Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweynaha dalka Masar oo gaaray magaalada Asmara + Sawirro

ASMARA (SMN) - Kadib Casuumaad uu ka helay Madaxweyne Isaias Afwerki, Madaxweynaha Masar Abdel Fattah el-Sisi iyo wafdi uu hogaaminayo, ayaa gaaray magaalada Asmara, hore ee maanta, halkaas oo booqasho rasmi ah u jooga Madaxweyne Xasan Sheekh.   Madaxweyne el-Sisi iyo wafdigiisa oo ay ka mid yihiin Wasiirka Amniga Qaranka, Madaxa Golaha Wasiirada Madaxtooyada, iyo iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda, ayaa waxaa...

Somali Elite Forces To Withdraw from Gedo Region Amidst War On Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia — In a strategic military redeployment, President Hassan Sheikh Mohamud has ordered the withdrawal of Somalia's elite Gorgor forces from the Gedo region, sources confirmed.   The move, which has seen the troops return to their original bases, marks a significant shift in the deployment strategy of one of Somalia's most effective military units. According to former Member of Parliament...

Egypt’s al-Sisi Heads to Eritrea for Talks on Regional Stability

Cairo, Egypt - Egyptian President Abdel Fattah al-Sisi is due to arrive in Eritrea on Thursday for high-level talks focused on bolstering regional stability and deepening bilateral relations, an Egyptian presidency spokesperson announced.   The visit, taking place against the backdrop of escalating geopolitical tensions in the Horn of Africa, aims to address pressing issues including economic cooperation, security challenges, and...

Somali President holds extensive bilateral talks with his Eritrean counterpart

ASMARA, Eritrea  - Eritrea's President Isaias Afwerki and President Hassan Sheikh Mohamud held extensive talks on bilateral, regional and international issues of common interest at State House yesterday evening.   The two leaders underscored the imperative of further bolstering the bilateral cooperation of the two sisterly countries in the heavy tasks of the maintenance of the sovereignity, territorial integrity, independence, and...

Ciidamada SSC iyo kuwa Somaliland oo ku dagaalamay duleedka Buuhoodle

BUUHOODLE (SMN) - Ciidamo kala taabacsan maamullada SSC-Khaatumo iyo Somalilad ayaa lagu soo warramayaa inay xalay ku dagaalameen deegaan hoostaga magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Togdheer.   Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheegay in dagaalka uu yimid ka dagaal markii ay ciidamada Somaliland yimaadeen deegaanka  Qorilugad oo ay difaac uga jireen ciidanka SSC. Sidoo kale waxaa jiro khasaare dhimasho iyo dhaawacba...

Somalia and UAE discuss parliamentary cooperation

ABU DHABI, 9th October, 2024 (WAM) -- Saqr Ghobash, Speaker of the Federal National Council (FNC), discussed with Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe, Speaker of the House of the People of the Federal Republic of Somalia, several bilateral issues of mutual interest.   The two sides reviewed the development of relations between the two countries and explored ways to enhance them...

Sawirro: Mahad Salaad oo la kulmay aqoonyahanada kasoo jeeda Galmdug

MUQDISHO (SMN) - Qaar ka mid ah Maamulka, Macalimiinta Jaamacadaha iyo schoolada dalka ee ka soo jeeda Galmudug oo kulan la qaatay Murasharrax Madaxweyne Mahad Maxamed Salaad.   Kulankaan ayaa ujeedkiisu ahaa sidii Musharraxa iyo bahda aqoonyahanada Galmudug ay isaga kaashan lahaayeen Nabadaynta iyo Horumarka deegaanada Galmudug. Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa is waraysi kadib ballan qaaday in uu xiriir joogta ah...

Ciidamada Gorgor oo laga soo saaray gobolka Gedo iyo Sababta ka dambeysa

GARBAHAAREY (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in bilihii lasoo dhaafay ciidamada Gorgor si tartiib ah looga soo saaray deegaanadii ay kaga sugnaayeen gobolkaasi.   Macluumaadka la helayo ayaa sheegaya in amarka lagu soo raray ciidamadaas uu bixiyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kadibna sidaas lagu soo celiyay ciidamada. Xildhibaan hore Maxamed Abuukar Aweys oo ka tirsanaa baarlamaanka Jubbaland ayaa...

Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay dhiggiisa dalka Imaaraadka + Sawirro

ABU DHABI (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta kula kulmay dhigiisa Baarlamaanka Dowladda Imaaraadka Carabta Mudane Saqr Ghobash.   Kulanka ayaa diirada lagu saaray xoojinta xiriirka labada dowladood gaar ahaan labada baarlamaan, iskaashiga iyo wada shaqeynta labada dhinac iyo sidii kor loogu qaadi lahaa. Guddoomiye...

Madaxweynaha Masar oo ku wajahan dalka Eritrea + Qorshihiisa

QAAHIRA (SMN) - Madaxweynaha dalka Masar, Abdel Fattah al-Sisi, ayaa lagu wadaa in maanta uu booqdo Magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea, sida uu sheegay afhayeenkiisa.'   Madaxweyne Al-Sisi ayaa halkaasi kula kulmi doona dhigiisa dalka Eritrea, Isaias Afwerki, si ay uga wada-hadlaan xiriirka labada dhinac iyo dadaallada lagu xoojinayo xasilloonida iyo amniga Geeska Afrika. Booqashadan ayaa imaaneysa maalin keddib markii Magaalada...

WARAR KALE

Israaiil oo ciidamada usoo dirtay maamulka Soomaaliland

MUQDISHO - Mas'uul sare oo ka tirsan dowladda federaalka Soomaali ayaa sheegay in 50 askari oo ka tirsan ciidanka Israaiil, kuwaas oo asal ahaan...

Somalia Takes Part in Islamic Data Protection Network Meeting in Turkey

ISTANBUL – Somalia's Director General of the Public Data Protection Authority, Mohamed Nur Olow, took part in the second meeting of the Executive Committee...

Somalia Condemns Abuse of Young Woman After Video Circulates Online

MOGADISHU – Somalia's Ministry of Family and Human Rights Development has strongly condemned what it described as a "barbaric" assault on the dignity and...