Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Sacuudiga + Sawirro

RIYAAD (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ka helay Boqorka Dalka Sucuudiga Mudane Salmaan Binu Cabdicasiis ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Jida.   Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Boqor Salmaan Binu Cabdicasiis ayaa ka wadahadli doona xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya labada dowladood, amniga, ganacsiga iyo...

Mogadishu Security Forces Foil Al-Shabaab Attack, Arresting Militants with Explosives

MOGADISHU, Somalia - The Somali National Intelligence and Security Agency (NISA) recently announced the successful apprehension of two Al-Shabaab militants in Mogadishu, thwarting their plans to carry out attacks in the city.   According to a report by NISA, the operation was conducted in collaboration with the country's security forces, highlighting the ongoing efforts to ensure the safety and security of...

Tragedy Strikes Kenya’s Meru village as Six Men Fall Victim to Suspected Al-Shabaab Attack

MERU, Kenya - In a heartbreaking turn of events, two villages in Tigania West, Meru County, are in mourning after six young men were tragically killed by suspected Al-Shabaab in Somalia's Dhobley town last Friday.   The devastating news has cast a pall of grief over the communities of Mweronkana and Karumo, as the families grapple with the sudden loss...

Somali President names Dr. Jiley as the Special Envoy for Health and Nutrition

MOGADISHU, Somalia - Somali President Hassan Sheikh Mohamud has appointed Dr. Abdirashid Mohamed Nur Jiley as the country's Special Envoy for Health and Nutrition.   The move comes in response to the severe malnutrition crisis and lack of healthcare access in Somalia. Dr. Jiley, a federal MP for South West State and an expert in health and nutrition, will lead efforts to...

Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in xalay sarkaal sare oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo isku soo dhiibay ciidamada deegaanka maanta lagu wareejiyay ciidamada Nabad-sugidda Soomaaliya.   Magaca sarkaalkan ayaa waxaa lagu sheegay Ismaaciil Xasan Cali, wuxuuna isku dhiibay ciidamada deegaanka ee ku sugan deegaanka Xinlabi ee Gobalka Mudug, kadib markii uu xiriir la soo sameeyay. Soo...

Duqa magaalada Muqdisho oo u digay ganacsatada Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Ganacsatada ugu digay inay Caasimadda keenaan waxyaabaha maanka dooriya.   Mudane, Madaale ayaa amray in ay ganacsatada joojiyaan waxyaabaha Daraagiska ee ay soo gelinayaan gudaha magaalada, taas oo waxyeella baaxad leh ay kasoo gaartay dhallinyarada Soomaaliyeed. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen...

Somali PM says completion of the constitution is a step towards the country’s progress

MOGADISHU, Somalia - Hamza Abdi Barre, Somalia's Prime Minister, attended a ceremony to celebrate the ratification of the four chapters of the Constitution, which were voted by both Houses of Parliament on Saturday.   The Prime Minister stated that the completion of the Constitution is a significant step forward that the Somali people are proud of, and that now is the time...

R/W Xamza oo ka qayb-galay munaasabad lagu soo dhaweynayay tallaabadii BF + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad affur ah oo loogu mahadcelinayey Guddoonka, Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo labada guddi ee dastuurka oo ku guuleystay ansixinta wax ka beddelka afarta cutub ee ugu horreeya Dastuurka.   Ra'iisul Wasaaraha ayaa soo bandhigay sida ay ugu faraxsan yihiin shacabka Soomaaliyeed qabyo-tirka Dastuurka, waxa uuna...

Madaxweyne Xasan oo magacaabay ergeyga arrimaha caafimaadka iyo nafaqada

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada Mudane Xildhibaan Dr. Cabdirashiid Maxamed Nuur Jilley.   Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kula dardaarmay Ergayga gaarka ah i in uu si hufan oo daacadnimo leh ugu adeego Qaranka oo uu ka shaqeeyo ilaalinta iyo u qareemidda caafimaadka Muwaadiniinta. Dr. Cabdirashiid...

Guddoomiyaha SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay ergey ka socday QM + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA ku qaabilay ku xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ahna iskuduwaha gargaarka bini’aadannimada George Conway.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray ka dhabeynta mudnaanta Dowladda ee ah ka hortagga leexsashada gargaarka, horumarinta qaab-dhismeedka isla xisaabtanka, doorka...

WARAR KALE

Somali Elite Forces Kill 14 Al-Shabaab Fighters in Southern Operation

MOGADISHU, Somalia – Somalia's elite Danab special forces killed 14 Al-Shabaab fighters during a targeted operation in the southern Lower Shabelle region, the government...

Somalia Hosts Second National AI Summit to Drive Digital Transformation

MOGADISHU, Somalia – Somalia's National Communications Authority (NCA) on Monday opened the second edition of the AI Summit Somalia 2026, bringing together government officials,...

Somali President Hosts Italian Investors to Promote Trade and Investment

MOGADISHU, Somalia – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday received a delegation of Italian business leaders and investors at the presidential palace in...