Cali Guudlaawe oo sameeyay magacaabis & isku shaandheyn golihiisa wasiirada ah

0

JOWHAR (SMN) – Madaxaweynaha Hirshabelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabid iyo isku-shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada Dowladda Hirshabeelle.

 

Tallaabadan ayaa imaaneyso, kadib markii beelaha qaar ee dega deegaanada HirShabelle ay cabasho ka keeneen hab qaybsigii hore ee golaha wasirada maamulkaasi.

Sidoo kale waxaa maalmo kahor soo baxday cabasho kale oo iyana ka dhalatay dhismaha golaha deegaanka ee magaalada Jowhar.

Halkan hoose ka akhriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here