Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali Prime Minister Attends Joint Summit on Eastern and Southern Africa Security Issues

MOGADISHU, Somalia - The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Mr. Hamza Abdi Barre, participated in a joint summit tonight held virtually between the countries of the East African Community (EAC) and the Southern African Development Community (SADC).   The summit focused on the security situation in the eastern part of the Democratic Republic of the Congo (DRC). In...

Deputy Prime Minister of Somalia Bids Farewell to African Union Chairperson

MOGADISHU, Somalia โ€” Somalia's Second Deputy Prime Minister, Abdissalam Abdulle Ali, today bid farewell to African Union Chairperson, Mohamud Ali Yusuf, at Aden Adde International Airport, following a two-day visit to the country.   During his stay in Mogadishu, the African Union Chairperson held meetings with Somalia's top government officials, where they discussed strengthening relations between Somalia and the African Union,...

Somali Government Successfully Repatriates 145 Citizens from Libya

MOGADISHU, Somalia โ€”ย The Somali government has successfully repatriated 145 citizens who had endured significant hardships in Libya, continuing its efforts to support citizens facing difficulties abroad.   Of the returnees, 37 arrived at Hargeisa International Airport, while the remaining 108 landed at Aden Adde International Airport in Mogadishu. In the capital, they were greeted by Hon. Isak Mohamud Mursal, Deputy Minister of...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo sogaatiyay Maxamuud Cali Yuusuf

MUQDISHO, Soomaaliya - Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalam Cabdi Cali, ayaa maanta garoonka caalamiga ah ee Aadan Cabdulle ka sagootiyey Guddoomiyaha Midowga Afrika, Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, oo soo gabagabeeyay booqasho labo maalmood ah oo uu ku joogay dalka.   Guddoomiyaha Midowga Afrika, ayaa Intii uu ku sugnaa Muqdisho, kullamo la yeeshay madaxda ugu sarreysa...

ICCโ€™s Double Standards: A Court for the Powerful or Against the Weak?

The International Criminal Court (ICC) was established to prosecute individuals responsible for war crimes, crimes against humanity, and genocide. However, since its inception, the court has faced mounting criticism for its alleged double standards, particularly its disproportionate focus on leaders from the Global South, especially Africa, while ignoring crimes committed by powerful Western nations. This selective justice raises questions...

Dowladda Soomaaliya oo soo Celisay 145 Muwaadin oo ku go’doonsanaa Liibiya

MUQDISHO, Soomaaliya - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dalka kusoo celisay 145 muwaadin oo ka mid ah muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhibaataysnaa Liibiya.   Dadka la soo celiyay, oo inta badan ay yihiin dhallinyaro, ayaa lagu soo celiyay dadaallada joogtada ah ee dowladda Soomaaliya ee ku aaddan caawinta muwaadiniinteeda dhibaateysan ee ku nool dibadda. Ka mid ah muwaadiniintii soo laabtay, 37 qof ayaa...

Mareykanka oo ka walaacan saameynta Turkiga ku yeelanayo Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya - Turkiga ayaa loolan adag kala kulmaya qaar ka mid xulafada xiriirka la leh Soomaaliya, oo doonayo in hoos loo dhigo saameynta Turkiga ee Soomaaliya, gaar ahaan heshiisyada khayraadka ee Turkiga uu la galay Soomaaliya, sida ay Shabelle u xaqiijiyeen diblomaasiyiin Soomaali ah, oo walaac ka muujiyay inay Soomaaliya dhexda u geli karto loolan ay dalalka...

Al-Shabaab Militants Expand Presence in Middle Shabelle Region

MOGADISHU, Somalia โ€” Al-Shabaab militants have reportedly reinforced their presence in several areas of the Middle Shabelle region, advancing towards the key towns of Jowhar and Balcad.   Local sources say that heavily armed fighters from the group have entered the region, patrolling roads and establishing new checkpoints. The areas affected include the stretch between Jowhar and Balcad, as well as...

Al-Shabaab oo soo buux-dhaafisay inta u dhaxaysa Jowhar iyo Balcad

JOWHAR, Soomaaliya - Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay soo buux dhaafiyeen deegaano dhaca Gobolka Shabellaha Dhexe kuwaasi oo kaabiga ku haya magaalooyinka Jowhar iyo Balcad.   Dadka deegaanka ayaa kusoo waramayaa in ay arkayeen Al-Shabaab badan oo soo galay deegaanada kuwaasi oo aad u hubaysan islamarkaana roondeenaya wadooyinka. Meelaha Al-Shabaab ay soo gakeen waxaa kamid ah deegaanada dhaca inta u...

WARAR KALE

Garsoore Cumar Cartan oo Muqdisho Dib ugu Soo Laabtay, Looguna Sameeyay Soo Dhaweyn Heer...

Muqdisho โ€“ Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii loo diiday inuu galo dalka...

Safaaradda Soomaaliya ee Qatar oo Ka Qayb Gashay Xuska Maalinta Afrika ee Dooxa

DOOXA โ€“ Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Dooxa ayaa ka qayb gashay munaasabadda xuska Maalinta Afrika, taas oo ay soo qabanqaabiyeen Kooxda Safiirrada...

Somali Opposition Accuses Government of Targeting Political Rivals

MOGADISHU, Somalia โ€” Somali opposition leaders on Wednesday accused the federal government of using security forces to intimidate political opponents and called for an...