Hormuud oo war kasoo saartay dil ka dhacay xarunteeda Bakaaraha
MUQDISHO (SMN) - Maanta oo taariikhdu tahay Talaado, 15, Aktoobar 2024, abaare 7:30 subaxnimo waxaa Xarunta shirkadda ee Hormuud Telecom yimid laba qof oo rag ah oo wata darays ciidan oo doonayay in lamber aysan lahayn ay kala baxaan lacago.
Kadib maxaa dhacay?
Labada nin mid ka mid ah wuxuu soo galay xarunta, halka kan kalena uu mooto bajaaj ay la...
Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo qaabilay wakiilka QM
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Sii hayaha Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa wada-shaqeynta ka dhaxaysa Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, iyadoo si gaar ah looga hadlay taageerada qorshooyinka mudnaanta u...
Somalia Offers Scholarships to Sudanese Students, Honors Historic Educational Support
MOGADISHU, Somalia — In a move aimed at deepening educational collaboration and acknowledging past solidarity, the Somali Ministry of Education has introduced a scholarship program tailored for Sudanese students who are currently living in Somalia.
This initiative is seen as a gesture of gratitude and reciprocity, reflecting Somalia's appreciation for Sudan's support during Somalia's times of turmoil when educational infrastructure...
DF Soomaaliya oo deeq waxbarasho siineyso ardeyda Suudaan
MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa shaacisay in ay deeq waxbarasho siineyso ardayda u dhalatay dalka Suudaan ee ku nool Soomaaliya, maadaama Suudaan ay abaal weyn ku leedahay dadkeena oo muddo dheer ardayda Soomaaliyeed ka caawineysay waxbarashada.
“Dowladda Suudaan waxa ay ka mid tahay dowladaha aan la ilaawi karin ee dalkeenna iyo dadkeenna soo garab istaagay dhanka u fidinta...
Somali Delegation Engages in Global Science and Technology Discussion at IPU Assembly
GENEVA, Switzerland — A delegation from the Somali Parliament, spearheaded by Deputy Speaker Abdullahi Abshirow, is currently participating in the 149th Assembly of the Inter-Parliamentary Union (IPU) here in Geneva.
The assembly, which is drawing representatives from parliaments worldwide, focuses on the theme "Harnessing Science, Technology and Innovation (STI) for a more peaceful and sustainable future."
The event, which commenced on...
Somali FM Meets Sudanese Chargé, Discusses Bilateral Ties and Regional Issues
MOGADISHU, Somalia — On Monday, at the Ministry of Foreign Affairs headquarters, Somali Foreign Minister Ambassador Ahmed Moalim Fiqi engaged in a comprehensive dialogue with Sudan’s Chargé d’Affaires, Mr. Ammar Ahmed Babiker.
The meeting's agenda centered around enhancing the bilateral relations between Somalia and Sudan, alongside addressing critical regional developments.
The discussions highlighted a mutual desire to deepen economic, political, and...
Dagaal beeleed khasaare gaystay oo xalay ka dhacay duleedka Wanlawayn
WANLAWAYN (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed khasaare gaystay xalay ka dhacay duleedka degmada Wanlawayn ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Dagaalka oo ahaa mid xoogan ayaa u dhexeeyay laba maleeshiyo beeleed oo ku dagaaalamay deegaanka Dacarta oo hoostaga degmadaasi.
Wararka ayaa sheegaya in dagaalkii xalay uu sababay khasaare leh dhimasho iyo dhaawac, waxaana ku dhintay...
Soomaaliya oo ka qayb-gashay shirka Baarlamaanada Adduunka + Sawirro
GENEVA (SMN) - Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ayaa Magaaladda Geneva ee wadanka Switzerland uga qeybgalay furitaanka kalfadhiga 149-aad Ee Shirka Baarlamaanka Aduunka IPU.
Shirka waxaa sanadkan looga hadlayaa ka faa’iidaysiga sayniska, teknoolojiyada iyo hal-abuurka (STI) si loo helo...
Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo la kulmay ku simaha Safiirka Suudaan
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabbilay Mudane Ammar Axmed Babiker, Ku-simaha Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan ee Soomaaliya.
Kulanka waxa diiradda lagu saaray xiriirka taariikhiga ah ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Suudaan, iyadoo la isku raacay in la xoojiyo iskaashiga dhinacyada kala duwan.
Labada dhinac waxay adkeeyeen muhiimadda xiriirka laba geesoodka ah iyo wada shaqeynta arrimaha...
Somali PM Opens 7th National Economic Forum in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia — Amidst the vibrant atmosphere of Mogadishu's political and economic scene, Prime Minister Hamza Abdi Barre officially kicked off the 7th National Economic Policy Forum, marking a significant event in Somalia's journey towards economic revitalization.
The forum, which commenced on Monday, stands as a beacon of hope and strategy for a nation striving to overcome decades of economic...










