Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Qaraxyo xoogan oo goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho + Khasaaraha

MUQDISHO (SMN) - Dad badan ayaa ku dhintay labo qarax oo nooca miinada dhulka la geliyo ah oo wax yar ka hor ka dhacay degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho.   Qaraxyadaan ayaa ka dhacay wado dalcad ah oo dhalinyaradu ay isku sawiraan xiliyada galabtii ah. Sawiro laga soo qaaday goobta ayaa muujinaya meydad laamiga daadsan iyo dhaawacyo lagu qaadayo gaadiid. Inta la xaqiijiyay...

Wasaaradda Maaliyadda oo bilowday jaangooynta Miisaaniyadda DFS ee 2025

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u biloowday jaangooynta Miisaaniyadda Dowladda ee 2025-ka, iyada oo maanta lagu bilaabay ka wadahadalka qoondada ay yeelan doonaan labada Wasaaradood ee kala ah  Gaashaandhigga iyo Amniga oo ay wehlinayaan Talisyada Ciidanka Xoogga Dalka iyo Booliska Soomaaliyeed.   Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange ayaa...

Ra’iisul wasaare kuxigeenka XFS oo furay Shirweynaha Dalxiiska Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta daahfuray Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.   Sidoo kole Bandhiggaan waxaa ka qayb galay wasiirro ka tirsan xukuumadda, wakiillo ka socda Midowga Afrika, turkiga iyo martisharaf kale. Sanad kasta maanta oo kole ayaa loo asteeyay Maalinta...

Hay’adda SoDMA oo maanta la wareegtay gaadiid Ambulance ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa maanta gaari nuuca gurmadka deg-dega ah ee Ambulance waxa ay kala wareegtay Hay'adda daryeelka Hooyada iyo dhallaanka ee AMUCUBO.   Gaarigaan waxa ay hay’adda uga qeybqaadan doontaa u gurmashada shacabka Soomaaliyeed ee waxyeellada la kulma, waxaana maalmaha soo socda qorshuhu yahay in sidaan oo kale gaadiid kale oo gurmadka degdega ah...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Senataro ka tirsan Aqalka Sare

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa kulan gaar ah la qaatay Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Dalka Deegan Doorashadoodu ay Tahay Koonfur Galbeed   Madaxweyne Laftagareen iyo Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa ka wada hadlay Arimaha Taagan ee Siyaasada Dalka, Hormarinta Bulshada iyo Amniga Guud ee Deeganada Koonfur Galbeed. Kulankan ayaa kusoo aadaya, xilli xasaasi ah isla...

Former Somali Foreign Minister Warns of Ethiopian Influence Amid Regional Tensions

MOGADISHU, Somalia — The former Minister of Foreign Affairs of Somalia, Ahmed Isse Awad, has expressed concerns over the growing influence of Ethiopia in Somalia's internal affairs, exacerbated by recent tensions over the Somaliland Sea access Memorandum of Understanding (MoU).   In a statement that could further inflame regional tensions, Awad revealed that Ethiopia has allegedly entered into secret agreements with...

Sawirro: Duqa magaalada Muqdisho oo ka qayb-galay shir muhiim ah

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa ka qeyb galay Shirka isku xirka Howlaha iyo Fulinta Qorshaha Shanta sano ee soo socota (2024-2028) ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed.   Madashan oo uu furay Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Mudane Cabdullaahi Sheekh ismaaciil Fartaag, ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha guud ee...

Daawo: Baarlamaanka Soomaaliya oo ka doodayo arrimo xasaasi ah

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa haatan kulan xasaasi ah ku leh xarunta Villa Hargeysa, kaas oo looga hadlayo arrimo dhowr ah.   Kulankan oo uu guddoomyinayo Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa goordhow furmay, waxaana looga doodayo dhowr ajende. Sidoo kale waxaa golaha hortegay wasiirka cadaaladda iyo dastuurka Xasan Macallin oo xildhibaannada horgeeyay heshiiska Qaramada Midoobe ee la...

Khilaafaadka DF iyo Dowlad-goboleedyada oo fursado cusub u abuuray Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaliya, Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa shaaca ka qaaday in khilaafaadka DFS iyo Dowlad-goboleedyada uu fursado cusub u abuuray Itoobiya oo haatan xiisad xoogan ay kala dhexeyso Soomaaluya.   Cawad ayaa sheegay in Itoobiya ay heshiisyo qarsoodi ah la gashay madaxweynayaasha maamul goboleedyada, isla markaana arrintaas ay dhabar jab ku tahay dowladda dhexe. Sidoo...

Galmudug and Puntland Leaders Forge Ahead with Strategic Partnership for Peace and Development

GALKAYO, Somalia - Leaders from the Galmudug and Puntland regional states, Ahmed Abdi Kariye and Said Abdullahi Deni respectively, convened at the Presidential Palace in Galkayo on Friday night to deepen their strategic partnership.   The high-level meeting, which included senior officials from both regions, aimed to bolster cooperation across critical sectors including security, trade, peacebuilding, and development. The discussions revolved around...

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...