Duqeymo Xoogan oo Lagu Qaaday Buuraha Calmiskad: 30 Xubnood oo Daacish ah oo La Dilay
BOOSAASO - Ugu yaraan laba duqeymo oo xooggan ayaa ka dhacay deegaanka Sheebaab ee Buuraha Calmiskad ee Gobolka Bari, kuwaasoo loo maleynayo inay fuliyeen diyaarado dagaal oo laga yaabo inay yihiin kuwa Mareykanka.
Duqeymahan ayaa si weyn u saameeyey xubno ka tirsan ururka Daacish, waxaana la sheegay in duqeymahaasi ay sabab u noqdeen khasaare badan.
War ka soo baxay taliska...
Xanibaadda Qaadka oo Muqdisho ka Jirta: Saameynta Xiriirka Soomaaliya iyo Kenya
MUQDISHO - Muddo ku dhow 10 maalmood, Qaadka laga keeno Kenya ee loo iib-keeni jiray Soomaaliya ayaa xaniban, iyadoo ilaa hadda aysan jirin wax qorshe ah oo muujinaya in Qaadkaasi uu soo gaari doono Muqdisho waqti dhaw.
Xanibaadda Qaadka Miirowga ayaa sii kordhinaysa welwelka ku saabsan saameynta ay ku yeelan karto xiriirka ganacsi ee u dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo...
Somali President Arrives in Addis Ababa for 38th African Union Summit
ADDIS ABABA, Ethiopia - Somali President Dr. Hassan Sheikh Mohamud arrived in Addis Ababa on Friday for the 38th African Union Summit, where leaders will discuss the continent's future and elect new AU leadership.
The summit agenda includes electing a new president and vice presidents for the African Union, alongside addressing issues of peace, unity, and sovereignty to set the...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Addis Ababa lagu soo dhaweeyay
Adis Ababa (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya, halkan oo uu kaga qeyb galayo Shir-madaxeedka 38-aad ee Midowga Afrika oo lagaga arrinsanayo mustaqbalka iyo danaha guud ee qaaradda.
Madaxda Afrika ayaa u ballansan doorashada hoggaanka cusub ee Midowga Afrika iyo ku-xigeennadiisa, xoojinta nabadda, midnimada iyo madaxbannaanida dalalka...
Fifth Quadrennial Congress of FESTU Concludes with Firm Resolve to Defend and Advance Workers’ Rights, Social Justice and Democratic Transition
The Fifth Quadrennial Congress of the Federation of Somali Trade Unions (FESTU) concluded triumphantly in Mogadishu on 11-12 February 2025, marking a historic milestone for the Somali labour movement. The Congress brought together 328 delegates - 53% men and 47% women - including 243 from the regions representing the five Federal Member States and 85 from Mogadishu.
The Congress, held...
Xildhibaan Brandon Gill oo oo wada qorshe Ilhaan Cumar looga tarxiilayo Mareykanka
WASHINGTON - Xildhibaan Brandon Gill oo ka tirsan Xisbiga Jamhuuriga ee laga soo doorto Gobolka Texas, ayaa wada qorshe Ilhaan Cumar, oo ka tirsan Xisbiga Dimuqraadiga, laga musaafuriyo dalka Mareykanka.
Xildhibaanka, oo si joogto ah uga hadla arrinta Ilhaan, ayaa ku eedeeyay in ay taageerto dadka aan sharciga lahayn ee ka soo jeeda Soomaaliya ee ku sugan Maraykanka.
Brandon Gill...
Puntland Governor Praises Military Gains Against ISIS in Cal-Miskaad Region
GAROWE, Somalia — The Governor of Nugaal Region, Abdirahman Haji Abshir, addressed the media from his office in Garowe on Wednesday, offering an update on the ongoing battle between Puntland forces and the ISIS in the Cal-Miskaad, located in the Bari region.
Governor Abshir commended the Puntland military for their successes in pushing ISIS militants out of much of the...
Texas Republican Lawmaker Brandon Gill Pushes Plan to Deport Ilhan Omar from the U.S.
WASHINGTON - Texas Republican Representative Brandon Gill is pushing a controversial plan to have Democratic Congresswoman Ilhan Omar deported from the United States.
Gill, who has frequently criticized Omar, accused her of supporting undocumented immigrants from Somalia living in the U.S. and suggested she is not loyal to American interests.
In a recent social media post, Gill wrote, "It was never...
Gudoomiyaha G/Nugaal oo ka warbixiyay dagaalka Daacish ee ka socda Calmiskaad
GAROWE - Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa magaalada Garoowe ayaa ka hadlay dagaalka Cal-Miskaad ee u dhaxeeya Ciidamada maamulka Puntland iyo Ururka Daacish.
Gudoomiyaha ayaa bogaadiyay guulaha Ciidamada Puntland ay ka gaareen dagaalka kadib markii ay Daacish ka saareen inta badan dhulka buuralayda CalMiskaad ee gobolka Bari, halkaas oo diyaaradaha Mareykanka iyo kuwa Imaaraadka duqeymo...
President Irro Rejects Trump’s Plan to Relocate Palestinians to Somaliland
DUBAI, UAE - Somaliland President Abdirahman Irro, currently visiting the United Arab Emirates, addressed U.S. President Donald Trump's controversial proposal to relocate Palestinians from Gaza to Somaliland in an interview with Sky News Arabic.
Irro emphasized Somaliland's awareness of the hardships faced by Palestinians, reaffirming his government's support for Arab nations' efforts to protect Palestinian rights and security. He also firmly...










