Dagaal beeleed khasaare gaystay oo xalay ka dhacay duleedka Wanlawayn
WANLAWAYN (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed khasaare gaystay xalay ka dhacay duleedka degmada Wanlawayn ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Dagaalka oo ahaa mid xoogan ayaa u dhexeeyay laba maleeshiyo beeleed oo ku dagaaalamay deegaanka Dacarta oo hoostaga degmadaasi.
Wararka ayaa sheegaya in dagaalkii xalay uu sababay khasaare leh dhimasho iyo dhaawac, waxaana ku dhintay...
Soomaaliya oo ka qayb-gashay shirka Baarlamaanada Adduunka + Sawirro
GENEVA (SMN) - Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ayaa Magaaladda Geneva ee wadanka Switzerland uga qeybgalay furitaanka kalfadhiga 149-aad Ee Shirka Baarlamaanka Aduunka IPU.
Shirka waxaa sanadkan looga hadlayaa ka faa’iidaysiga sayniska, teknoolojiyada iyo hal-abuurka (STI) si loo helo...
Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo la kulmay ku simaha Safiirka Suudaan
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabbilay Mudane Ammar Axmed Babiker, Ku-simaha Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan ee Soomaaliya.
Kulanka waxa diiradda lagu saaray xiriirka taariikhiga ah ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Suudaan, iyadoo la isku raacay in la xoojiyo iskaashiga dhinacyada kala duwan.
Labada dhinac waxay adkeeyeen muhiimadda xiriirka laba geesoodka ah iyo wada shaqeynta arrimaha...
Somali PM Opens 7th National Economic Forum in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia — Amidst the vibrant atmosphere of Mogadishu's political and economic scene, Prime Minister Hamza Abdi Barre officially kicked off the 7th National Economic Policy Forum, marking a significant event in Somalia's journey towards economic revitalization.
The forum, which commenced on Monday, stands as a beacon of hope and strategy for a nation striving to overcome decades of economic...
Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu maanta daah-furay R/W Xamza?
MUQDISHO (SMN) — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirka 7-aad ee Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka. Shirka oo socon doona labo maalmood ayaa diiradda lagu saarayaa horumarinta dhaqaalaha iyo siyaasadaha lagu taageerayo kobaca dhaqaale ee dalka.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku boorriyay in la xoojiyo iskaashiga dowladda iyo ganacsiga gaarka...
Agaasimaha hay’adda Socdaalka oo tababar ka furay Nairobi + Sawirro
NAIROBI (SMN) - Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Ahmed Said Mohamed ayaa maanta magaalada Nairobi ka furay tababar ku saabsan baarista iyo xaqiijinta dukumintiyada oo ay ka qeyb galayaan saraakiil ka tirsan Hay’adaha Socdaalka Soomaaliya iyo Kenya, Baarayaal ka tirsan laanta Baarista Dambiyada ee CID iyo Hay’adda Diiwangelinta Dadwaynaha.
Agaasime Axmed Siciid ayaa ugu horayn uga mahadceliyay...
Clashes in Somalia’s Luuq District Leave Casualties, Escalate Tensions
LUUQ, Somalia – Intense fighting erupted last night in the Luuq district of Somalia's Gedo region, near the Kenyan border, leading to casualties and further straining local tensions. The conflict, which began between two rival tribal militias with longstanding disputes, has escalated into confrontations, severely impacting civilian life and movement within the city.
According to local sources, the overnight skirmishes...
Somalia’s Afgooye District in Tension After Four Soldiers Killed, Locals Protest
AFGOOYE, Somalia – Tensions are escalating in Afgooye district following the killing of four soldiers on October 21, 2024, with local residents taking to the streets in protest. The demonstrators allege that the soldiers were victims of a setup within their own ranks, pointing fingers at other government forces involved in a local operation.
The protest saw residents demanding justice,...
SoDMA boss Engages with Turkish Ambassador to Enhance Cooperation
MOGADISHU, Somalia – In a bid to bolster disaster response and humanitarian aid coordination, SoDMA Commissioner Mahamuud Moallim hosted a significant meeting on October 14, 2024, with Turkish Ambassador Alper Aktas and representatives from AFAD Turkey and the Turkish Red Crescent.
This engagement underscores the deepening ties between Somalia and Turkey, focusing on disaster management strategies and aid effectiveness.
Commissioner Moallim...
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal beeleed ka dhacay degmada Luuq
LUUQ (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay dagaal beeleed khasaare gaystay uu ka dhacay gudaha degmada Luuq ee gobolkaasi.
Dagaalka oo ahaa mid xoogan ayaa u dhexeeyay laba maleeshiyo beeleed oo in muddo ah isku horfadhiyay gudaha dgemadaasi.
Wararka ayaa sheegaya in dagaalkii xalay uu sababay khasaare leh dhimasho iyo dhaawac, sidoo kalena uu saameyn ku...











