Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

US won’t let ‘terrorists’ hide in Somalia, says President Trump

WASHINGTON - US President Donald Trump said Sunday that the US would not let “terrorists” hide among the people of Somalia.   “We will support the Somali People, who should not allow the Houthis to embed (which they are trying to do!), to end terrorism, and bring prosperity to their Country,” he wrote on social media, referring to the Yemeni Houthis,...

Trump ”Mareykanka ma ogolaan doonno in Xuuthiyiinta ku dhuuntaan Soomaaliya”

WASHINGTON - Madaxweyne Trump ayaa sheegay in Xuutiyiinta markii lagu laayay duqeymaha Mareykanka ee dalka Yemen, ay isku dayayaan inay usoo cararaan Soomaaliya.   Wuxuu xusay in aysan dowladiisa u ogolaan doonin Xuutiyiinta inay ku dhex-dhiintaan shacabka Soomaaliya, oo hadda kasoo kabanaya dagaallo mudo 30 sano ka badan kusoo jireen. Xuutiyiinta ayaa la sheegay inay xiriir la leeyihiin Al-Shabaab oo ka...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo eedeymo u jeediyay Madaxdii hore ee dalka

LAASCAANOOD - Ra'iisul Wasaaraha XFS Xamze Cabdi Barre oo ku sugan Laascaanood, ayaa si kulul u weeraray siyaasiyiinta heeb ahaan kasoo jeedda deegaanada SCC ee xilalka sar sare kasoo qabtay dalka.   Madaxda uu weerarka dhinaca Afka ah uu ku qaaday waxaa kamid ah Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, Cabdiwali Maxamed Cali Gaas raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya,...

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗮: “𝗠𝗮𝗮𝗺𝘂𝗹𝗸𝗮 𝗦𝗦𝗖—𝗞𝗵𝗮𝗮𝘁𝘂𝗺𝗼 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗸𝘂 𝘆𝗶𝗺𝗶𝗱 𝗿𝗮𝗯𝗶𝘁𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗰𝗮𝗯𝗸𝗮”

Laascaanood: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ku guda-jira socdaalka nabadda iyo midnimada ee uu ku joogo magaalada Laascaanood, ayaa caawa ka qeyb-galay munaasabad weyn oo ay ka soo qeybgaleen madaxda heerarkooda kala duwan iyo kumanyaal dadweyne ah, taasi oo loogu magac-daray habeenka Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Bulshada SSC-Khaatumo.   Mudane Xamsa, oo khudbad ka...

Clashes Between Somali Forces and al-Shabaab in Aboorey Enter Second Week

MOGADISHU, Somalia — Intense fighting between Somali government troops, backed by local militia, and al-Shabaab militants has raged for more than a week in the Aboorey area, with both sides entrenched and casualties continuing to rise.   The clashes, which began on April 8, have become a critical front in the government’s ongoing campaign against the al-Qaeda-linked group. The local Somali officials...

Somalia Licenses Starlink for Internet Services

MOGADISHU, Somalia (SMN) — Somalia’s National Communications Authority has granted a license to Elon Musk’s satellite internet company Starlink, paving the way for the launch of its services in the country.   The license was officially awarded during a ceremony Sunday in Mogadishu, attended by government officials and Starlink representatives, according to a statement from the authority. Representing the company were Ryan...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐋𝐚𝐚𝐬𝐜𝐚𝐧𝐨𝐨𝐝 𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐌𝐚𝐬𝐡𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐜 𝐰𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧

Laascaanood, Axad, 13 Abriil 2025 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Maamulka SSC—Khaatumo, Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay Siddeed mashruuc oo muhiim ah, kuwaas oo dowladda Federaalka Soomaaliya, ay ka hirgelinayso magaalada Laascaanood iyo guud ahaan deegaannada maamulka SSC-Khaatumo.   Ra’iisul Wasaaraha, oo mudnaan...

Somalia to Begin Voter Registration in Mogadishu Ahead of Historic Local Elections

MOGADISHU – Somali electoral authorities announced Saturday that voter registration in the capital Mogadishu will begin on April 15, ahead of long-awaited local council elections scheduled for June 30, 2025 — the first such vote in the city in decades.   The move marks a major step toward establishing democratic local governance in Mogadishu, a city that has not held municipal...

Guddiga Doorashooyinka oo bilaabaya diiwaangelinta codbixiyeyaasha Muqdisho

MUQDISHO (SMN) – Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ayaa si rasmi ah u shaaciyay in diiwaangelinta codbixiyeyaasha degmooyinka caasimadda Muqdisho ay bilaaban doonto 15-ka Abriil 2025, iyadoo la rajeynayo in doorashooyinka golayaasha deegaanka ee Muqdisho la qabto 30-ka Juun 2025.   Doorashadan ayaa noqon doonta tii ugu horreysay muddo dhowr iyo toban sano ah oo ay shacabka Muqdisho si toos ah...

Somali President Holds High-Level Talks with Turkish Counterpart in Antalya Diplomacy Forum

ANTALYA, Turkey (SMN) — Somali President Hassan Sheikh Mohamud met with Turkish President Recep Tayyip Erdoğan on the sidelines of the Antalya Diplomacy Forum, in what officials described as a "fruitful and forward-looking" discussion aimed at strengthening bilateral ties.   During the meeting, held in the Turkish resort city of Antalya, the two leaders exchanged views on the longstanding relationship between Somalia...

WARAR KALE

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...

Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen...

Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election

BAIDOA, Somalia — Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a...