Mogadishu Expands as President Recognizes Three New Districts
MOGADISHU, Somalia - Mogadishu, the bustling capital of Somalia, is set to expand as President Hassan Sheikh Mohamud issues a decree recognizing three new districts in the Banadir region.
This strategic move is part of the government's efforts to better manage the city's rapid growth and development.
The newly recognized districts, Gubadley, Darussalam, and Garasbaaley, will now be annexed into the...
Dowladda Soomaaaliya oo war kasoo saartay geerida madaxweynaha Iran
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya waxa ay tacsi tiiraanyo leh u direysaa Dowladda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Iran geeridii ku timid Madaxweyne Ibraahim Raisi iyo Wasiirkii Arrimaha Dibadda Xuseen Amir-Abdollahian iyo masuuliyiintii kale ee la socotay diyaarad Helicopter ah oo shil naxdin leh ku gashay galbeedka dalka Iran.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa la socday 3 ka mid ah diyaaradaha Iran, waxaana...
Somalia Extends Condolences to Iran Following Tragic Helicopter Crash
MOGADISHU, Somalia - In the wake of a devastating helicopter crash that claimed the lives of Iranian President Ibrahim Raisi, Foreign Minister Hossein Amir-Abdollahian, and other senior officials, the Somali Government has expressed its profound sympathy and condolences to the people and Government of the Republic of Iran.
This unfortunate incident occurred during a return trip to Tehran, leaving the...
Somaliland oo dhaq-dhaqaaqyo ciidan ka wada gobollada Sool iyo Sanaag
HARGEYSA (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobollada Sool iyo Sanaag ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay wadaan dhaq dhaqaaqyo ciidan si ay weeraro ugu qaado Deegaanadii horay looga qabsaday.
Wararka ayaa sheegaya in gurmad xoogan ay 48 saac ugu dambeysay ka soo kala baxeen Hargeysa iyo Burco kuwaasi oo la sheegay in ay si gaar ah ay ugu wajahanyihiin...
Wararkii ugu dambeeyay ee geerida ku timid madaxweynaha dalka Iran
TEHRAN (SMN) - Warbaahinta Iran ayaa xaqiijisay in madaxweynaha dalkaasi Ibraahim Raisi uu geeriyooday isaga iyo dadkii kale ee la saarnaa diyaaradda.
Dadka dhintay waxaa sidoo kale ku jira wasiirkii arrimaha dibadda ee dalkaasi Hossein Amir-Abdollahian.
Sidoo kale warbaahinta gudaha dalka Iiraan ee tabiyey warkan waxaa ka mid ah wakaaladaha wararka Mehr iyo Tasnim.
"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran, Ayatollah Ebrahim...
Gubadley, Daarusalaam iyo Garasbaaley oo noqday degmooyin buuxa
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dikreeto ku soo saaray in Gubadleey, Daarusalaam iyo Garasbaaley loo aqoonsaday degmooyin buuxa oo ka tirsan gobolka Banaadir.
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Xildhibaan Ali Yusuf Ali – Xoosh, Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS mudane Axmed Macallin Fiqi, Guddoomiyaha Gobolka Benaadir iyo mas’uuliyiin ka...
SoDMA Commissioner Meets with Jubaland State President Ahmed Madobe
MOGADISHU, Somalia - The Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), Mahamuud Moallim, recently met with Jubaland State President Ahmed Madobe.
The discussions centered on various issues of mutual interest, including the collaboration between SoDMA and the Jubaland State in addressing humanitarian challenges and fostering disaster response efforts.
The meeting comes at a crucial time as both SoDMA and the...
Shirka amniga DF iyo dowlad goboleedyada oo ka furmay Dhuusamareeb + Sawirro
DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirka Amniga Federaalka, S/Guuto Cabdulaahi Sheelkh osmaaciil Fartaag ayaa maanta Magalada Dhuusamreeb ee Caasimada Dowladda Galmudug ka daahfuray shirka wadatashiga Hormarinta Amniga ee Wasaaradaha Amniga iyo Talisyada Boliiska heer faderaal iyo heer Dowlad goboleed.
Shirkaan oo ay marti galisay markii ugu horaysay Dowladda Galmudug ayaa waxaa kasoo qaybgalay Wasiirka Amniga DFS S/guuto Cabdulaahi Sh.ismaaciil Fartaag /Taliye Xigeenka...
Somali National Army Neutralizes Al-Shabaab Militant in Lower Shabelle Operation
MOGADISHU, Somalia - In a successful operation conducted in the Golweyn area of the Lower Shabelle region, the Somali National Army (SNA) has eliminated a key member of the Al-Shabaab terrorist group, Abdikadir Haji Eenow.
This significant achievement was made possible with the help of local intelligence, as residents near Golweyn town provided crucial information about the militant's whereabouts.
Farah Mohamud...
Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay madaxweynaha Jubbaland + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Md. Mahamuud Moallim Abdulle ayaa kulan diiradda lagu saaray xaaladaha taagan ee bani’aadannimo la qaatay Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubaland Md. Axmed Maxamed Islaam oo ka qeyb galka shirka Golaha Wadatashiga Qaran u yimid Muqdisho.
Kulanka ayaa si weyn loogu gorfeeyay saameynta ka dhalan karta roobabka da’aya, raadadki El-nino iyo sidii ay hay’adda SoDMA...










