Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Farmaajo oo war kasoo saaray dagaal beeleedka ka socda gobolka Mudug

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo warsaxaafadeed soo saaray maanta ayaa ka hadlay dagaal beeleedka ka qarxay galbeedla gobolka Mudug.   Farmaajo ayaa baaq nabadeed u diray beelaha ku dagaalamaya aagga degmada Goldogob oo uu maanta dhex maray dagaal culus oo sababay dhimasho iyo dhaawac. Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:- BAAQ NABADEED OO KU SOCDA BEELAHA WALAALAHA...

Somalia’s Cabinet Identifies Key National Security Threats

MOGADISHU, Somalia - Somalia's cabinet has endorsed a comprehensive national security threat assessment document identifying terrorism, separatism, state fragility, open borders, foreign interference, climate change, cybersecurity risks, and social crises as key threats to the country's security and stability.   The document emphasizes the need for a coordinated effort to address these challenges, including enhancing border security and strengthening governance structures....

SoDMA head discusses humanitarian needs with SSC-Khaatumo leader

MOGADISHU, Somalia - Somali Disaster Management Agency (SoDMA) Commissioner Mohamud Moallim met with SSC-Khaatumo leader Abdikadir Firdhiye to discuss the region's humanitarian needs, emphasizing the importance of supporting the vulnerable populations.   The meeting focused on the latest humanitarian reports highlighting ongoing struggles faced by SSC-Khaatumo residents, including food insecurity and health crises. The officials stressed the need for collective efforts...

Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo booqday xarunta Hay’adda SoDMA

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Md. Mahamuud Moallim Abdulle oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenkiisa Dr Axmed Cabdi Aadan ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku soo dhaweeyey Hoggaamiyaha Maamulka KMG ee SSC-Khaatumo Md. Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye).   Hoggaamiyaha oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha wasiirrada maamulkiisa ayaa hoggaanka SoDMA la wadaagay warbixinnada bani’aadannimo ee ka jira degaannada...

Intense Tribal Conflict Erupts in central Somalia amid Al-Shabaab war

MOGADISHU, Somalia - In the early hours of the morning, a fierce tribal war broke out between two powerful tribal militias from the Saad and Leelakase clans in the Mudug region.   The conflict began in the town of Galdodob, near a river, where both sides engaged in heavy fighting with various types of weapons. Preliminary reports indicate that the battle is...

Maxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirada Soomaaliya? + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu ansixiyay Qaraar ku saabsan Khataraha Amniga Qaranka, oo uu warbixin guud oo qiimeyn ah uu ka diyaariyay Xafiiska Amniga Qaranka.   Iyada oo laga duulayo aragtida cusub ee dowladda Soomaaliyeed ee ku saleysan Amniga Qaran, si looga gaashaanto khataraha waaweyn ee halista galin kara jiritaanka,...

DF Soomaaliya oo munaasabad ku qabatay Addis Ababa + Ujeedka

ADDIS ABABA (SMN) - Iyadoo lagu guda jiro toddobaadka maalmaha xoriyadda Qaranka ayaa Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia oo kaashanaysa jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas, waxay magaalada Addis Ababa ku qabatay munaasabad lagu xusayey 26-ka June oo ku beegan 64-sano guuradii kasoo wareegtay dharaartii geyiga Soomaaliyeed laga taagay calanka Qaranka isla markaana ay gobolada waqooyi ee dalkeenu iska...

Faah-faahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka socda gobolka Mudug

GAALKACYO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal mar kale saaka dib uga qarxay deegaanka Maygaagta oo dhaca galbeedka gobolka Mudug.   Dagaalka ayaa u dhexeeyo maleeshiyaad kasoo kala jeeda maamullada Galmudug iyo Puntland, kuwaa soo isku haysto dhul daaqsimeed ku yaalla halkaasi. Wararka ayaa sheegaya in labada dhinac ay isku adeegsanayaan hunka noocyadiisa kala duwan, mana...

Maxaa ka jira in Itoobiya ay ka laabatay heshiiska ay la gashay Somaliland?

ADDIS ABABA (SMN) - Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa beenisay in ay ka noqotay heshiiskii is afgarad ee ay la gashay Maamulka Waqooyi ee Somaliland.   War xafiiska Ra'iisulwasaare Abiye Axmed ka soo baxay ayaa lagu sheegay in laga digtoonnado wararka been abuurka ah. Arrinkan ayaa ku soo beegmaya xilli saacadihii la soo dhaafay ay baraha bulshada haystay warqad wadata summadda xafiiska dalka...

Sawirro: Askartii xabadaha riday dabaaldagii 26 June oo lasoo xiray

MUQDISHO (SMN) - Howlgal ay fuliyeen Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir oo kaashanaya Hey’adaha ammaanka Caasimadda ayaa soo xiray eedeysanayaal gaaraya 9 Askari oo ka kala tirsan Ciidamada Qalabka Sida.   Askarta lagu soo qabtay howlgalkaas ayaa lagu eedeeyey inay jebiyeen amarkii laga soo saaray inaan la ridi karin rasaas loogu dabaal-degayo Todobaadka Xorriyadda. War kasoo baxay taliska qeybta guud ee Booliska Gobolka...

WARAR KALE

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo dagaallada ka...

Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa walaac iyo murugo xooggan ka muujisay dagaallo iyo falal beegsi ah oo labadii maalmood...

Somalia urges immediate end to clan clashes in Hiraan, warns against online incitement

MOGADISHU – Somalia's Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation on Saturday expressed deep concern over deadly clashes between rival clans in the Jalalaqsi district...

Muhaajiriin dooni ay kula degtay xeebaha Liibiya

Trípoli — Ugu yaraan 51 qof oo muhaajiriin ah ayaa la soo sheegayaa inay geeriyoodeen ama la la'yahay ka dib markii ay doon kula...