Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Jubaland Issues Arrest Warrant for Somali President Hassan Sheikh Mohamud

KISMAYO, Somalia — The Jubaland regional administration has issued an arrest warrant for Somali President Hassan Sheikh Mohamud, accusing him of treason, conspiracy with Al-Shabaab, abuse of power, and illegal land appropriation.   This action by the Kismayo District Court escalates the ongoing political tensions between Somalia's federal government and the semi-autonomous state of Jubaland. The move comes after the federal government...

Maxkamadda G/Banaadir oo waaran soo qabasho ah u jartay Axmed Madoobe

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa soo saartay waaran lagu soo xirayo madaxweymaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo 25-kii bishaan dib loogu doortay magaalada Kismaayo   Maxkamadda ayaa ku eedeysay Axmed Madoobe, Khiyaano Qaran, Falal lid ku ah midnimada Qaranka Iyo xog u gudbin dal shisheeye. Sidoo kale Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa lagu fartay taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya Jeneraal...

Benadir court issues arrest warrant for Jubaland leader, heightening tensions

MOGADISHU, Somalia - The Banadir Regional Court issued an arrest warrant for Ahmed Madobe, who was recently re-elected as president of Jubaland, escalating tensions between the Somali government and the regional leader. The court's decision underscores the complex interplay of power and autonomy within Somalia's federal system.   Madobe, who has been at the helm of Jubaland since 2013, was re-elected...

Somali Parliament Approves Election Commission to Transition Away from Clan-Based System

MOGADISHU - Somalia's Federal Parliament on Wednesday unanimously passed legislation to establish the Independent Electoral and Boundaries Commission (IEBC), aimed at improving the transparency and credibility of elections across the nation.   The IEBC, which will oversee voting at all levels of government, is seen as a key move towards implementing a one-person-one-vote system, replacing the clan-based indirect elections that have...

Somali Ambassador Presents Credentials to EU Council President

BRUSSELS — Khadija Osoble Ali, recently appointed as Somalia’s Ambassador Extraordinary and Plenipotentiary to the European Union, officially presented her credentials to Charles Michel, President of the European Council, at a formal ceremony in Brussels on Wednesday.   The event marked a pivotal moment in Somalia-EU relations, with Ambassador Ali emphasizing the critical role of collaboration between the two entities. She...

Xildhibaanada labada Gole oo ansixiyay guddiga doorashooyinka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan wadajir ah ayaa ansixiyay Xubnaha guddiga madaxa-banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha.   169-Xildhibaan ayaa ogol u codeysay, waxaa diiday 6-xildhibaan, mana jirin xildhibaan ka aamusay, isla fadhiga baarlamaanka ayaa lagu dhaariyey xubnaha guddiga. Guddigaan oo ka kooban 18 xubnood waxaa xalay ansixiyey Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda...

Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Jubbaland oo diyaarad lagu keenay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Iyada oo ay weli taagan tahay xiisad u dhexeyso dowladda dhexe iyo maamulka Axmed Madoobe ayaa waxaa maanta magaalada Muqdisho la keenay ku dhawaad 100 askari oo ka tirsanaa ciidamada Daraawiishta Jubbaland.   Ciidamadan oo tiradooda rasmiga ah lagu sheegay illaa 80 askari ayaa shalay isku dhiibay ciidamada dowladda ee la geeyay aagga degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada...

Somalia sets up new electoral commission to strengthen democracy

MOGADISHU, Somalia - Somalia's Council of Ministers approved the creation of an Independent Electoral and Boundaries Commission during an emergency late-night session on Sunday, aiming to enhance the country's electoral integrity.   Prime Minister Hamza Abdi Barre, leading the initiative, described the formation of the commission as pivotal for transparent electoral processes. This body will manage elections at all government levels...

Jubbaland oo ciidamo ku daadguraynaysa Raaskambooni iyo wararkii ugu dambeeyay

KISMAAYO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in haatan xaalad kacsanaan ah laga dareemayo aagga degmada Badhaadhe ee gobolkaasi, oo ay isku horfadhiyaan ciidamada dowladda iyo daraawiishta Jubbaland.   Labada dhinac ayaa dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo ka wada Jubbada Hoose, waxaana laga cabsi qabaa inay ku dagaalamaaan halkaasi. Warar ay heshay Idaacadda Shabelle ayaa sheegaya in xalay...

Khadiija Cosoble oo aqoonsigeeda u gudbisay golaha Midowga Yurub

MUQDISHO (SMN) - Drs. Khadiija Cosoble Cali danjiraha Cusub ee Soomaaliya ee Midowga Yurub ayaa maanta si rasmi ah waraaqadeheeda aqoonsiga danjirenimo ugu gudbisay H.E. Charles Michel, Gudoomiyaha Golaha Midowga Yurub.   Danjire Khadiija ayaa tilmaantay muhiimadda ay Soomaaliya u leedahay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga kala dhexeeya Midowga Yurub, si wax looga qabto caqabadaha adag ee ka taagan gobolka, loona helo...

WARAR KALE

Kenyan Troops Honoured by African Union for Service in Somalia Mission

KISMAYO, Somalia – Kenyan troops serving under the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) have been awarded medals by the African...

Central African Republic Army Denies Coup Rumours, Says Situation Remains Stable

BANGUI, Central African Republic – The military of the Central African Republic has formally denied reports circulating on social media alleging an attempted coup...

Somali Lawmakers Raise Plight of Detained Migrants in Talks With Libyan Parliament Speaker

BENGHAZI, Libya – A delegation from Somalia's bicameral federal parliament attending the second conference of the Afro-Asian Parliamentary Council in Benghazi held talks with...