Ciidamada DF Soomaaliya oo howlgal ku dilay 10 ka tirsanaa Al-Shabaab
AFGOOYE (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay howlgal culus oo ay saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Xoogga dalka ka sameeyeen agagaarka deegaanka Bariire ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu dilay in ka badan 10 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab, sida uu sheegay afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya.
Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:-
Howlgal...
Wasiir ku xigeenka W/Caafimaadka XFS oo la kulmay safiirka Sacuudiga
MUQDISHO (SMN) - Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS Xildhibaan Dr. Maxamed Xasan Maxamed ayaa kulan la qaatay Safiirka Boqortooyada Sucuudi Carabiya Axmed Bin Maxamed Al-Mawlid ee dalka Soomaaliya.
Kulanka oo ka dhacay Safaaradda Sucuudiga ayaa Wasirku waxaa uu ugu horayn uga mahadceliyay taageerada dowlada Boqortooyada Sucuudigu ay ku bixiso horumarinta adeega caafimaadka, gaar ahaan bangiga dhiiga...
Madaxweynaha Mareykanka oo farriin usoo diray Soomaaliya
WASHINGTON (SMN) - Farriin qoraal oo uu soo diray Madaxweynaha Dowladda Mareykanka Joe Biden oo nuqul ka mid ah Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ay soo gaarsiisay Safaaradda Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya ayuu ku muujiyay garab istaaga guulaha Soomaaliya ka gaartay Dowlad-dhiska iyo tahniyadda debbaal degga maalmaha taarriikhiga ah ee xorriyadda iyo midnimada qaranka Soomaaliyeed.
Mudane Biden waxaa uu ugu horeyn ku...
Somali President Returns to Frontlines Against Al-Shabaab
WARGHADHI, Middle Shabelle - Somali President Hassan Sheikh Mohamud returned to the frontlines against Al-Shabaab on Tuesday, meeting with traditional elders and local community leaders in Warghadhi.
Mohamud, who has been closely monitoring the situation of the Somali Armed Forces, spoke to the Warghadhi elders about their role in liberating the remaining areas of the region from Al-Shabaab. He emphasized...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maalintii labaad ku sugan furinta dagaaalka
JOWHAR (SMN) -
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LABO MAALMOOD KU SUGAN SALDHIGGA MILATARI EE CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED EE DEEGAANKA WARGAADHI
Wargaadhi, Luuliyo 03, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur-galaya xaaladda Ciidamada Qalabka Sida iyo furimaha dagaalka ka dhanka ah argagixisada ayaa deegaanka Wargaadhi ee Shabeelaha Dhexe kulan kula qaatay Odeyaasha dhaqanka iyo hormuudka bulshada...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo war kasoo saaray kalluumeysiga sharci darrada ah
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisulwasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay inaan cidna laga aqbalayn Kalluumeysi sharci darro ah dowlado badanna lagu dacweeyay jiriifka ay ka sameeyaan xeebaha Soomaaliya.
Ra’iisulwasaaraha oo ka hadlayay munaasabadda Todobaadka Qaran ee Horumarinta Kalluumeysiga Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho ayaa intaa ku daray in ay jiraan dowlado iyo shirkado ku jooga badda heshiis, kuwaas oo qaarkood...
Somali Minister of Internal Security Meets Italian Ambassador to Strengthen Bilateral Cooperation
MOGADISHU, Somalia - Minister of Internal Security of the Federal Government of Somalia, General Abdullahi Sheikh Ismail, met with the Italian Ambassador, Pier Mario Daccò Coppi, to discuss the enhancement of bilateral cooperation between the two nations, particularly focusing on security matters involving the Somali Police Force.
The meeting, which took place at the Ministry of Internal Security, marked a...
Somali troops set free vehicles from Al-Shabaab in Lower Shabelle
MOGADISHU, Somalia - Somali government forces have successfully conducted a mission targeting the militant group Al-Shabaab in the Lower Shabelle region. The operation, which unfolded in the areas between Afgoye and Wanlawain districts, was aimed at disrupting the activities of the group and reclaiming control of territories under their influence.
According to the Ministry of Defense spokesperson, Abukar Mohamed Hassan,...
European Union Warships Dock in Somalia’s Puntland as piracy resurfaces
BOSASO, Somalia - In a significant development aimed at enhancing regional maritime security, warships belonging to the European Union (EU) recently docked at the shores of Puntland, a region in northeastern Somalia.
The visit was marked by a high-level meeting between the Deputy Director General of the Puntland Maritime Police Force (PMPF), Mr. Mohamud Silal Omar, and senior officers from...
Wararkii ugu dambeeyay dibad-baxyo waa wayn oo ruxay magaalada Nairobi
NAIROBI (SMN) - Bannaanbaxyo kale oo rabshado watay ayaa Talaadadi shalay ka dhacay magaalooyinka waaweyn ee dalka Kenya oo ay ku jirto magaalada caasimadda ah ee Nairobi.
Booliska ayaa adeegsaday suntan dadka ka ilmeysisa isla markaana dacwado ku soo oogay dibadbaxayaal dhagxaan ku tuurayay bartamaha magaalada Nairobi, si ay isugu dayaan in ay xakameeyaan rabshadihi ugu ballaarnaa ee Kenya ka...












