaamka federaalka iyo garab istaagga shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan xilliyadii adkaa. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay...

Hormuud Salaam Foundation Spends $1M Yearly on Free Dialysis for over 170 Patients

MOGADISHU, Somalia – The Hormuud Salaam Foundation , the charitable arm of Hormuud Telecom and Salaam Somali Bank, is providing free dialysis to over 170 Somalis with kidney failure, spending more than $1 million annually, its chairman said Tuesday.   The initiative, which started with just 10-20 patients, has grown significantly, according to Abdullahi Nur Osman. “The rising number of kidney...

EU Warns of Growing Strain on Somalia Peace Mission, Calls for Global Support

BRUSSELS — The European Union has raised concerns about the increasing financial and technical strain on its peacekeeping mission in Somalia, urging the international community to share responsibility for the effort.   As the largest funder of the mission, the EU is calling on influential nations, including those from the Gulf, the U.S., China, and regional powers, to contribute more to...

Somali Forces, Militias Advance on Aboorey Amid Clashes with Al-Shabaab

ABOOREY, Somalia – Somali Federal Government troops, supported by Macawisley militias, are advancing towards Aboorey in the Hiraan region, about 20 kilometers from Buulo-Burde. The town has been under Al-Shabaab control for the past two weeks.   The joint forces are reportedly conducting operations on Aboorey’s outskirts, with escalating concerns over potential direct clashes with Al-Shabaab. Recent weeks have seen heavy...

Wariye Maslax oo qof Shacab ahaa ku dilay Baydhabo

Wariye Maslax Raage oo ka howlgalla warbaahinta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu soo warramayaa in will dhallinyaro ahaa oo lagu magacaabi jiray Cabdiyey Maad-guud uu ku dilay Magaalada Baydhabo oo qiyaas ahaan 250km dhanka koonfur galbeed Magaalada Muqdisho.   Wararka ayaa sheegaya in dilka uu yimid kadib markii uu Wariye Maslax iyo Cabdiyeey uu soo kala dhex galay murun salka ku...

Midowga Yurub oo joojinaya maalgelinta howlgalka AUSSOM

Midowga Yurub ayaa sheegay in uu dareemayo culays dhaqaale iyo mid farsamo oo sii kordhaya, maadaama uu muddo dheer ahaa maalgeliyaha ugu weyn ee hawlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya. Midowga ayaa xusay in ay lagama maarmaan tahay in beesha caalamka si siman uga qeyb qaadato masuuliyadda hawlgalka.   Mas’uuliyiinta Midowga Yurub ayaa carabka ku adkeeyay in waddamada saameynta leh, sida kuwa Khaliijka,...

Ciidanka Dowladda oo ku wajahan Degaanka Aboorey

Ciidamada Dowladda Federaalka oo kaashanya kuwa Macawisley ayaa ku wajahan Degaanka Aboorey oo qiyaas 20km u jira Degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan, haalkaasi oo labadii todobaad ee ugu dambeeyay ay maamalayeen Kooxda Al Shabaab.   Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada huwanta ay haatan dhaq dhaqaaq ka wadaan duleedka Degaanka, iyadoo laga cabsi qabo in halkaasi ay dagaal kula galaan Ururka Al...

Ex-president Farmaajo defends army pullback as strategic, not defeat

MOGADISHU, April 23, 2025 (SMN) – Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo on Wednesday called on the Somali people to remain “vigilant against terrorist propaganda” as the national army undertakes what he described as “strategic maneuvers” in its fight against Al-Shabaab.   In a formal statement released to the newsrooms, Farmaajo stressed that the army’s recent withdrawal from certain cities should...

WARAR KALE

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...

Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen...

Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election

BAIDOA, Somalia — Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a...