Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali FM Returns to Hero’s Welcome After UNGA Advocacy for Sovereignty

MOGADISHU, Somalia — Somali Foreign Minister Ambassador Ahmed Moalim Fiqi returned to a rousing welcome at Aden Adde International Airport on Sunday, following his participation in the United Nations General Assembly (UNGA) in New York.   His arrival was marked by a significant show of support, with Members of Parliament, Senators, Ambassadors, and senior Ministry of Foreign Affairs staff present to...

Ethiopian Military Chief Declares Somalia’s Security Reliance on Ethiopian Forces

ADDIS ABABA — In a candid interview with Ethiopian state television, General Birhanu Jula, Chief of General Staff of the Ethiopian National Defense Force, has once again voiced his criticism towards the Somali government, underscoring its dependency on Ethiopian military support.   General Jula stated, "The Somali military and President Hassan Sheikh do not possess the capability to manage Mogadishu, let alone...

Ciidanka Boolis Milataaro & kuwa NISA oo howlgal ka sameeyay duleedka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada Boolis Milataaro iyo kuwa Nabad-sugidda Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo culus oo amni xaqiijin ah waxa ay ka sameeyeen deegaanka Jasiira ee duleedka Muqdisho.   Ciidamada ayaa si gaar ah howlgallada uga fuliyay waddada dheer ee aada Jasiira iyo xaafadaha deegaankaasi, si looga hortego falalka ammaan darrida ah. Sidoo kale arrintan ayaa keentay in isbeddal wayn laga...

Birhanu Jula: DF oo aan Muqdisho maamuli karin, lama dagaalami karto Itoobiya 

ADDIS ABABA - General Birhanu Jula, taliyaha Ciidamada militeriga Itoobiya ayaa markale u gefay dowladda Soomaaliya, oo ku tilmaamay mid dafiic ah, oo xitaa aysan maamuli karin magaaladda Muqdisho, iyadoo aysan haysan taageeradda Ciidamada Itoobiya.   Wareysi uu siiyay TV-ga dowladda Itoobiya ayuu General Birhanu Jula ku sheegay in Ciidamada Itoobiya la'aantood aysan jiri lahayn dowladda Soomaaliya, islamarkaana Al-Shabaab kala wareegi lahayd...

Sawirro: Wasiir Fiqi oo si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka Aadan Cadde

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay.   Wasiirka iyo Wafdigiisa ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay Garoonka Caalamiga ee Aadan Cade, kadib safar howla shaqo ah oo uu ugu maqnaa dalka dibaddiisa, Munaasabadda soodhaweyta ayaa waxaa ka qeybgalay qaar kamid ah...

Somalia’s Education Minister Chairs Emergency Committee on Education At SoDMA’s HQs

MOGADISHU, Somalia - The Minister of Education for Somalia, His Excellency Farah Abdulkadir, led a crucial meeting of the National Emergency Committee today at its headquarters, emphasizing the government's active approach to tackling educational challenges amidst national crises.   The session, convened against the backdrop of efforts to strengthen Somalia's educational infrastructure, highlighted the ministry's dedication under Abdulakdir's guidance to confront...

Airstrikes Intensify in Central Somalia in Ongoing Battle Against Al-Shabaab

DHUUSAMAREB, Somalia - Central Somalia's Galgaduud region was the scene of renewed airstrikes early today, targeting Al-Shabaab militants in an escalation of the government's offensive against the Islamist group. The areas struck included Barag Sheikh Amir and Hussein Cagey, recognized havens for Al-Shabaab.   These airstrikes follow closely on the heels of similar actions in Eeldheer, a district previously reclaimed from...

Faah-faahino kasoo baxaya duqeyn saaka ka dhacday gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeymo xoogan oo saaka diyaarado dagaal ay ka fuliyeen qaybo kamid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.   Duqeynta oo si gaar ah uga dhacay deegaanada Baraag Sheekh Caamir iyo Xuseen Cageey ayaa waxaa lagu beegsaday xubno ka tirsan Al-Shabaab. Ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerarkan cirka ah, waxaana weli...

Sawirro: Booliska oo gacanta kusoo dhigay koox ciyaar weero ah

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka, gaar ahaan kuwa Booliska ayaa xalay gacanta kusoo dhigtay koox ciyaal weero ah oo loo haysto inay dhibaato ka gaysteen magaalada Muqdisho.   Qoraal kasoo baxay taliska Booliska ayaa lagu sheegay in lasoo xiray illaa 44 eedeysane oo loo haysto inay yihiin weero, ayna dhibaato ka gaysteen garoonka ciyaaraha ee Eng. Yariisow Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:- Howlgal...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay Wasiir Faarax C/qaadir?

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa guddoomiyay kulan ay xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA ku yeesheen Guddiga Qaran ee Gurmadka kaas oo looga hadlay qodobo kala duwan iyo howlaha kale ee guddiga u qorsheysan.   Kulanka waxaa looga hadlay Xarig-jarka xarunta cusub ee daryeelka dhaawacyada u baahan gurmadka deg-degga ah oo laga hirgaliyay gudaha Isbitaal Madiina. Dhinaca...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya oo Garab Istaag u Muujisay Dowladda Qatar Kadib Dhacdadii Ka Dhacday Ras...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay garab istaag iyo taageero buuxda oo ay u fidinayso Dowladda Qatar, kaddib dhacdadii ka dhacday xarun gaas oo...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo kula kulmay masuuliyiin sare oo ka socday Qaramada Midoobay

BAYDHABO, Juun 23 – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Talaadadii magaalada Baydhabo kula kulmay wafdi sare oo ka socday Qaramada...

South West State Leader Meets UN Officials to Discuss Governance and Stability

BAIDOA, Somalia, June 23 - South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Adan Madobe, held talks with senior United Nations officials in...