Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

India rescues Iranian fishing vessel hijacked by pirates off Somalia

NEW DELHI - The Indian Navy said it had freed the 23-strong crew of an Iranian fishing vessel that was seized by armed pirates off Somalia.   The Al-Kambar 786 was southwest of the Yemeni island of Socotra, in the Arabian Sea, on March 28 when it was reported to have been boarded by nine pirates, according to a naval statement...

Somalia’s Puntland Cuts Ties with Central Government

GAROWE, Somalia - Puntland declared on Sunday that it would withdraw its recognition of Somalia's Federal Government, citing recent constitutional modifications as a violation of the country's long-standing federal accord.   The shocking announcement comes after the Somali Federal Parliament passed revisions to Somalia's constitution that have caused political turbulence and raised fears about national unity. The essence of Puntland's grievance is...

Puntland oo sheegtay inay kalsoonidii kala laabatay dowladda Soomaaliya

GAROOWE (SMN) - Maamul goboleedka Punland ayaa sheegay in uu kalsoonidi kala laabtay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, kadib tallaabadii baarlamaanka.   Puntland ayaa eedeyn culus u jeedisay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ay tilmaamtay inuu jebiyay shuruucdii heshiiska lagu wada ahaa. Go'aankan ayaa daba socda tallaabadii baarlamaanka Soomaaliya oo Sabtidi shalay ansixiyay cutubyo ka mid ah dastuurka kumeel gaarka ah ee...

Maxkamada Ciidamada oo xukuntay askar dhac ka gaysatay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Dable Xoogga Axmed Cali Maxamed, Dable Xoogga Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cismaan, Dable Xoogga Khaalid Maxamed Sheekh Muuse, Xasan Axmed Xuseen iyo Maxamuud Daahir Maxamed oo labaduba shacab ah, ayaa si wadajjir ah loogu soo eedeeyey burcadnimmo hubeysan iyo dhac ay ka geeysteen degmadda Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose.   Shantaan eedeysane ayaa taleefano iyo lacago ka qaatay dad isugu...

Trade unions in Somalia hail passage of proposed constitutional amendments as step toward democracy and rights

MOGADISHU, Somalia - The Federal Parliament's two chambers have passed the proposed constitutional amendment, which is greatly welcomed by the Federation of Somali Trade Union (FESTU) and its twelve affiliated trade unions, which together represent a total of 173,452 workers as members.   With a heavy emphasis on the preservation of fundamental human rights, especially the protection of the weak, oppressed,...

Bodies Of 6 Kenyans Killed In Somalia By Al Shabaab Airlifted To Isiolo

The bodies of six Kenyan traders who were shot dead by Al Shabaab militants at Dhobley town in Somalia on Friday have been airlifted to Kenya.   A police report seen by Citizen Digital indicated that a helicopter belonging to the Kenya Defence Forces ferried the bodies on Saturday morning and flew them to Isiolo town. “Today 30/03/2024 at around 0940hrs Kenya...

Madaxweyne Xasan oo war kasoo saaray ansixinta wax ka beddelka dastuurka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta qabyo-tirka cutubyada 4-ta ah ee Dastuurka Federaalka Soomaaliya oo ay ka soo shaqeeyeen Labada Guddi ee dib u eegsita Dastuurka.   Madaxweynaha oo ah Ilaaliyaha mabaadi’da aasaasiga ah ee Dastuurka ayaa tilmaamay in Dastuurkan uu ku saleysan...

Siyaasiyiin caan ah oo ka hortimid ansixinta wax ka beddelka dastuurka

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaareyaashii hore ee dalka Xasan Cali Khayre, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaa'rke iyo siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka horyimid wax ka beddelka dastuurka, kadib warsaxaafadeed ay soo saareen.   Qoraalkooda ay waxa ay ku sheegay in mas'uuliyadda uu qaadayo madaxweyne Xasan Sheekh, ayna aqoonsan yihiin iyagu dastuurka KMG ah ee dalka. "Waxaan shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamka u...

Ra’iisul wasaare Xamza oo boggaadiyay tallaabadii BF Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) -  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku boggaadiyey Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ansixinta wax-ka-beddelka cutubka 1-aad iyo 4-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku ammaanay Baarlamaanka Jamhuuriyadda gudahada waajibaad kooda Qaran, isaga oo sidoo kale boggaadiyey labada guddi ee Dastuurka, kuwaas oo juhdi badan geliyey...

Somali parliament votes to pass new amendment of the constitution

MOGADISHU, Somalia - Following a historic vote on Saturday, members of the Somali Parliament's two houses approved amending four chapters of the nation's constitution.   There were 254 yes votes cast by the two chambers of Parliament present, while no lawmakers abstained or rejected, according to the vote result shown by the house. The session was presided over by the Speaker Sheikh...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...