Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Xubnaha mucaaradka iyo Puntland oo taageero u muujiyay Axmed Madoobe

MUQDISHO (SMN) - Xubnaha mucaaradka ee kasoo horjeedo dowladda Soomaaliya iyo maamulka Puntland ayaa taageero buuxda u muujiyay madaxweynaha dib loo doortay ee Jubbaland Axmed Madoobe oo maanta markii saddexaad lagu doortay magaalada Kismaayo.   Sheekh Shariif oo qoraal soo saaray ayaa yiri “Waxaan halkaan ugu hambalyeynayaa Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta Baarlamaanka Jubaland u doortay in uu...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo gaysay gobolka Jubbada Hoose + Sawirro

KISMAAYO (SMN) -  Dowladda Soomaaliya ayaa maanta diyaarado sida ciidamo ka dajisay garoon yar oo ku yaalla deegaanka Raaskambuuni ee gobolka Jubbada Hoose, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah.   Ciidanka la geeyay halkaasi waxaa hoggaaminayo taliyaha guutada 18-aad ee Gorgor, Korneyl Xasan Ciraaqi, waxayna fariisimo cusub ka sameysteen Raaskambuuni. Wararka ayaa sheegaya in ciidamadan ay fulin doonaan howlgal culus...

Senator Ilyaas Badal Gaboose oo isku dhiibay ciidanka amaanka ee Jubaland

KISMAAYO (SMN) - Ilyaas Badal Gaboose ayaa isku dhiibay Taliska Nabad Sugidda ee Maamulka Jubaland kadib markii sida la sheegay uu ka laabtay go’aankiisa ahaa in uu yahay Madaxweynaha cusub ee Maamulka Jubaland.   Gaboose oo ka mid ah mudaneyaasha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa la geeyay mid ka mid ah hoteelada ku yaalla Magaalada Kismaayo, waxaana lagu wadaa...

Ahmed Madobe Secures 3rd Term as Jubaland President Amid Controversy

KISMAYO, Somalia — Ahmed Mohamed Islam, commonly known as Ahmed Madobe, has been re-elected for a third term as the president of Somalia's semi-autonomous Jubaland region, securing 55 votes out of 75 cast by regional parliamentarians in Kismayo.   The election comes amidst significant political tension, as the Somali Federal Government (FGS) in Mogadishu declared the process illegitimate, advocating instead for...

Axmed Madoobe oo mar kale dib loogu doortay madaxweynaha Jubbaland

KISMAAYO (SMN) - Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ka dhacday doorashada madaxweynaha maamulkaasi, waxaana markii saddexaad ku guuleystay Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).   Axmed Madoobe ayaa helay 55 cod, waxaana la tartamay Cabdi Xajiin oo helay 16 cod iyo Abuubakar Cabdi Xasan oo helay 4 cod, sida uu ku dhawaaqay guddoomiyaha golaha wakiilada. Madaxweynaha dib loo doortay...

Jubaland Holds Presidential Election Amidst Tensions With Somali Government

KISMAYO, Somalia — The semi-autonomous region of Jubaland in southern Somalia conducted its presidential election on Monday, amidst ongoing political tensions with the central government in Mogadishu.   Incumbent President Ahmed Madobe is seeking re-election, facing three other candidates in what has been described as an indirect election process, defying the federal push for a one-person, one-vote system. The election in Kismayo,...

Jubbaland Dervish Commander Survives Al-Shabaab Mine Attack in Somali Border Area

Bardera, Somalia - Abbas Ibrahim Gurey, the commander of Jubbaland's Dervish forces, survived an assassination attempt on Monday when a landmine detonated near the Somali-Kenyan border, according to local reports.   The explosion, which occurred in the Gedo region, caused significant damage to Gurey's vehicle but left him and his companions unharmed. Gurey, who heads the local security forces in this...

Somalia mourns as boats carrying nationals capsize off Madagascar

Mogadishu Somalia - Somalia's Foreign Affairs Minister, Ambassador Ahmed Mo'allim Fiqi, addressed a devastating maritime incident near Nosy Iranja, Madagascar, where two boats carrying Somali nationals capsized, leading to the loss of 24 lives.   According to Fiqi, one vessel had 32 passengers on board, with 9 fatalities, while the other carried 38 people, resulting in 15 deaths. The minister conveyed...

Taliyaha ciidamada daraawiishta Jubbaland ee Gedo oo qarax lala beegsaday

GARBAHAAREY (SMN) - Taliyaha ciidamada daraawiishta Jubbaland ee gobolka Gedo, Cabaas Ibraahim Gurey ayaa faah-faahin ka bixiyay qarax miino oo Al-Shabaab ay la beegsadeen, xilli uu marayay deegaanada xiriiriya xadka dalalka Soomaaliya iyo Kenya.   Taliyaha ayaa sheegay in qaraxa uu haleeyay qayb kamid ah gaarigii uu la socday, balse uu ka bad-baaday. Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay in Al-Shabaab ay...

Doorashada Jubbaland oo maanta ka dhaceysa magaalada Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamul goboleedka Jubbaland waxaa saaka ka socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee doorashada hoggaanka maamulkaasi.   Doorashadan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa saaka lagu soo dooran doonaa madaxweynaha cusub ee Jubbaland ee hoggaamin doono 5 sano ee soo socota. Illaa afar musharrax oo uu ku jiro madaxweynaha hadda talada haya...

WARAR KALE

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...

Somaliland Leader Meets Israeli Defence Minister as Both Sides Signal Deeper Security Ties

JERUSALEM, June 17 – Israeli Defence Minister Israel Katz said on Tuesday that Israel and Somaliland had cooperated for years on a series of...