Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Imaaraadka Carabta

DUBAI (SMN) -  Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Imaaraatka Carabta, ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha Midnimada Qaran ee Dowladda Imaaraatka Carabta Mudane Saqar Gabaash iyo xubno ka tirsan Golahaas.   Labada Guddoomiye ayaa si qota dheer uga wada hadlay xiriirka walaaltinimo ee...

Wasiir Fiqi oo la kulmay wasiirada arrimaha dibadda Eritrea iyo Masar

NEW YORK (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa magaalada New York kulan kula qaatay wasiirrada arrimaha dibadda dalalka Masar iyo Eritrea, Badr Abdelatty iyo Osman Saleh.   Wasiirrada ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka uga qayb gelaya kulanka 79-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Saddexda Wasiir ayaa ka wadahadlay qorshaha iskudubarid...

Ra’iisul wasaare Xamza oo kulamo ka wada dalka Mareykanka + Sawirro

NEW YORK (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qaybgalaya shirka Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, ayaa  magaalada New York kulan kula yeeshay Danjiraha Mareykanka ee Qaramada Midoobay, Ambassador Linda Thomas-Greenfield.   Labada mas'uul ayaa waxa ay ka wada-hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal Soomaaliya iyo Mareykanka, sida lagu...

Somali President Receives Credentials of Six New Ambassadors At The Palace

MOGADISHU, Somalia — In a bid to strengthen international relations, President Hassan Sheikh Mohamud received the credentials of six newly appointed ambassadors to Somalia in an elegant ceremony held at Villa Somalia, the presidential palace in Mogadishu.   The ambassadors, who presented their credentials, were: - Cristina Díaz Fernández-Gil of Spain - Caitríona Ingoldsby of Ireland - Nounke Kaba of Guinea - Mirko Giulietti of...

Somalia: Four Sentenced Over Al-Shabaab Financing in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - In a decisive move against Al-Shabaab financing, the Benadir Regional Court in Somalia sentenced four individuals on Monday, with penalties ranging from fines to substantial prison terms.   Hassan Osman Aden received the harshest punishment, a 13-year prison sentence alongside a $20,000 fine, for his role in supporting Al-Shabaab financially. Three women, identified as Fadumo Hassan Osman, Amina Abdullahi Abbabur,...

Madaxweyne Xasan oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay safiiro cusub

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Danijirenimo ka guddoomay Safiirrada Lix dal, kuwaas oo Soomaaliya ay u soo magacaabeen dalalka Guinea, Ireland, Romania, Spain, Switzerland iyo Zambia.   Danjireyaasha causub ee Madaxweynuhu ka guddoomay warqadaha aqoonsiga ayaa kala ah: 1. Nounke Kaba, Safiirka Jamhuuriyadda Guinea 2. Caitríona Ingoldsby, Safiirka Ireland 3. Julia Pataki, Safiirka Romania 4....

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Qoor Qoor iyo safiirka Turkiga? + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabbilay safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Alper Aktas iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku yimid Dhuusamarreeb.   Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xaaladda guud ee dalka, la dagaalanka Al-Shabaab iyo taageeridda kaabayaasha dhaqaalaha sida Dekadaha iyo Waddooyinka. Halkan hoose ka daawo Sawirrada:- ...

Wasiirka Difaaca XFS oo war xasaasi ah kasoo saaray xiisadda ka taagan dalka

MUQDISHO (SMN) -  Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa hadlay arrimo ku aadan xaaladda dalka, gaar ahaa xiisadda diblumaasiyadeed ee haatan taagan.   Wasiirka ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Soomaaliya ay ka gudubtey marxaladii la dhihi jirey cidaad la macaamileyso waa inaan anagu raali ka nahay. “Soomaaliya waxay ka gudubtey marxaladii la dhihi jirey cidaad la macaamileyso...

Maxkamadda Gobolka oo xukuntay qoys lagu helay maalgelinta Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda gobalka Banaadir ayaa xukuno kala duwan ku riday qoys ku eedeysanaa in ay maalgalinayeen kooxda Al-Shabaab islamarkaana ay dhaqaalo ugu aruurinayeen akoono ay u sameeyeen.   Xasan Cusmaan Aadan ayaa lagu xukumay 13 sanno oo xarig ah iyo 20 kun oo dollar. Faadumo Xasan Cusmaan, Aamina Abdullahi Abanuur iyo Xasana Aweys Khaasim ayaa lagu xukumay min laba sanno...

Aid Reaches 2,000 Vulnerable Families in Somalia’s Garasbaley District

GARASBALE, Somalia — The Somali Disaster Management Agency (SoDMA) has successfully delivered aid to 2,000 families in the Garasbaley district, which lies outside the Somali capital, Mogadishu, focusing on those most vulnerable.   The aid distribution targeted individuals with disabilities, people with special needs, and those displaced by ongoing conflicts and severe drought conditions. This initiative marks a significant step in providing immediate...

WARAR KALE

Somali Prime Minister Arrives in Galmudug for Talks With Regional President

DHUSAMAREB, Somalia – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre arrived in the central city of Dhusamareb on Wednesday for an official visit to Galmudug...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray Dhuusamareeb, kulan la yeeshay Madaxweynaha Galmudug

DHUUSAMAREEB – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa Arbacadii gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo si diirran loogu soo...

Puntland Announces New Security Measures, Warns Against Unauthorized Militias and Federal Activities

GAROWE, Somalia – Puntland authorities on Wednesday announced a series of new security measures, including restrictions on militia activity, anti-smuggling operations and tighter controls on...