Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay hindisaha Muqdishada cusub
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Hindisaha Muqdishada cusub, kaasi oo isugu jira dhismaha Garoon diyaaradeed casri ah, Dekad caalami ah iyo Aagga dhaqaalaha Muqdisho oo laga hirgalindoono dhul masaafo ahaan ka fog caasimadda.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in Qorshahani uu yahay bilow cusub oo muujinaya aragtida fog ee dadka Soomaaliyeed, isla markaana...
Mogadishu, Somalia and Tanzania Sign Historic Agreements to Boost Bilateral Ties
MOGADISHU, Somalia — In a landmark event on Thursday, Somalia and Tanzania formalized their commitment to enhanced bilateral relations through the signing of multiple agreements in Mogadishu. The pacts address cooperation in defense, tourism, health, aviation, and general diplomacy, promising a new era of collaboration between the two East African neighbors.
A critical component of the agreements includes a strategic...
Soomaaliya iyo Tanzania oo heshiis muhiim ku kala saxiiday Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania ayaa ku heshiiyay iskaashi ballaaran oo ku aaddan arrimo muhiim ah, kaddib markii ay magaalada Muqdisho ku kala saxiixdeen shan heshiis is afgarad (MOUs) oo muhiim ah.
Munaasabadda saxiixa heshiisyadan oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa noqotay mid ku muujinaysa sare u kaca...
Madaxweynaha JFS oo maanta qaabilay siihayaha safiirka dalka Suudaan
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Siihayaha Safaaradda dalka aan walaalaha nahay ee Suudaan Mudane Cammaar Axmed Baabakir oo uga warbixiyey xaaladda dalkaas, howlgallada ciidan iyo saameynta xiriirka Labada dal.
Danjire Baabakir ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha sida dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay u soo dhaweeyeen muwaadiniinta reer Suudaan ee kusoo qaxay dagaallada ka...
Dowladda Soomaaliya oo la sheegay in ay ciidamo geyneyso degmada Baardheere
BAARDHEERE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in haatan laga dareemayo dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo ay dowladda dhexe ka wado halkaasi.
Ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga ayaa ku sugan degmadan, waxaana lasoo wariyay in dowladda Soomaaliya ay dooneyso inay isku fidiso gobolka intiisa kale.
Sidoo kale warararka ayaa intaasi kusii daraya in ciidamo kale diyaarado...
Ciidamada dowadda oo gacanta ku dhigay gawaari sahay u waday Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya ciidanka deegaanka iyo Booliska Degmada Wisil ayaa Gacanta ku dhigay labo gaari oo siday Shidaal iyo agabka kale, kuwaas oo la tuhunsan yahay in loo waday Al-Shabaab.
Saraakiisha Hogaaminaysay Howlgalkaan ayaa sheegey in labadaan gaari ay gacanta kusoo dhigeen isla markaana ay ku raad joogaan kuwa kale oo la tuhunsan yahay iney...
Somalia Hosts Tanzanian Officials in Diplomatic Dinner to Boost Bilateral Ties
MOGADISHU, Somalia — The Federal Government of Somalia hosted an official dinner for senior government officials from the United Republic of Tanzania on Tuesday, reinforcing decades-old diplomatic relations and exploring new avenues for cooperation in critical sectors.
The event was spearheaded by Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Ambassador Ahmed Moallim Fiqi, and Tanzania’s Minister of Foreign Affairs,...
SNA Dismantles Al-Shabaab Trenches in Bakool Region Operation – defense ministry
Wajid, Somalia—The Somali National Armed Forces (SNA) conducted a meticulously planned operation over the weekend between the towns of Wajid and Baar in the Bakool region. The operation led to the successful dismantling of several Khawarij militant hideouts and trenches in and around the Baar area.
According to SNA officials, the operation was intelligence-driven, targeting known locations where Khawarij, a term...
Madaxweyne Xasan oo la kulmay aqoonyahano shir ku yeeshay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa casho sharaf ku maamuusay aqoonyahannada, cilmi-baarayaasha iyo mas’uuliyiinta ka qeyb-galay Shirweynaha 15-aad ee Ururka Caalamiga ah Daraasaadka Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqdisho.
Shirkan oo markii ugu dambeysay la qabtay 35 sano ka hor ayaa sanadkan lagu soo bandhigay daraasaad muhiim ah oo ku saabsan dib-u-dhiska...
DF oo martigelisay wafdi heer sare ah oo ka socda Dalka Tanzania + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa casho sharaf u sameysay mas’uuliyiin sar-sare oo ka tirsan dowladda Tanzania, iyadoo la xoojinayo xiriirkii diblomaasiyadeed ee soo jireenka ah iyo sidii loo sahamin lahaa wadashaqeynta dhinacyada muhiimka ah.
Munaasabadda ayaa waxaa hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Danjire Ahmed Moallim Fiqi oo uu wehliyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Tanzania, Danjire...











