Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne Xasan oo magacaabay ergeyga arrimaha caafimaadka iyo nafaqada

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada Mudane Xildhibaan Dr. Cabdirashiid Maxamed Nuur Jilley.   Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kula dardaarmay Ergayga gaarka ah i in uu si hufan oo daacadnimo leh ugu adeego Qaranka oo uu ka shaqeeyo ilaalinta iyo u qareemidda caafimaadka Muwaadiniinta. Dr. Cabdirashiid...

Guddoomiyaha SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay ergey ka socday QM + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA ku qaabilay ku xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ahna iskuduwaha gargaarka bini’aadannimada George Conway.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray ka dhabeynta mudnaanta Dowladda ee ah ka hortagga leexsashada gargaarka, horumarinta qaab-dhismeedka isla xisaabtanka, doorka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday Xarardheere iyo Ceeldheer + Sawirro

XARARDHEERE (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa gaaray Degmooyinka Xarardheere iyo Ceeldheer ee Galmudug, si uu u dardar-galiyo howlgallada dib u xoreynta dalka una dhiirigaliyo Ciidamada Qalabka Sida iyo halyeeyada difaaca shacabka ee Khawaarijta kula dagaallamaya deegaanno hoos yimaada degmooyinkaas.   Madaxweynaha oo ku bogaadiyey geesiyaasha dib u xoreynta...

Somali president visited front-line positions in central regions

HARARDHERE, Somalia - Somali President Hassan Sheikh Mohamud paid visits to Harardhere town in the Mudug area and El-dher district in the Galgadud region on Monday, joined by the Galmudug leader, federal legislators, and the Minister of Defense.   According to government sources, the delegation's visits to these two critical sites were part of the escalating military operations in central Somalia. President...

President Hassan Sheikh bids farewell to the Chinese Ambassador

MOGADISHU, Somalia - Hassan Sheikh Mohamud, the President of Somalia, bids farewell to Ambassador Fei Shengchao, praising his contributions to China-Somali historic relations.   The President, according to a statement by the presidency, emphasized the improved ties and collaboration under Ambassador Fei's leadership. Ambassador Fei, for his part, thanked everyone for their warm welcome and fond memories of Somalia. "I paid a farewell...

UN envoy and Puntland President discussed ways to reduce Somalia’s political tensions

Garowe – As part of her regular engagement with Federal Member States (FMSs), the United Nations' top official for Somalia today visited Puntland for discussions on the state's development and humanitarian needs and political situation in the country.   "We had the opportunity to have an open and frank discussion. I congratulated President Deni on the appointment of his new cabinet," said the UN Secretary-General's Special Representative for Somalia,...

Wasiirka maaliyadda XFS oo kulan la yeeshay safiirka dowladda Sweden

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa  kulan muhiim ah kula qaatay xafiiskiisa Safiirka Dowladda Sweden ee Soomaaliya Mudane Joachim Waern.   Wasiirka Maaliyadda XFS Md. Biixi Imaan Cige ayaa sheegay in ay ka wada hadleen isaga iyo Safiirka arrimo ay ka mid yihiin, qorshaha cusub ee dib-u-habeynta Maaliyadda, sare u qaadidda dakhliga gudaha, horumarinta...

Somalia’s international partners hail the completion of the constitution

MOGADISHU - Somalia’s international partners* commend the efforts of the Federal Government of Somalia and the Federal Parliament to ensure Somalia’s compliance with international and regional human rights obligations, including the rights of the child.   "We look forward to future cooperation with Somalia as it consolidates its role in the international arena," they added. The partners said: We further acknowledge the...

Sawirro: Madaxweyne Xasan oo kulan la yeeshay safiirka Shiinaha + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah la qaatay Danjiraha muddo xileedkiisa diblumaasiyaseed uu dhammaaday ee Jamhuuriyadda Shacbiga ah ee Shiinaha u fadhiyey dalkeenna, Safiir Fei Shengchao.   Madaxweynaha ayaa ku ammaanay Danjire Fei doorka uu ka qaatay adkaynta xiriirka Labada dal iyo kobcinta iskaashiga faca weyn ee ka dhexeeya Labada shacab, isagoo...

Sawirro: Duqa Muqdisho oo xalay kormeer ku tegay suuqa Bakaaraha

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa caawa kormeer shaqo ku tagay Suuqa ugu weyn ee dalka Soomaaliya (Suuqa Bakaaraha) si uu ugu kuur-galo isbadalka dhinaca Amniga iyo dhaq-dhaqaaqa Ganacsi ee suuqaasi ka jira xilliyada Habeenkii.   Kormeerkaan oo ay Duqa Muqdisho ku wehlinayeen Maamulka Degmada Howlwadaag, Saraakiisha Laamaha Amniga iyo xubno...

WARAR KALE

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...

Gollaha Amaanka oo ka shiraya howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya

MUQDISHO - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa galinka dambe ee maanta kulan gaar ah ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya, iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay...

Somali Elite Forces Kill 14 Al-Shabaab Fighters in Southern Operation

MOGADISHU, Somalia – Somalia's elite Danab special forces killed 14 Al-Shabaab fighters during a targeted operation in the southern Lower Shabelle region, the government...