Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiir Cali Balcad oo shir caalami ah uga qayb-galay Mareykanka + Sawirro

WASHINGTON (SMN) - Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa guddoomiyay Shirka Wasiirrada Isbahaysiga Caalamiga ah ee la-dagaalanka ISIS oo ka dhacay magaalada Washington DC.   Shirka oo uu Soomaaliya uga ka qeybgalay Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda mudane Cali Cumar ayaa looga hadlay sidii looga hortagi lahaa argagixisada ay kow ka tahay kooxda ISIS, waxaana isbahaysigan oo ka kooban 87 waddan...

Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska oo qaaday tallaabadii ugu horreysay + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Amniga XFS mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag  iyo Taliyaha cusub ee Ciidanka  Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa maanta kormeeray Xarunta Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, halkaasi oo uu si diirran ugu soo dhoweeyay Taliyaha xilka ka dagaya ee Ciidanka Boliiska Somaaliyeed  Sarreeye Gaas Sulub Axmed Firin.   Wasiirka  iyo Taliyaha ayaa u kuur galay hannaanka...

Turkiga oo markab sida gargaar u soo diray Soomaaliya + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Dowladda aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Turkiga ayaa Soomaaliya u soo dirtay Markab sida shixnad gargaar ah, kaas oo loogu talagalay dadka nugul iyo kuwa dantayar, waxana uu ku yimid dalab dhawaan hay’adda SoDMA u dirtay dalkaas.   Markabkaan ayaa shalay ka soo shareecday dakedda Turkiga, isagoo oo ay halkaas ka soo sagootiyeen madaxda iyo shaqaalaha Hay’addaha kala...

A Diplomatic Crossroads: Why Somalia’s Future Hinges on Stability Over Political Games

At a pivotal moment in Somalia’s history, a few Parliamentarians are pushing for a motion of no confidence against Foreign Minister Ambassador Ahmed Moalim Fiqi. This controversial move, driven by personal interests rather than national concerns, comes just as Somalia is reclaiming its place on the global stage.   The stakes couldn’t be higher. With regional tensions mounting and Somalia making...

European Union Releases €9 Million Budget Support to Somalia

BRUSSELS, Belgium — The European Union has announced a €9 million budget support payment to the Federal Government of Somalia, acknowledging the country's progress in maintaining macroeconomic stability and advancing key reforms in public financial management.   This financial aid aims to bolster Somalia's efforts to enhance governance and economic stability. The EU's decision reflects confidence in Somalia's commitment to implementing...

Midowga Yurub oo malaayiin dollar u ballan qaaday Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) -  Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shir muhiim ah waxa uu la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Ms. Karin Johansson iyo xubno ka tirsan Xafiiskeeda, iyada oo kulanka diiradda lagu saaray arrimo badan oo ay ka mid yihiin hannaanka dib-u-habeynta iyo horumarinta Maaliyadda guud ee dalka iyo taageerada Midowga Yurub ee Dowladda...

Madaxweynaha Masar oo shaaciyay sababta uu difaacayo Madax-banaanida Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Masar Abdel Fattah Al-Sisi ayaa xaqiijiyay in dalkiisu uu difaacayo madax-banaanida, midnimada iyo xasiloonida Soomaaliya, isagoo xusay in taageeradaas aysan la xiriirin xiisada kala dhaxaysa dalka Itoobiya.   “Soomaaliya kuma taageerno Itoobiya darteed. Waxanu u taageernay inay tahay dal aan walaalo nahay oo mudo 30 sano ah kusoo jiray xaalad degenaansho la’aan ah iyo xasilooni darro,” ayuu yiri...

Al-Sisi reiterates Egypt’s support for Somalia stability

CAIRO, Egypt - Egyptian President Abdel Fattah Al-Sisi has affirmed his country’s support for the unity and stability of Somalia, noting the country’s ongoing instability.   “We don’t support Somalia because of Ethiopia. We support them because they have been in a state of instability for 30 years,” President Al-Sisi said during a conversation with a number of dignitaries on the...

Daawo: Kulankii maanta ee Golaha Shacabka oo kooram la’aan u baaqday

MUQDISHO (SMN) – Waxaa maanta kooram la’aan u baaqday kulan ay lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka, kadib markii ay soo xaadiri waayeen inta badan xubnaha golaha.   Kulanka maanta ayaa la filayay inuu golaha kala qayb-galo wasiirka wasaaradda beeraha iyo waraabka Maxamed Cabdi Xayire (Maareeye) balse waxaa uu u baaqday kooram la'aan. Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Cabdullaahi Cumar Abshirow oo kulanka...

Dib u habeyn lagu sameeyay Xeerka Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shir lagu soo bandhigaayay Dib-u-habeynta lagu sameeyay Xeerka Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir.   La-Taliyaha Sharciga iyo Xafiiska Garyaqaanka Gobalka Banaadir ayaa soo bandhigay dib-u-habeynta lagu sameeyay xeerkaan oo in muddo ah laga shaqeenaayay iyo muhiimada ay u leedahay Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir, taasi oo...

WARAR KALE

Eastern Libya Bans Entry of Nationals From Four African Countries Amid Migration Crackdown

BENGHAZI, Libya, June 24, 2026 – Authorities in eastern Libya have banned the entry of nationals from Sudan, Eritrea, Ethiopia and Somalia, saying the measure...

Somalia Holds Information Officers Meeting to Coordinate Government Messaging Ahead of Independence Celebrations

MOGADISHU, June 24, 2026 – Somalia's Information Minister Abdifatah Qasim Mahmoud chaired a monthly meeting of information offices from federal government institutions on Wednesday, as...

Somalia Signs Contract for Key Road Studies Linking Central Regions to Indian Ocean Coast

MOGADISHU, June 24, 2026 – Somalia's Ministry of Public Works, Reconstruction and Housing on Tuesday signed a contract for feasibility studies and design work...