Somalia’s Diplomatic Surge: New Ambassadors and Consuls General Set to Elevate International Relations
MOGADISHU, Somalia - On Sunday, in a significant diplomatic move, the Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of Somalia, Ahmed Moallim Fiqi Ahmed, welcomed 12 newly designated ambassadors and two consuls general at his office in Mogadishu.
This meeting followed their official appointment during a cabinet meeting on August 6, marking a pivotal moment in Somalia's diplomatic strategy.
During the...
Afhayeenka Ciidanka Booliska oo raalli-gelin siiyay Wariyeyaasha Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Afhayeenka Ciidamada Booliska Cabdifitaax Aadan Xasan oo qoraal soo saaray ayaa raalli-gelin ka bixiyay gef uu dhawaan kula kacay wariyeyaasha ka howlgala magaalada Muqdisho, kaas oo keenay in warbaahinta joojiso wada shaqeynta Booliska.
Cabdifitaax Aadan ayaa raalli-gelin buuxda siiyay bahda warbaahinta, wuxuuna sheegay inay isugu yimaadeen kulan ay iskula garteen in dib loo soo celiyo wada shaqeynta...
Ururo Caalami ah oo ka digay Khatarta Sharci si qarsoodi ah lagu soo diyaariyay
MUQDISHO, Soomaaliya - War-saxafaadeed ay si Wadajirka ah usoo saareen NUSOJ, IFJ, RSF, AFIC, FAJ ayaa lagu sheegay in Hindise-Sharciyeedka Xogta Rasmiga ah uu khatar weyn ku yahay xuquuqda aasaasiga ah ee helitaanka macluumaadka, taasoo si toos ah uga hor imanaysa sharciga Midowga Afrika ee helidda xogta iyo xeerarka caalamiga ah ee xuquuqul insaanka.
Waxay si adag u cambaareeyeen sharcigan...
Somalia’s Official Information Bill Draws International Criticism
MOGADISHU, Somalia — The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has joined a chorus of international voices expressing grave concern over Somalia's proposed Official Information Bill (OIB), warning that it threatens to unravel the country's democratic foundations. The bill, approved by the Council of Ministers in March 2024, is currently in the Federal Parliament for endorsement.
The legislation has drawn...
PM Hamsa Engages with Somali Business Community Over New Sales Tax
MOGADISHU, Somalia - In response to the recent introduction of a 5% sales tax, which has sparked widespread opposition across Mogadishu, Prime Minister Hamsa Abdi Barre convened a critical meeting with representatives from the Somali business community tonight. The session aimed to address the concerns and adapt the tax policy to better fit the economic realities faced by local...
Wasiir Axmed Fiqi oo la dardaarmay 12 safiirro magacaaban iyo labo qunsul guud
MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Axad ah kula dardaarmay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho 12 safiirro magacaaban iyo labo qunsul guud kadib markii Golaha Wasiirradu isku raaceen magacaabiddooda 6 bishan August.
Intii kulanka qaabilaadda lagu guda-jiray, Wasiir Fiqi waxa uu safiirrada magacaaban iyo labada qunsul guud xog-waran...
Mogadishu’s New 5% Sales Tax Sparks Widespread Protest and Political Tensions
MOGADISHU, Somalia — Introducing a 5% sales tax in Mogadishu has ignited widespread opposition, with residents and the business community expressing significant discontent over what they perceive as an additional economic burden in an already challenging financial climate.
Public sentiment in Mogadishu has been overwhelmingly negative towards the tax, particularly its application to digital transactions. Social media platforms, including X,...
Somalia and China Strengthen Ties as New Ambassador Presents Credentials in Mogadishu
Mogadishu, Somalia - In a ceremony held at the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation in Mogadishu on Saturday, the Minister, Ahmed Moallim Fiqi Ahmed, welcomed Mr. Wang Yu, the newly appointed Ambassador of the People’s Republic of China to Somalia, for the presentation of his credentials.
During the cordial meeting, Minister Fiqi extended his warm congratulations to Ambassador...
Natiijada imtixaanka fasalka 8-aad ee gobolka Banaadir oo lagu dhawaaqay
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu qabtay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar taasi oo lagu shaacinaayay Natiojada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad ee sanad Dugsiyeedka 2023-2024.
Imtixaankii Fasalka 8-aad ee dugsiyada Gobolka Banaadir ayaa sanadkaan u fariisatay ardey gaareysa 34,792 oo isugu jira Gabdho iyo Wiilal, waxaana...
Sawirro: Maxaa kasoo baxay kulankii ra’iisul wasaare Xamza iyo ganacsatada?
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan caawa la qaatay xubno ka tirsan ganacsatada Soomaaliyeed, iyada oo kulanka diiradda lagu saarayey canshuurta gadista oo ay horey u qaadi jirtay dowladda, balse hadda lagu sameeyay casriyeyn iyo dib-u-habeyn.
Wadahadalladan ayaa la xiriiray sidii loo waafajin lahaa canshuuraha la casriyeeyay baahiyaha iyo xaaladaha kala...









