Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweynaha oo shacabka Salaadda Ciida Masaajidka Isbahaysiga Islaamka

Muqdisho, Maarso 30, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka kula oogay Salaadda Ciiddul Fidriga, Kumannaan ka mid ah shacabka Soomaaliyeed, masuuliyiinta hay’adaha iyo howlwadeennnada dowladda.   Madaxweynaha ayaa Khudbad uu jeediyay Salaadda Ciidda kaddib ugu hambalyeeyay dhammaan muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga oo astaan...

Somali President Attends Eid Prayer in Mogadishu, Calls for Unity and Peace

MOGADISHU, Somalia – Somali President Hassan Sheikh Mohamud attended the Eid al-Fitr prayer on Saturday, joining thousands of citizens, government officials, and civil servants at the Isbahaysiga Mosque in Mogadishu.   After the prayer, President Mohamud extended his Eid greetings to Muslims worldwide, offering a special message to the Somali people. He underscored the importance of Eid as a time for...

Don’t Risk Your Future: The United States Cracks Down on Illegal Immigration

To make America safe, strong, and prosperous, President Trump is ensuring that U.S. immigration laws are followed. If you try to enter the United States illegally, lie to get a visa, work without legal permission, or stay in the United States after your visa or visa waiver period expires, you will face serious penalties. These include jail time, deportation,...

Ha Gelin Halis Mustaqbalkaaga: Maraykanku Wuxuu Adkeeyay La Dagaallanka Tahriibka Sharci-darrada ah

Si looga dhigo Maraykanku waddan amaan ah, xooggan, oo barwaaqo ah, Madaxweyne Trump wuxuu xaqiijinayaa in sharciga socdaalka ee Maraykanka la raaco. Haddii aad isku daydo inaad si sharci darro ah ku soo gasho Maraykanka, aad been sheegto si aad u hesho fiiso, aad ka shaqayso si aan sharci ahayn, ama aad sii joogto Maraykanka ka dib marka fiisahaaga...

Corruption Orchestration Deepens in Somalia Climate Ministry Over Planned Diversion of Adaptation Fund and GCF projects

A deepening climate finance scandal has emerged within Somalia’s Ministry of Environment and Climate Change, where senior officials are being accused of deliberately engineering the withdrawal of Save the Children International (SCI) from a multimillion-dollar Adaptation Fund project to make way for politically connected beneficiaries to gain control over both Adaptation Fund and Green Climate Fund (GCF) resources.   The controversy...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Maraykanka u Bandhigay inuu Berbera iyo Boosaaso ka dhisto Saldhigyo militeri oo Istiraatiiji ah

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u diray warqad dhigiisa Maraykanka, Donald Trump, taasoo uu ku caddeeyay in Soomaaliya diyaar u tahay inay Maraykanka siiso goobo saldhigyo military ka dhisto, kuwaasoo ay ka mid yihiin Balli-Doogle, dekedaha Berbera iyo Boosaaso, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Reuters.   Warqadda furan oo ku taariikhaysan 16-kii Maarso, islamarkaana la xaqiijiyay...

Somalia offers US exclusive control of air bases, ports

NAIROBI - Somalia is prepared to offer the United States exclusive control of strategic air bases and ports, its president said in a letter to President Donald Trump seen by Reuters on Friday.   In the March 16 letter, authenticated by a regional diplomat with knowledge of the matter, President Hassan Sheikh Mohamud said the assets included air bases in Balidogle...

Shir k saabsan howlgalka AUSSOM oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Wakiillo ka socday Midowga Afrika, dowladda Federaalka iyo dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay shir afar maalmood socday oo lagu gorfeeyay howlgalka cusub ee AUSSOM, kaasoo wali lasoo dhameystirin askarta ka qeybgalaysa.   Shirku wuxuu ka dhacay Muqdisho, caasimadda Soomaaliya, waxaana lagu ansixiyay qorshayaasha qeybinta iyo dejinta ciidamada ee Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Menfi calls Somali President after he survives assassination attempt

TRIPOLI, Libya - The Head of Presidential Council Mohamed Menfi called on Wednesday Somali President Hassan Sheikh Mohamud to check on his well-being following the recent attack that targeted him, resulting in several deaths and injuries.   During the call, Menfi extended his sincere condolences to the families of the victims and to the Somali people, wishing a swift recovery to...

AU finalises troop structure, deployment plans in Somalia

MOGADISHU, Somalia - Representatives from the African Union Commission (AUC), Somalia and troop-contributing countries have concluded a four-day meeting to finalise plans for capacity building in the peace mission in Somalia, the AU mission said on Wednesday.   The meeting finalised the force composition and deployment plans for the African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM), the AU mission...

WARAR KALE

Wasiirka Warfaafinta oo Daah furay Dib u habeyn Lagu Sameeyay Kaydka Radio Muqdisho

MUQDISHO - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta furay dib-u habeyn yo dayactir lagu sameynayay...

Soomaaliya oo Ka Qaybgalay Shir Caalami ah oo ka Dhacay Washington DC

WASHIGTON - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir caalami ah...

Somalia Regrets World Cup Absence of Referee Omar Artan After U.S. Entry Setback

MOGADISHU — Somalia's Ministry of Youth and Sports on Tuesday expressed deep regret over the circumstances that prevented internationally recognized Somali referee Omar Abdulkadir...