Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wararkii ugu dambeeyay xiisad dagaal oo ka taagan magaalada Ceerigaabo

CEERIGAABO (SMN) - Xaalad kacsanaan ah ayaa waxa ay weli ka taagan tahay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, halkaasi oo ay ka jirto xiisad u dhexeyso Somaliland iyo dadka deegaanka.   Xiisaddan ayaa waxa ay si gaar ah uga dhexeysaa jabhad hubeysan oo deegaanka ka aasa-asantay iyo ciidamada Somaliland. Jabhadani ayaa taageero waxa ay ka heleysaa qaar kamid ah dadka deegaanka...

Daraawiishta Jubbaland oo isku diyaariyay dagaal ka dhan ah ciidanka dowladda

KISMAAYO (SMN) - Ciidamada Daraawiista Jubbaland ayaa haatan bilaabay abaabul culus oo ka dhan ah ciidamada ay dowladda Soomaaliya gaysay deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose.   Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dhaq-dhaqaaqii ugu dambeeyay ay wadaan Daraawiishta Jubbaland oo isku diyaariyay inay qaadaan duulaan culus. Sarkaal u hadlay guutada Birjeex ee ciidanka Jubbaland ayaa shaaca ka qaaday inay ku jiraan...

Senatorada Golaha Aqalka Sare oo galay fasax laba bilood ah

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa iclaamiyay xiritaanka kalfadhiga 5-aad ee Aqalka Sare Baarlmaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo ka billaaban doonna 01 Diseembar 2024 kuna eg 02 Febraayo 2025.   Labada gole ee baarlamaanka ayaa qorshuhu ahaa in la soo xiro fadhiyadooda bishii hore, balse Madaxweyne Xasan Shiikh...

Somali President Appoints Hani Abdi Gas as Youth and Sports Advisor

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud has appointed Hani Abdi Gas as his Advisor on Youth and Sports Affairs, the Somali government announced.   According to Villa Somalia statement, Gas brings a wealth of experience, knowledge, and expertise in youth affairs. She has worked for numerous international and local organizations, where she has represented Somali youth in various forums. Her...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magacaabis sameeyay – Akhriso

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Marwo Hani Cabdi Gaas in ay noqoto La-Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dhallinyarada iyo Cayaaraha.   Marwo Hani Cabdi Gaas oo khibrad, aqoon iyo xirfad durugsan u leh Arrimaha Dhallinyarada ayaa muddo dheer ka soo shaqeysay hay’ado caalami ah iyo kuwo maxali ah, iyada oo dhallinyarada Soomaaliyeed ku...

Jubbaland oo ka hadashay ciidamadii saaka iska dhiibay Raaskambooni

KISMAAYO (SMN) - Warsaxaafadeed lagu baahay bogga Jubbaland Tv ayaa waxaa looga hadlay ciidamada saaka iska dhiibtay deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose.   Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in ciidamadaasi aanay ahayn kuwo ka tirsa  Daraawiishta Jubbaland, isla markaana ay yihiin ciidamadii diyaaradaha lagu geeyay halkaasi. Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:- Goor hore oo saaka ah ayaa baraha bulshada lagu baahiyay muuqaal...

Soomaaliya iyo Faransiiska oo ka wada-hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

MUQDISHO (SMN) - Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, iyo Danjire Yoonis Xaashi, Agaasimaha waaxda Yurub iyo Ameerika, iyo Masuuliyiin kale ayaa la kulmay Mudane Thani Maxamed Soilihi, Wasiiru-dawlaha Faransiiska ee Francophonie iyo Iskaashiga Caalamiga ah. Kulanka ayaa lagu faaqiday iskaashiga xooggan ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo...

Somalia, France Strengthen Ties in Paris Meeting

PARIS — The State Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Government of Somalia, H.E. Ali Mohamed Omar, was officially welcomed by Mr. Thani Mohamed-Soilihi, France's State Minister for Francophonie and International Partnerships, during a significant meeting in Paris aimed at bolstering the long-standing partnership between the two nations.   The discussions focused on advancing Somalia's sovereignty, stability,...

Jubaland Soldiers Reportedly Defect to Somali National Army Amid Tensions

RASKAMBONI, Somalia — A significant shift in the political and military landscape of southern Somalia has unfolded as reports confirm that several soldiers from the Jubaland state have defected, arriving in Raskamboni town aboard four boats to join the ranks of the Somali National Army (SNA).   This defection comes on the heels of escalating tensions between the semi-autonomous Jubaland region...

Somalia Stands Firm on Ethiopia-Somaliland MoU, Calls for Recognition of Sovereignty

MOGADISHU, Somalia — Somalia has expressed appreciation for regional leaders' initiatives aimed at fostering peace, security, and stability across the Horn of Africa.   However, the country's stance on the contentious Memorandum of Understanding (MoU) signed on January 1, 2024, between Ethiopia and Somaliland remains unwavering. Somali Ambassador to Tanzania, Ilyas Ali Hassan, reiterated Somalia's demand that the MoU be declared null...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...