Somalia’s Commerce Halted by Trader Protests Over New Sales Tax
Mogadishu, Somalia - The bustling commerce of Somalia's capital, Mogadishu, came to a standstill for the second consecutive day on Monday, August 19, 2024, as traders across the city, particularly in the Bakara market, the largest in Somalia, shuttered their shops in protest against a newly introduced 5% sales tax.
This tax, which came into effect on August 18, marks...
Puntland President Deni Meets U.S. Ambassador in Nairobi
Nairobi, Kenya - In a blend of personal and diplomatic engagements, Puntland President Said Abdullahi Deni, who was in Nairobi for his daughter's wedding, held a strategic meeting with the U.S. Ambassador to Somalia, Richard H. Riley.
The encounter, which took place on August 19, 2024, was highlighted by discussions aimed at fortifying the security relationship between Puntland and the...
Wasiir ka tirsan maamul goboleedka Galmudug oo is casilay + Sababta
DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiiru dowlaha madaxtooyada dowlad goboleedka Galmudug Cumar Shido ayaa maanta shaaciyay inuu is casilay, isaga oo warqadda is casilaaddiisa u gudbiyay madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor)
Cumar Shido oo qoraal dheer soo saaray ayaa sheegay in arrimo isaga u gaar ah dartood uu isaga casilay xilkii uu ka hayay Galmudug.
Hoos ka akhriso qoraalka oo dhammeystiran:-
Waxaan maanta...
Yuusuf Madaale oo guddoomiyay shirka degmooyinka gobolka Banaadir + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo looga hadlay Qorshaha maareynta iyo xal-u-helida Biyo-mareenada Magaalada Muqdisho.
Shirka ayaa warbixin looga dhageystay Injeero ka socday hey’adda Hydro Nova oo soo bandhigayay Qeybtii 1-aad ee Naqshadeynta laga sameeyay 9-Degmo oo ka tirsan Magaalada Muqdisho iyo diyaar garowga...
Madaxweynaha Puntland oo arrimo xasaasi ah kala hadlay Mareykanka
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir la yeeshay Safiirka Dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Ambs. Richard H. Riley iyo masuuliyiin ka tirsan safaarada.
Puntland iyo Safaarada Maraykanka ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga taariikhiga ah gaar ahaan la dagaalanka argagixisada, dhismaha Hay’adaha Amniga iyo mashaariicda horumarin iyo maalgashiga.
Kulanka waxaa ka qeybgalay xubno ka mid ah Golaha...
Tragic End to Romance: Man Kills Woman in Fit of Rejection Rage
ADADO, Somalia - In a chilling incident that has sent shockwaves through the community of Adado, Galgaduud, a woman identified only as Nuuro was fatally shot by a man with whom she shared a romantic relationship.
The incident, which unfolded under the cover of night, has not only left the community in mourning but has also sparked tension and unrest...
Somali Forces Reclaim Key Areas from Al-Shabaab in Gedo Region
MOGADISHU, Somalia - In a significant military operation in Somalia's Gedo region, forces from the Somali National Army, alongside the Jubbaland Dervishes successfully reclaimed strategic positions from Al-Shabaab militants along the Luuq-Dolow road.
The operation marks a bold response to the recent surge in militant activities where Al-Shabaab, often referred to derogatorily as the Khawarij, had been intimidating local residents.
The...
Faah-faahino kasoo baxaya dab xoogan oo ka kacay suuqa degmada Wadajir
MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dab xoogan oo xalay saqdii dhexe ka kacay suuqa wayn ee degmada Wadajir, kaas oo gaystay khasaare hantiyeed.
Dabka ayaa ka dhashay koronto, wuxuuna saameeyay maqaayad iyo kaalin shidaal oo ku taalla suuqa wayn ee degmada Wadajir.
Mid kamid ah dadkii ku sugnaa suuqa ayaa Shabelle Tv uga warbixiyay...
Nin hubeysan oo dilay haweeney uu kala dhexeeyay xiriir Jacayl + Sababta
CADAADO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay nin hubeysan uu dilay haweeney uu kala dhexeeyay xiriir Jaceyl, kadib is-faham waa soo kala dhex-galay.
Falkan argagaxa leh ayaa si gaar ah uga dhacay deegaan hoostaga magaalada Cadaado, waxaana haweeneyda la dilay magaceeda lagu soo koobay Nuuro.
Ninka oo ku hubeysnaa qoray AK47 ah ayaa la sheegay...
Saddex kamid ah cabashooyinkii ganacsatada Muqdisho oo la xaliyay
MUQDISHO (SMN) - Shir muhiim ah, oo lagu xalinayay Culaysyadii ay ka cawdeen Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa wajigiisii 1-aad waxaa lagu qabtay Xarunta Dekadda Magaalada Muqdisho, shirkaas oo ay ka soo qabgaleen Taliye-yaasha, Ciidamada Booliska iyo Nabad Sugidda, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Maamulka Dekadda Muqdisho.
Qodobada ugu muhiimsan ee maanta xalka laga gaaray waxaa kamid ah kuwii ugu muhiimsanaa,
????????? ?? ????????...











