Somalia and Azerbaijan agree to collaboration in energy
BAKU, Azerbaijan, July 25. Azerbaijan and Somalia discussed energy partnership prospects, Trend reports.
Azerbaijani Minister of Economy Mikayil Jabbarov held a meeting with the Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of Somalia, Ahmed Moalim Figi.
The meeting also discussed issues regarding bilateral economic relations between the countries.
Besides, the parties emphasized the expediency of establishing mutually beneficial economic ties between the...
Sawirro: Maxay ka wada-hadleen wasiirka arrimaha gudaga iyo wakiilka UNHCR?
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali(Xoosh), Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda mudane Cabdixakiim Xasan Ashkir iyo sidoo kole Guddoomiyaha Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Marwo Safiya Xasan Mohamed ayaa kulan mira-dhal ah la qaatay wakiilka hey’adda Qaxootiga aduunka (UNHCR) ee Soomaaliya mudane Charles Mballa.
Kulanka ayaa waxaa looga hadlay sidii loo...
Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Danjiraha Jaamacadda Carabta
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha hay'adda Maaraynta Musiibooyinka Md. Mahamuud Moallim Abdulle ayaa kulan la qaatay Danjiraha Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya Md. Cabdalla Mutliq Alcuteybi.
Labada masuul ayaa ka wada hadlay sidii jaamacaddu ay hay’adda SoDMA ugu xiri leheed hay'adaha Maaraynta Musiibooyinka, kuwa gargaarka iyo hormarinta ee jaamacadda Carabta hoos taga.
Sidoo kale guddoomiyaha ayaa kala hadlay safiirka Kaamacadda Carabta sidii shaqaalaha...
Somalia and EAC Parliament Strengthen Ties in High-Level Meeting at State House
MOGADISHU, Somalia — President Hassan Sheikh Mohamud of the Federal Republic of Somalia welcomed a delegation from the East African Community (EAC) Parliament, led by Speaker Joseph Ntakirutimana, at Villa Somalia on Thursday.
The visit aimed to foster stronger ties between Somalia and the EAC Parliament, focusing on mutual understanding and cooperation to achieve shared regional objectives.
Speaker Ntakirutimana expressed appreciation...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi ka socda Dallada EAC + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika, Mudane Joseph Ntakirutimana iyo wafdi uu hoggaaminayey oo booqasho ku jooga dalka.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray wakiillada Soomaaliya ku matalaya Baarlamaanka Dalladda Bulshada Bariga Afrika iyo muhiimadda ay leedahay in la dhiso xiriir adag oo ku dhisan is-faham,...
Madobe Praises Forces’ Success Against Al-Shabaab, Warns Revenge attacks
KISMAYO, Somalia - In a recent visit to the Bulo-Haji area in the Lower Jubba region, Jubbaland President Ahmed Mohamed Islam (Ahmed Madobe) commended the government forces and the Dervishes for their successful efforts in combating Al-Shabaab.
President Ahmed Madobe acknowledged the significant defeat and heavy losses inflicted upon Al-Shabaab, cautioning that the group might attempt to retaliate. He emphasized...
Maxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya?
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiyey Xisaab Xirka Hey’adaha Dowladda ee sanad Maaliyadeedka 2023, kaas oo si faah-faahsan u qeexaya hannaanka loo isticmaalay iyo habraacyadii kala duwanaa ee uu soo maray xisaab xirka.
Shirka Golaha oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre,...
Somali National Army Thwarts Al-Shabaab Attack in Galgaduud Region
DHUSAMAREB, Somalia - In a recent development, the Somali National Army successfully countered an attempted attack by Al-Shabaab in the Masagawa area of the Galgaduud region. The incident occurred during a routine patrol operation by the Somali troops.
According to military officials, the troops encountered the Al-Shabaab members who were preparing to launch an attack. A brief but intense battle...
Ciidamada Xoogga dalka oo ka hortegay weerar ay qorsheynayeen Al-Shabaab
DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ay ka hortageen abuul ay Al-Shabaab ka wadeen aagga deegaanka Masagawaa, si ay usoo weeraraan ciidamada ku sugan halkaasi.
Ciidamada oo ku jiray howlgal roondo ah ayaa la kulmay xubnaha Al-Shabaab oo xilligaas ku howlanaa weerarka, waxaana kadib dhex maray dagaal kooban oo...
Madaxweynaha Jubbaland oo ka digay aargudasho ay sameyso Al-Shabaab
KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo shalay booqday deegaanka Buulo-xaaji ee gobolka Jubbada Hoose ayaa ciidamada dowladda iyo kuwa daraawiishta ku boggaadiyay guulaha ay ka gaareen dagaalkii ay la galeen Al-Shabaab.
Axmed Madoobe ayaa sheegay in kooxda la gaarsiiyay jab xoogan iyo khasaare culus, isla markaana ay sameyn karto aargusho, balse loo baahan yahay in...









