Sawirro: Maxay ka wada-hadleen duqa Muqdisho iyo George Conway?
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Ku-xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobe ee Soomaaliya ahna U-qeybsanaha Howlaha Bani’aadannimada Mudane George Conway.
Kulanka ayaa loogu hadlay arrimo ay ka mid yihiin xoojinta wada-shaqeynta Xafiiska QM iyo Maamulka Gobolka Banaadir, xal u helida arrimaha barakacayaasha iyo sidii...
Tragic Accident Claims Life of Puntland Parliament Member
GAROWE, Somalia - In a somber turn of events, Ali Ahmed Mohamud, a respected member of the Puntland parliament, met with a fatal car accident in the Nugal region. The unfortunate incident occurred last night, casting a shadow of sorrow over the region.
Ali Ahmed Mohamud's untimely demise has left a void in the political landscape of Puntland, a semi-autonomous...
Famaajo joins Political Leaders Unite in Opposition to NCC Meeting Outcome
MOGADISHU, Somalia - In a surprising turn of events, former President Mohamed Abdullahi Farmajo has emerged as one of the opponents against the decisions made at the recent National Consultative Council (NCC) meeting in Mogadishu.
This comes after a joint communiqué by prominent political figures, including former President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, former Prime Ministers Omar Abdirashid Sharmarke, Hassan Ali...
Farmaajo oo ka horyimid go’aanadii kasoo baxay shirkii golaha wadatashiga qaran
MUQDISHO (SMN) - Madaxweyinihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxame Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka horyimid qodobada kasoo baxay shirkii golaha wadatashiga qaran ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.
Farmaajo ayaa sheegay in go'aanada kasoo baxay shirka ay halis ku yihiin midnimada iyo dowladnimada dalka, sida uu hadalka u dhigay.
Halkan hoose ka akhriso:-
WARSAXAAFADEED
QODOBBADA KA SOO BAXAY SHIRKA...
Ciidamada dowladda oo howlgal ku dilay sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab
AFGOOYE (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo xalay howlgal culus ka sameeyay deegaanka Golweyn ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab.
Sarkaalka la dilay ayaa waxaa magau magacaabi jiray Cabdulqaadir Xaaji Eenoow, sida lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya.
Warsaxaafadeedka ayaa waxaa lagu yiri:-
"Dhagarqabe Cabdulqaadir Xaaji Eenoow ayaa caawa lagu dilay howlgal ay fuliyeen...
Xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Puntland oo shil ku geeriyooday
GAROOWE (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Puntland ee uu ka baxay Allaha u naxariistee Xildhibaan Cali Axmed Maxamuud oo ka tirsanaa Golaha Wakiillada oo ku geeriyooday shil gaari.
“Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun. Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo kan Golaha Wakiillada, waxaan...
Faah-faahino kasoo baxaya qarax xalay ka dhacay degmada Dayniile
MUQDISHO (SMN) - Qarax dhaliyay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay ka dhacay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, waxaa ku dhintay wiil yar oo Caseeye ahaa, halka ay ku dhaawacantay hooyadiis, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah.
Guddoomiyaha maamulka degmada Dayniile Cali Cabdi Faarax oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa ka warbixiyay sida ay wax u...
Xisbiga Himilo Qaran oo bayaan culus soo saaray kadib shirkii Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd Shariif Sheekh Axmed ayaa bayaan culus oo uu soo saaray kaga hadlay qodobada kasoo baxay shirkii golaha wadatashiga qaran iyo xaaladda guud ee dalka.
Warsaxaafadeed kasoo baxay Xisbiga Himilo Qaran ayaa waxaa lagu dalbaday in marka hore saaxadda siyaasadda lagu soo celiyo Puntland, xalna loo...
Discontent in Somalia: Puntland Rejects Outcomes of NCC Meeting in Mogadishu
GAROWE, Somalia - In a significant development within Somalia's complex political landscape, Puntland State has openly rejected the outcomes of the National Consultative Council (NCC) meeting held in Mogadishu.
This move highlights the deepening divisions and disagreements among the federal member states of Somalia, particularly in relation to constitutional amendments and the ongoing political processes.
The National Consultative Council, a body...
Strengthening Ties: Somali President Hassan Sheikh Mohamud Visits Kenya
NAIROBI, Kenya - In a significant development for East African diplomacy, Somali President Hassan Sheikh Mohamud visited Kenya on May 18, 2024, marking his third visit to the neighboring country within a month. The visit underscores the growing collaboration between Somalia and Kenya, focusing on peace, security, and economic cooperation.
President Mohamud was received by Kenyan President William Ruto at...











