Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia and UAE Strengthen Strategic Partnership at UNGA79 In New York

New York - In a significant diplomatic engagement at the 79th session of the United Nations General Assembly, Somalia and the United Arab Emirates have reaffirmed their commitment to deepening bilateral relations.   Sheikh Shakhboot Nahyan Al Nahyan, UAE Minister of State, concluded fruitful discussions with his Somali counterparts, highlighting the robust partnership between the two nations. The talks, centered around enhancing...

Ciidanka Puntland oo gacanta kusoo dhigay nin loo haysto burcadbadeednimo

GAROOWW (SMN) - Hawlgal ay si wadajir ah ufuliyeen Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan Saldhiga Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal iyo Ciidanka PMPF ayaa saaka aroor nimadii gacnta ay ku soodhigeen Cabdiqani Dayib Awnuur (Soolle) kaas oo kamid ahaa Burcad badeedii qabsaday Markabkii MV ABDALLA ee laga alahaa dalka Bangaladesh.   Ciidanka oo lasocday xogta eedaysane Cabdiqani Dayib Awnuur (Soolle) ayaa...

Ra’iisul wasaare Xamza oo arrimo xasaasi ah kala hadlay Imaaraadka Carabta + Sawirro

NEW YORK (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ku sugan madasha kalfadhiga Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, ayaa kulan la yeeshay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Imaaraadka Carabta, Sheekh Shakhboot Nahyan al Al Nahyan.   Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasiiro Dowlaha ayaa ka wada hadlay adkeynta iskaashiga iyo xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya Soomaaliya...

Hay’adda SoDMA oo is-afgarad muhiim ah la saxiixatay qaar kamid ah jaamacadaha dalka

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ayaa is-afgarad la xariira cilmi-baarista musiibooyinka, tababarrada iyo soo saarista cudud shaqaale oo taqasus u leh cilmiga maareeynta khataraha musiibooyinka, la saxiixatay qaar kamid ah jaamacadaha dalka.   Jaamacadahaan oo ku mideysan Dalladda Jaamacadaha ee u Adkaysiga Musiibooyinka iyo Isbaddalka Cimillada (Universities Consortium for Disaster and Climate Resilience) waaxaa Is-afgaradkaan u saxiixay Guddoomiyaha Jaamacadda Simad...

Madaxweyne Xasan oo madaxtooyada ku qaabilay dhalinyaro + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed, isaga oo kala hadlay arrimo muhiim ah   Ugu horreyn madaxweynaha ayaa dhalinyarada la wadaagay xaaladda dalka, qorshaha difaaca midnimada iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda, guulaha laga gaaray dagaalka lagu ciribtirayo Al-Shabaab iyo dowlad-dhiska Soomaaliya. Sidoo kalw Madaxweynaha ayaa dhallinyarada ka dhageystay...

Somali Army Conducts Major Operation Against Al-Shabaab in Lower Shabelle Region 

MOGADISHU, Somalia — The Somali National Army executed a significant military operation in the Awdheegle district of the Lower Shabelle region today, targeting Al-Shabaab militants, according to reports from local government officials.   The operation, which involved the 175th Division of the 17th Eagle Brigade and the 146th Division of the 14th October Brigade, was launched in the Jowhar-Awdheegle area, approximately...

Somalia Appoints Sulub Ahmed as Deputy Transport Minister

MOGADISHU, Somalia — Major General Sulub Ahmed has been appointed Deputy Minister of Transport and Civil Aviation for Somalia, a role he assumed last night, signaling a significant shuffle within the federal government's transportation leadership.   The announcement comes when Somalia focuses on infrastructure development and enhancing its aviation and civil transport sectors amidst ongoing security concerns. Major General Ahmed's background,...

U.S. and Somalia Forge Path on Security and Stability at UNGA Meet

NEW YORK — Somali PM Hamza Abdi Barre met with U.S. Assistant Secretary of State for African Affairs Molly Phee on the sidelines of the United Nations General Assembly (UNGA) in New York, focusing on deepening bilateral relations and regional security issues.   The discussions, held during the high-level week of September 25, 2024, at UNGA, covered critical areas such as...

Somalia Cabinet Endorses Appointment of Asad Diyano as New Police Commissioner

MOGADISHU, Somalia — The Cabinet of Somalia, during its weekly meeting, has given the green light to the Ministry of Internal Security's proposal to appoint General Asad Osman as the new Commissioner of the Somali Police Force.   General Osman, known for his previous engagements in regional security and political spheres, as evidenced by his posts on X, steps into this...

Sawirro: Golaha Wasiirada oo ansixiyay magacaabista Taliye Asad Diyaano

MUQDISHO (SMN)  - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kualankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee magacaabidda Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, kaas oo loo magacaabay Generaal Asad Cismaan Cabdullaahi.   Taliyaha cusub ee Goluhu ansixiyey, ayaa ah sarkaal aqoon iyo khibrad u leh arrimaha ciidammada, isaga oo intii u dhaxeysay sanadihii 2007 ilaa 2018...

WARAR KALE

Somali Prime Minister Arrives in Galmudug for Talks With Regional President

DHUSAMAREB, Somalia – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre arrived in the central city of Dhusamareb on Wednesday for an official visit to Galmudug...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray Dhuusamareeb, kulan la yeeshay Madaxweynaha Galmudug

DHUUSAMAREEB – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa Arbacadii gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo si diirran loogu soo...

Puntland Announces New Security Measures, Warns Against Unauthorized Militias and Federal Activities

GAROWE, Somalia – Puntland authorities on Wednesday announced a series of new security measures, including restrictions on militia activity, anti-smuggling operations and tighter controls on...