Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Guddoomiye Xaliimo Yarey oo war culus kasoo saartay doorashooyinka dalka

MUQDISHO (SMN) - Gudoomiye Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ( Xaliimo Yareey) ayaa si qoto dheer uga hadashay caqabadaha ku xeeran siyaasadda Soomaaliya iyo hannaanka doorashooyinka.   Waxay tilmaantay in sharciga doorashada ee xukuumaddu u gudbisay Golaha Shacabka uu u muuqdo mid fursad siinaya hal xisbi oo keliya inuu doorashada ka qaybgalo, taasoo ay ku tilmaantay mid aan sharci ahayn. Xaliimo Yareey waxay hoosta...

Somali Cabinet Introduces New Financial Regulations, Cuts Port Access Fee

MOGADISHU, Somalia — In a move aimed at streamlining financial management and boosting economic efficiency, the Somali Cabinet has issued new regulations concerning taxes and national revenue.   The directive mandates that all government institutions use the Treasury Single Account (TSA) for managing revenue, taxes, and penalties. The TSA, a unified structure for government bank accounts, is designed to enhance transparency, reduce...

Safiirka cusub ee Shiinaha oo kulamo ka bilaabay magaalada Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya Mudane Wang Yu oo guddoomiyaha ugu yimid salaan iyo isbarasho   Sidoo kale waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo wadashaqeynta u dhexeysa labada dal ee Soomaaliya iyo Shiinaha. Kulanka waxaa sidoo...

Mortar Attack Leaves Casualties on Mogadishu outskirts, Investigation Launched

MOGADISHU, Somalia - In the early hours of the morning, the neighborhoods of Garasbaaley and Ceelasha Biyaha on the outskirts of Mogadishu were rocked by mortar attacks, resulting in casualties among both military personnel and civilians.   The incident, which occurred shortly after midnight, targeted an area near the site of a previous day's suicide bombing where NISA (National Intelligence and...

Dhiiranaanta Xamza Cabdi Barre iyo Dhayalsiga Xasan Sheekh Maxamuud

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo lagu tilmaamo nin aad u dabacsan (jilicsan) ayaa qaaday mid kamid ah tallaabooyinkiisii ugu waa waynaa ee ku aadan howlaha horyaalla xukuumaddiisa, waxaana xalay Golaha Wasiirada oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ay soo farogeliyeen xiisadda ka taagan Muqdisho ee ka dhalatay arrimaha canshuuraha oo cabasho ay ka...

Somalia Accuses Ethiopia of Derailing Ankara Talks Over Sea Deal Demand

MOGADISHU, Somalia — In a recent press conference, Somali Foreign Minister Ahmed MoFiqi expressed strong opposition to Ethiopia's demand for a military presence in Somalia, attributing the collapse of recent talks in Ankara to this insistence.   "Ethiopia's push for a military foothold on our soil is unacceptable," MoFiqi stated, highlighting the historical grievances over Ethiopian military actions in Somalia during...

Somalia’s SoDMA Bolsters Emergency Response with New Training Initiative

MOGADISHU, Somalia — The Somali Disaster Management Agency (SoDMA) is intensifying its efforts to enhance emergency response capabilities through a comprehensive training program, announced Mr. Mohamud Ma’allin Abdulle, the agency's commissioner.   In a statement released today, Abdulle emphasized the critical need for specialized training among SoDMA employees. "Our goal is to ensure that every member of our team is not...

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo daah-furay xarum muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Maktabadda buugaagta ee Machadka Diblomaasiyadda, xilli uu sidan oo kale dabayaaqadii toddobaadkii hore u daahfuray koorsooyin lagu baranayo afafka khalaad. Tallaabooyinkan ayaa qeyb ka ah qorshaha horumarinta iyo kobcinta aqoonta diblomaasiyiinta.   Wasiir Fiqi, ayaa caddeeyay daahfurka Maktabadda buugaagta ee...

Ciidamada Koonfur Galbeed oo maanta weerar ku qaaday maleeshiyaad hubeysan

WANLAWEY (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal culus oo ay maanta ciidamada Koonfur Galbeed ku qaadeen maleeshiyaad ku sugnaa deegaanka Yaaqbiriweyne ee gobolka Shabeelaha Hoose, kuwaas oo lagu eedeeyay inay dhigteen isbaarooyin.   Weerarka ay qaadeen Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa waxaa xigay dagaal foolka fool ah uu dhex-maray labada dhinac, kaas oo la'isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. Saraakiisha...

Faah-faahino kasoo baxaya madaafiic lagu garaacay duleedka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay tiro madaafiic ah oo xalay lagu weeraray xaafado ka tirsan degmada Garasbaaley ee gobolka Banaadir iyo deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.   Weerarka oo dhacay xalay saq-dhexe ayaa waxaa lagu beegsaday goobtii uu shalay ka dhacay qaraxa is-miidaaminta ee lagu qaaday xarun ay ku sugnaayeen ciidanka NISA. Sidoo...

WARAR KALE

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...

Somali Defence Minister Hails Djibouti’s Role in Peace Efforts at Independence Anniversary

BELEDWEYNE, Somalia — Somalia's Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, on Saturday praised Djibouti's contribution to peace and stability in Somalia as he joined...