Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia says it welcomes Egypt’s offer to deploy peacekeepers there

MOGADISHU, Somalia — Somalia says Egypt has offered to deploy peacekeeping troops to the Horn of Africa nation in a security partnership that is emerging as the mandate of a long-time group of African Union peacekeepers winds down.   Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi on Thursday attended a summit in the Eritrean capital, Asmara, where he and the leaders of Somalia...

War-murtiyeed laga soo saaray shirka saddex geesoodka ah ee Asmara

ASMARA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeybgalay shir madaxeed saddex geesood ah oo ka dhacay magaalada Asmara, caasimadda dalka Ereteriya, maalinimadii shalay oo ku beegneyd 10-ka Oktoobar sanadka 2024.   Shirkan waxaa martigaliyey Madaxweynaha Ereteriya Mudane Isaias Afwerki, waxaana sidoo kale ka qeybgalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar Mudane Abdel Fattah El-Sisi. Madaxda saddexda...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay safiirka Switzerland ee Bariga Afrika

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) Md. Maxamuud Macallin Cabdulle oo ku gudajira socdaal shaqo oo uu maalmahan ku joogay magaalada Nairobi ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Safiirka Dowladda Switzerland ee qaabilsan waddamada Bariga Africa oo ay ku jirto Soomaaliya Ambassador Mirko Giulietti.   Kulanka waxaa diiradda lagu saaray guud ahaan xaaladaha bani’aadannimo ee dalka, sidii looga...

Sawirro: Madaxweyne Xasan oo u tegay ciidanka cirka ee lagu tababarayo Eritrea

ASMARA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, intii uu ku guda jiray booqashadiisa dalka Eritrea, ayaa kormeeray xerada ay ku tababaranayaan Ciidamada Cirka Soomaaliyeed.   Madaxweynaha ayaa warbixinno ka dhageystay saraakiisha iyo taliyeyaasha hoggaaminaya, isagoo ku bogaadiyey horumarka ay ka sameeyeen tababarka. Sidoo kale madaxweynaha ayaa ciidamada ku boorriyay in ay sii xoojiyaan dadaalkooda, isaga oo xusay in...

R/W Xamza oo xarigga ka jaray waddo laami ah oo laga hirgeliyay Garasbaaley

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo cusub oo Laami ah, taas oo laga hirgeliyey Degmada Garasbaaley ee Gobolka Banaadir, iyada oo fududueyn doonta isku socodka dadka iyo gaadiidka.   Waddadan oo lagu magacaabo Macaani, ayaa lagu dhisay canshuurta laga qaado bulshada ku nool gobolka Banaadir, taas oo qayb ah...

Shirkii Asmara oo aad loogu difaacay madax-banaanida Soomaaliya

ASMARA (SMN) - Madaxweynayaasha Masar, Ereteriya iyo Soomaaliya oo Asmara kulan ku yeeshay Khamiistii shalay ayaa ku heshiiyay in la difaaco madax-banaanida Soomaaliya, lagana taageero dhismaha Ciidan qaran oo awood u leh ilaalinta xuduudahooda berriga iyo badda, sida lagu sheegay war-murtiyeed ay si wadajir ah u soo saareen 3da hogaamiye.   Tallaabadan ay isbahaysiga ku sameysteen dalalkan ayaa Itoobiya ku go’doominaya...

Qaraar ku saabsan Soomaaliya oo loo gudbiyay Qaramada Midoobay

NEW YORK (SMN) - Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay loo gudbiyay qaraar ku saabsan sidii Soomaaliya looga caawin lahaa dib u habeynta xuquuqul insaanka iyo dib u cusboonaysiinta shaqada gudiga khubarada madaxa bannaan ee Soomaaliya.   Simon Manley, Wakiilka Joogtada ah ee Ingiriiska u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa bogaadiyay dadaalka Soomaaliya ay ugu jirto ilaalinta Xuquuqda Aadanaha kadib markii bishii...

Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin xasaasi ah oo ka kooban 30 qodob

MUQDISHO (SMN) - 1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Asmara wadahadal kula yeeshay Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki oo ay ka wadahadlayaan xoojinta xiriirka labada dal iyo arrimaha gobolka.   2-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulanka Golaha Wadatashiga Qaran oo weli ka socda magaalada Muqdisho. 3-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo tababar heerkiisu sareeyo u soo xiray ilaa iyo...

UK and Somalia Seek UN Human Rights Council Support for Somalia’s Reforms

GENEVA, Switzerland - UK and Somalia Seek UN Human Rights Council Support for Somalia's Reforms - The United Kingdom and Somalia jointly presented a resolution at the United Nations Human Rights Council (UNHRC) on Thursday, seeking to extend technical assistance for Somalia's ongoing human rights reforms and to renew the mandate of the Independent Expert on Somalia.   Simon Manley, the...

Egypt, Eritrea, and Somalia Pledge Unity in Asmara Summit, Aiming to Counter Regional Tensions

Asmara, Eritrea - In a significant diplomatic move, the leaders of Egypt, Eritrea, and Somalia concluded a tripartite summit in Asmara, Eritrea, affirming their commitment to respect sovereignty and territorial integrity across the Horn of Africa. The summit, held amidst rising regional tensions, was attended by Egyptian President Abdel Fattah el-Sisi, Eritrean President Isaias Afwerki, and Somali President Hassan Sheikh...

WARAR KALE

Kheyre Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka Ka Socda Jalalaqsi

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo colaadda iyo dagaallada sokeeye ee...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo dagaallada ka...

Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa walaac iyo murugo xooggan ka muujisay dagaallo iyo falal beegsi ah oo labadii maalmood...

Somalia urges immediate end to clan clashes in Hiraan, warns against online incitement

MOGADISHU – Somalia's Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation on Saturday expressed deep concern over deadly clashes between rival clans in the Jalalaqsi district...