Mysterious Drone Crashes in Somalia’s Sool Region Raise Concerns
TALEH, Somalia - On May 3, 2024, residents in the Sool region of Somalia, particularly around the historic town of Taleh and the Kalcad area, witnessed a series of events that have sparked curiosity and concern.
A military drone reportedly crashed near Kalcad, a approximately 200km east of Las-anod, with reports indicating a loud explosion, smoke, and debris scattered around...
Somali foreign minister attends OIC Conference
MOGADISHU, Somalia - Ahmed Moallim Fiqi, the Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, took part in the preparatory meeting of foreign ministers for the fifteenth session of the Organization of Islamic Cooperation (OIC).
The meeting was held in the Gambian capital, Banjul, on May 2 – 3, 2024, under the theme "Promoting unity and solidarity through dialogue for sustainable...
Sawirro: Waddamada Islaamka oo taageero wayn u muujiyay Soomaaliya
BANJUL (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qeybgalay Khamiista kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ay ugu gogol-xaarayaan Meertada 15aad ee Shir madaxeedka Islaamka oo ay martigelinayso Caasimadda Gambia ee Banjul, waxaana kulanka heer Wasiir uu socday intii u dhexeysay 2-3 May, isaga oo huwan hal-ku-dhigga (Xoojinta midnimada iyo is-garab-taagga, iyadoo loo...
Booliska oo gacanta kusoo dhigay nin Muqdisho ku gowracay xaaskiisii hore
MUQDISHO (SMN) - Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir ayaa gacanka kudhigey maantey oo ay tahay 03-05-2024 abaaro 1410hrs eedeyasane gacan ku dhiigle MAXAMED ISMAACIIL MAAME INA FAADUMO SHEEKH AXMAD 44 jir ah ku dhashey degmada waaberi kaas oo dil bareer ah u geystey xaaskiisa hore MARXUUMAD XABIIBO XUSEEN CABDULAAHI INA MARYAN CALI BILAAL 34 jir ah taas oo...
Diyaarad Drone ah oo ku dhacday deegaan hoostaga gobolka Sool
TALEEX (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ee waqooyig Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay diyaarad nooca Drone-ka ah ay ku dhacday qaybo kamid ah gobolkaasi.
Diyaaradda oo ah nooca aan duuliyaha lahayn ayaa lasoo wariyay inay xalay ku dhacay deegaanka Kalcad oo wax yar u jira degmada Taleex ee gobolkaasi.
Laamaha amniga iyo maamulka degmada ayaa tegay...
Ciidamada DF iyo kuwa deegaanka oo la wareegay deegaano ku yaalla Sh/Dhexe
MAHADAAY (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay howlgallo culus ka sameeyeen duleedka degmada Mahadaay ee gobolkaasi.
Ciidamada huwanta ayaa howlgalladan ku beegsaday goobo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab, halkaas oo ay ka dhaceen dagaallo foolka fool ah.
Sidoo kale ciidamada isbaheysanaya ayaa Al-Shabaab ka saaray deegaanada Obaale iyo Mansuur...
Soomaaliya oo ka qayb-galeyso shir looga hadlayo qaddiyadda Falastiin
BANJUL (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Khamiis ah ka qeybgalaya kulanka loogu gogol xaarayo Meertada 15aad ee Shir madaxeedka Islaamka oo ay martigelinayso Caasimadda dalka Gambia ee Banjul, iyadoo kulanka gogol-xaarku socon doono labo cisho oo kala ah 2-3 May.
Sanadkan wuxuu shirku huwan hal-ku-dhigga (Xoojinta midnimada iyo is-garab-taagga,...
Guddoomiyaha SoDMA oo booqday kaamamka barakacayaasha Gaalkacyo
GAALKACYO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Md. Maxamuud Macallim Cabdulle oo ay wehliyaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gargaarka Galmudug, Guddoomiyaha gobolka Mudug, Maamulka degmada Gaalkacyo ayaa waxa ay booqasho u kuurgalid ah ku tageen Kaamamka Barakacayaasha ee ku yaal duleedka magaalada, iyaga oo qoysaska ku nool ka xogwareysanaya xaladaha ay ku nool yihiin.
Guddoomiyaha iyo masuuliyiintaan ayaa lug...
Somalia: World Press Freedom Day Symposium Highlights the Role of Journalism in Environmental Crisis
Mogadishu, Somalia - The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) and the U.S. Embassy in Somalia joined forces to celebrate World Press Freedom Day with a symposium themed 'A Press for the Planet: Journalism in the Face of the Environmental Crisis.
This event, held on May 2, 2024, brought together journalists, civil society representatives, and government officials to discuss the...
Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay wakiilka QM ee Soomaaliya + Sawirro
BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Arimaha Soomaaliya Catriona Laing.
Madaxweyne Laftagareen iyo Wakiil Catriona Laing ayaa ka Wada Hadlay Arimaha Bini'adanimada, Amniga, Isbedelka Cimilada, Siyaasada Dalka Dhinacyada Qabsoomida Shirka Golaha Wadatashiga, Dhamaystirka Dastuurka iyo Arimaha Doorashooyinka Dalka.
Kulanka Madaxweynaha waxaa ku Wehlinayey Wasiirka...











