Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo la kulmay guddiga doorashooyinka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa kulan la qaatay Xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha.   Mudane Cali Xoosh ayaa ugu horreyn ka warbixiyey ahmiyadda iyo shaqada adag ee hortaalla, waxaa uuna kula dardaarmay Xubnaha Guddiga Madaxa-bannan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha dardargelinta howlaha iyo gudashada Waajibkooda Qaran ee...

Faah-faahinno kasoo baxaya duqeyn xoogan oo xalay ka dhacday Sh/Dhexe

BALCAD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay diyaarado dagaal ay Al-Shabaab ku duqeeyeen deegaanka Xawaadley ee gobolkaasi.   Duqeynta ayaa lala beegsaday saldhigyo ay Al-Shabaab ku lahaayeen halkaasi, iyada oo lagu burburiyay gawaari ay lahayd kooxda. Weerarkan dhanka cirka ah daba socday dagaal ay Al-Shabaab kusoo qaadeen saldhig ciidamada dowladda ay ku leeyihiin halkaasi, kaas...

Wasiirka amniga Soomaaliya oo kulamo ka wada dalka Serbia + Sawirro

BELGRADE (SMN) - Wasiirka Amniga Gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Belgrade, Serbia, ka dib markii uu casuumaad uga timid dhiggiisa Wasiirka Arrimha Gudaha iyo Amniga Dalka Serbia Mudane Ivica Dačić.   Booqashadan ayaa muujineysa xiriirka xooggan iyo iskaashiga soo jireenka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Serbia, kaas...

SoDMA oo u diyaar garoobaysa ka jawaabista abaar laga cabsi qabo

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta guddoomiyey shirar gaar gaar ah oo looga hadlaayey u diyaar-garowga iyo ka jawaabista abaarta la saadaalinayo ee La-nina kaas oo ka dhacay xarunta dhexe ee SoDMA. Shirkaan oo laba qeyb ahaa ayaa qeybtiisa 1-aad waxaa diiradda lagu saaray ka hortagga abartaan, sidii loo kordhin lahaa wacyigalinta bulshada...

Jubaland Issues Arrest Warrant for Somali President Hassan Sheikh Mohamud

KISMAYO, Somalia — The Jubaland regional administration has issued an arrest warrant for Somali President Hassan Sheikh Mohamud, accusing him of treason, conspiracy with Al-Shabaab, abuse of power, and illegal land appropriation.   This action by the Kismayo District Court escalates the ongoing political tensions between Somalia's federal government and the semi-autonomous state of Jubaland. The move comes after the federal government...

Maxkamadda G/Banaadir oo waaran soo qabasho ah u jartay Axmed Madoobe

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa soo saartay waaran lagu soo xirayo madaxweymaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo 25-kii bishaan dib loogu doortay magaalada Kismaayo   Maxkamadda ayaa ku eedeysay Axmed Madoobe, Khiyaano Qaran, Falal lid ku ah midnimada Qaranka Iyo xog u gudbin dal shisheeye. Sidoo kale Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa lagu fartay taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya Jeneraal...

Benadir court issues arrest warrant for Jubaland leader, heightening tensions

MOGADISHU, Somalia - The Banadir Regional Court issued an arrest warrant for Ahmed Madobe, who was recently re-elected as president of Jubaland, escalating tensions between the Somali government and the regional leader. The court's decision underscores the complex interplay of power and autonomy within Somalia's federal system.   Madobe, who has been at the helm of Jubaland since 2013, was re-elected...

Somali Parliament Approves Election Commission to Transition Away from Clan-Based System

MOGADISHU - Somalia's Federal Parliament on Wednesday unanimously passed legislation to establish the Independent Electoral and Boundaries Commission (IEBC), aimed at improving the transparency and credibility of elections across the nation.   The IEBC, which will oversee voting at all levels of government, is seen as a key move towards implementing a one-person-one-vote system, replacing the clan-based indirect elections that have...

Somali Ambassador Presents Credentials to EU Council President

BRUSSELS — Khadija Osoble Ali, recently appointed as Somalia’s Ambassador Extraordinary and Plenipotentiary to the European Union, officially presented her credentials to Charles Michel, President of the European Council, at a formal ceremony in Brussels on Wednesday.   The event marked a pivotal moment in Somalia-EU relations, with Ambassador Ali emphasizing the critical role of collaboration between the two entities. She...

Xildhibaanada labada Gole oo ansixiyay guddiga doorashooyinka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan wadajir ah ayaa ansixiyay Xubnaha guddiga madaxa-banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha.   169-Xildhibaan ayaa ogol u codeysay, waxaa diiday 6-xildhibaan, mana jirin xildhibaan ka aamusay, isla fadhiga baarlamaanka ayaa lagu dhaariyey xubnaha guddiga. Guddigaan oo ka kooban 18 xubnood waxaa xalay ansixiyey Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda...

WARAR KALE

Milateriga Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe oo Beeniyay Isku Day Afgambi oo Ka Dhan ah Dowladda

BANGUI – Milateriga Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe ayaa si rasmi ah u beeniyay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay inuu jiro qorshe lagu afgambinayo...

Ciidamada Kenya ee AUSSOM oo Xoojiyey Dhaqdhaqaaqyada Ay Ka Wadaan Jubaland

KISMAAYO – Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ee ka tirsan Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa lagu guddoonsiiyay billado sharaf ay...

Taliyaha AUSSOM iyo Madaxa UNMAS oo Ka Wada Hadlay La-dagaallanka Khatarta Walxaha Qarxa ee...

MUQDISHO – Taliyaha Ciidamada Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), Sarreeye Guud Sam Kavuma, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay...