Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali army repels Al-Shabaab attack in Middle Shabelle: military official

MOGADISHU, Somalia – The Somali National Army on Thursday said it had repelled a dawn attack by Al-Shabaab militants on the village of Wargadhi, located in the Masajid Ali Gaduud district of Middle Shabelle region.   The assault began with a series of explosions, followed by an intense firefight between government troops and the militants, according to a military statement. The...

Golaha Wasiirrada oo bogaadiyay guulaha Ciidanka Xoogga

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa bogaadiyay guulaha ciidanka qalabka sida iyo kuwa deegaanka oo toddobaadkan guulo taariikhi ah ka soo hooyay furimaha dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta.   Shirka Golaha oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno ku saabsan xaaladda guud ee amniga iyo guulaha laga gaaray furimaha dagaalka. Waxaa sidoo kale...

Taliska CXD oo sheegay in ay jebiyeen Al Shabaab

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay fashiliyeen weerar saaka ay Al Shabaab ku soo qaadeen Degaanka Wargaadhi oo hoostaga Degmada Masaajid Cali Gaduud ee Gobolka Sh.Dhexe.   Taliska ayaa sheegaya in weerarkii saaka oo ku bilowday qaraxyo islamarkaana uu xigay dagaal toos ah oo dhexmaray Ciidanka Xoogga iyo kuwa Al Shabaab, waxaana ay sheegeen in cagta la mariyay...

Al Shabab oo sheegtay in ay la wareegtay Degaanka Wargaadhi

Ururka Al Shabaab ayaa sheegtay in ay la wareegeen gacan ku heynta Degaanka Wargaadhi oo hoos-yimaada Degmada Masaajid Cali Gaduud ee Gobolka Sh.Dhexe  kadib markii halkaasi ay ku qaadeen weerar ku bilowday qaraxyo.   Bayaan ka soo baxay Kooxda ayaa lagu sheegay in dagaal yahanadooda ay gudaha u galeen degaanka, ka gadaal markii ay ka awood roonaadeen Ciidanka Xoogga Dalka iyo...

Al-Shabaab Launches Dawn Attack on Somali Military Base in War-Gaadhi

MOGADISHU, Somalia — Al-Shabaab militants launched a pre-dawn assault on a Somali National Army base in the War-Gaadhi area, under the Masjid Cali Gaduud district in the Middle Shabelle region, early Thursday, officials said.   The attack began with a series of explosions, followed by an intense firefight between Somali government forces — backed by local Ma’awisley militia — and the...

Safaricom technician abducted by suspected Al-Shabaab militants in Mandera

EL-WAK - Kenya's Security agencies in Mandera are currently pursuing suspected Al-Shabaab militants following the abduction of a Safaricom technician in the volatile Bamba Ola area, roughly 25 kilometres north of Elwak.   According to internal communication seen by The Eastleigh Voice, the incident occurred at approximately 4.30 p.m. when around 10 militants, armed with AK-47 rifles and a PKM machine gun,...

Al Shababab oo afduub ka geystay Mandheera

Dagaal yahano ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday gaari shidaal u siday Shirkadda isgaarsiinta ee Safaricom ee Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya.   Weerarka kadib Kooxda ayaa afduubtay nin la sheegay in uu yahay farsama-qaan la shaqeeya Shirkadda Safaricom, xilli uu ku sugnaa Degaanka Bamba Ola, qiyaas ahaan  25km dhanka waqooyi uga...

Egypt, Djibouti Presidents Discuss Somalia’s Stability, Condemn Assassination Attempt

DJIBOUTI CITY — Egyptian President Abdel-Fattah El-Sisi and Djiboutian President Ismaïl Omar Guelleh met Wednesday in Djibouti to discuss regional and international developments, with a focus on the Horn of Africa and the situation in Somalia.   The two leaders emphasized the importance of supporting all efforts to bolster Somalia’s security and stability, and stressed the need to preserve the country’s...

Weerar ku bilowday qaraxyo oo lagu qaaday Wargaadhi

Weerarkan oo ku bilowday qaraxyo ayaa Dagaal yahano ka tirsan Ururka Al Shabaab waxay ku qaadeen saldhig ciidan oo ku yaalla deegaanka War-gaadhi oo hoos yimaada Degmada Masjid Cali Gaduud ee Gobolka Sh.Dhexe.   Qaraxyada kadib waxaa bilowday dagaal toos ah oo u dhaxeeya Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya kuwa Macawisley iyo Dagaal yahanada Al Shabaab. Guddoomiyaha Masaajid Cali Gaduud, Saalax Cumar...

Masar iyo Jabuuti oo ka wada hadlay xaaladda Soomaaliya

Madaxweynayaasha dalalka Masar iyo Jabuuti, Abdel-Fattah El-Sisi iyo Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa Arbacadii ku kulmay magaalada Jabuuti, iyaga oo isweydaarsaday aragtiyo ku saabsan arrimaha gobolka iyo caalamka ee ay danaha wadaagaan, gaar ahaan xaaladda Geeska Afrika.   Labada hoggaamiye ayaa muujiyay muhiimadda ay leedahay in la taageero dhammaan dadaallada lagu xoojinayo amniga iyo xasilloonida Soomaaliya, lana ilaaliyo midnimadeeda iyo madax-bannaanideeda dhuleed. Waxay...

WARAR KALE

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...

Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen...

Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election

BAIDOA, Somalia — Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a...