Xasan Sheekh iyo Erdogan oo labo qodob uga hadlay kulankoodii Turkiga
ANTALYA - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Madaxweynaha Tรผrkiye Mudane Recep Tayyip Erdoฤan, inta lagu guda jiray Madasha Diblumaasiyadda Antalya.
Labada Madaxweyne ayaa iska xog waraystay xiriirka qotada dheer ee u dhexeeya labada dal iyo sidii loo sii horumarin lahaa iskaashiga dhinacyada amniga, ganacsiga iyo maalgashiga.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...
Cuba says US yet to clarify fate of two doctors abducted in Kenya 6 years ago
Cuba has once again pointed a finger at the US over the prolonged delays in clarifying the fate of two doctors kidnapped in Madera in 2019 and suspected to have been in an area bombed by the US African Command (AFRICOM) last year.
Cuban Foreign Affairs Minister Bruno Rodriguez has, however, revealed that the efforts continue to clarify the situation...
Somali PM Vows Commitment to Peace, Unity in Meeting With SSC-Khaatumo Elders
LAS ANOD, Somalia โ Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre met Saturday evening with traditional elders from the SSC-Khaatumo regions in the city of Las Anod to discuss peace, unity and the expansion of government services.
The meeting focused on strengthening national cohesion, advancing reconciliation efforts and enhancing stability in the region.
The elders shared recommendations on rebuilding the country and...
๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐๐๐๐๐ข ๐๐๐ซ๐ซ๐, ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐๐ก ๐ฅ๐ ๐ช๐๐๐ญ๐๐ฒ ๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐ฆ๐๐๐ ๐๐๐-๐๐ก๐๐๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ
Laascaanood โ Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa magaalada Laascaanood kulan muhiim ah kula yeeshay Isimada deegaannada SSC-Khaatumo.
Kulanka ayaa diirrada lagu saaray sidii loo xoojin lahaa midnimada iyo geeddi-socodka nabadda, dib-u-heshiisiinta iyo xasilloonida dalka, isaga oo ka dhagaystay tallooyin dhaxal-gal ah oo ku aaddan dib-u dhiska dalka, iyo sidii deegaannada SSC-Khaatumo looga hirgalin lahaa...
Shabelle Media Network director and deputy Released After Unlawful Detention in Mogadishu
MOGADISHU, April 12 (SMN) - The director and deputy of Somalia's Shabelle Media Network were released on Saturday after their unlawful detention by police in Mogadishu, raising fresh concerns about press freedom in the Horn of Africa nation.
Abukar Sheikh Mahmoud, director general, and Mahmoud Abdinair Sofeysane, his deputy, were detained without charges in the capitalโs Hamarweyne district, according to...
Agaasimaha Warbaahinta Shabelle iyo Ku-xigeenkiisa oo Dib u Helay Xorriyadooda Kadib Xabsi Sharci-darro ah
Muqdisho โ Agaasimaha guud ee Warbaahinta Shabelle, Abuukar Sheekh Maxamuud (SKY), iyo ku xigeenkiisa Maxamuud C/naasir Soofeysane ayaa maanta dib u helay xorriyadooda kadib markii ay booliska degmada Xamarweyne si sharci darro ah ugu xireen saldhigga degmada saacadihii hore ee saakay.
Labada mas'uul ee sare ee warbaahinta Shabelle ayaa la xiray iyadoo aan wax eed ah loo soo jeedin,...
Somali Authorities Escalate War on Media Freedom with Arrest of Two Senior Journalists
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) strongly denounces the arbitrary arrest of two senior journalists from Shabelle Media Network, Director Abukar Sheikh Mohamud and Deputy Director Mohamud Abdinasir Soofeysane. This deeply troubling action amounts to a direct assault on media freedom and reflects a dangerous and intensifying campaign to suppress independent journalism in Somalia.
On Wednesday, officers from the...
Booliska Soomaaliya oo xiray Agaasimaha Shabakadda Warbaahinta Shabelle
MUQDISHO, Soomaaliya - Ciidamada Booliska Saldhiga Degmadda Xamarweyne ayaa goordhow xiray Agaasimaha Guud ee Shabakadda warbaahinta Shabelle Abuukar Sheekh Maxamuud Abuukar SKY.
Agaasimaha ayaa looga yeeray Saldhiga degmada Xamarweyne kadibna ciidamada ayaa xabsiga dhigayWaxyar ka hora yay ahayd markii agaasime ku xigeenka Shabelle Maxamuud Cabdinaasir Soofeysane Ciidamada Booliska ay dhigeen xabsiga saldhiga degmada Xamarweyne kadib markii loogu yeeray Suโaalo...
Somali Police Detain Shabelle Media Network Director and Deputy, Raising Concerns Over Press Freedom
MOGADISHU, Somalia (SMN) โ Police in the Hamarweyne district of Mogadishu have detained Abukar Sheikh Mahmud, the Director-General of Shabelle Media Network, a prominent independent media outlet based in Somalia's capital, Mogadishu. The Network's CEO was arrested after being summoned to the local police station, adding to growing concerns about the safety of journalists in the country.
The arrest came...
Ex-Somali Leader Honors army on 65th Anniversary
Mogadishu, April 12, 2025 (SMN) - Former Somali President Sharif Sheikh Ahmed on Saturday congratulated the Somali National Army (SNA) on its 65th anniversary, marking the force's founding on April 12, 1960.
In a statement, Ahmed hailed the milestone as a "historic occasion," noting its significance amid the army's ongoing operations against terrorist groups responsible for "shedding the blood of...









