Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweynaha JFS oo la kulmay wafdi ka socda dalka Aljeeriya + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Aljeeriya Mudane Kamel Badari iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku yimid dalka.   Madaxweynaha ayaa ka guddoomay wafdigan farriin iyo salaan ay uga sideen Madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Aljeeriya Mudane Cabdilmajiid Tabbuune, iyagoo la wadaagay warbixin...

Somalia ‘open’ to Ethiopian troop role

MOGADISHU, Somalia - The Somali government is “open” to a potential role for Ethiopian troops in an African Union mission scheduled to take over peacekeeping operations in the country next month.   A senior Somali government official on Thursday told VOA’s Horn of Africa Service that the Somali government has “secured” and “allocated” all troops needed from the four other AU-troop-contributing...

Somalia Unveils Report on Security and Diplomatic Advances in the Horn of Africa

MOGADISHU, Somalia - The Federal government of Somalia issued a new report regarding the latest developments in the Horn of Africa nation, including security and diplomacy.   1-President Hassan Sheikh Mohamud held talks at Villa Somalia with the Minister of Foreign Affairs of the United Republic of Tanzania, Mr. Mohamud Thabit Kombo and his delegation who is on a official trip...

Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin ka kooban 29 qodob

MUQDISHO (SMN) - 1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania, Mudane Mohamud Thabit Kombo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku jooga dalka.   2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Hindisaha Muqdishada cusub, kaasi oo isugu jira dhismaha garoon diyaaradeed casri ah, dekad caalami ah iyo aagga dhaqaalaha Muqdisho. 3-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Madaxweynaha Soomaaliya oo qaabilay wasiirka arrimaha dibadda Tanzania

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay, Wasiirka Arrimaha Dibidda Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania, Mudane Mohamud Thabit Kombo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku jooga dalka.   Madaxweynaha ayaa Wasiirka ka guddoomay dhambaal iyo salaan uu ka siday, Madaxweynaha dalka Tanzania Marwo Samia Suluhu Hassan, isaga oo wafdiga la wadaagay...

DF oo ogolaatay in ciidamada Itoobiya ay sii joogaan gudaha Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u oggolaatay Ciidanka Itoobiya ay sii joogaan dalka, islamarkaana ka mid noqdaan howlgalka cusub ee Midogw Afrika, kaasi oo beddelaya howlgalka loo yaqan ATMIS.   Oggolaanshahan ayaa ka dhigan in Dowladda Soomaaliya ay beddeshay go’aankeedii ahaa in Itoobiya ay tahay cadowga koowaad ee dadka iyo dalka Soomaaliya, waxaana ay taasi beddelkeed amaantay naf-hur la...

Female Journalist Assaulted by NISA Officers, Injured While Reporting in Mogadishu

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) strongly condemns the brutal and unprovoked assault on female journalist Shukri Aabi Abdi, a reporter for Risaala TV, by plainclothes officers of the National Intelligence and Security Agency (NISA). This heinous attack occurred on Tuesday, 17 December 2024, at Mogadishu’s Daljirka Dahsoon, where local residents were peacefully protesting against the demolition of their homes.   Shukri,...

Somalia’s Prime Minister Arrives in Baidoa to Celebrate State’s Anniversary

BAIDOA, Somalia — In a show of unity and a push for stronger federal-state ties, Somalia's Prime Minister Hamza Abdi Barre touched down in Baidoa on Thursday. He was greeted with traditional Somali songs, dances, and cheers from a large crowd assembled at the airport, including Southwest State President Abdiaziz Laftagareen, various local officials, and enthusiastic residents.   The visit marks...

Ra’iisul wasaare Xamza oo ka dagay magaalada Baydhabo + Sawirro

BAYDHABO (SMN) -.Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG dowlad gobolleedka Koofur Galbeed, waxaana Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo boqolaal Bulshada ku dhaqan magaalada Baydhabo.   Ujeedka Socdaalka Ra’iisul Wasaaraha ayaa la xiriira xoojinta wadashaqeynta Hay’adaha Dowladda ee Heer...

Somali President Unveils NMDC and NMIA, Aiming to Transform Economy

MOGADISHU, Somalia — President Hassan Sheikh delivered a keynote speech at the launch of the New Mogadishu Development Corporation (NMDC) and the New Mogadishu International Airport (NMIA), highlighting their potential to revolutionize the economy.   In his address, Sheikh Mohamud underscored the significant benefits these projects would bring, including enhanced infrastructure, increased trade, and improved regional connectivity. He portrayed Mogadishu as poised...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...