Ciidanka Badda Turkiga oo Soomaaliya ka caawiyay soo furashada markab ay burcad-badeeddu afduubteen

0

MUQDISHO – Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka MV LATUF, kaas oo burcad-badeeddu 17-kii Agoosto 2026 ka afduubteen aagga xeebta Jifle ee degmada Eyl, gobolka Nugaal.

 

Howlgalka oo socday muddo ku dhow 10 saacadood ayaa lagu soo badbaadiyay afar iyo toban ka mid ah shaqaalihii markabka, iyadoo la qabtay dhowr qof oo looga shakisan yahay inay ku lug lahaayeen afduubka.

Ciidamada ayaa sidoo kale si buuxda ula wareegay markabka, kaas oo hadda si nabad ah u sii wata socdaalkiisa. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgalka uu muujinayo iskaashiga amni ee Soomaaliya iyo Turkiga, gaar ahaan dadaallada lagu ilaalinayo xeebaha Soomaaliya, laguna dagaallamayo burcad-badeedda.

May be an image of text that says "2026: Turkiga, iskaashi Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, αγαα furtay markabka LATUF, Agoosto afduubteen αα xeebta Jifle degmada Eyl, gobolka Nugaal. socday Hawlgalkan doon dhinteen. qasbay 10 maalmood Cadaadiska joogtada αxα lagu halka ciidamada αγαα inay cararaan markabka. mid Ciidamada aγaα hadda nabad buuxda wareegay wata socdaalkiisii. Turkiga, Hawlgalkan waxaa saldhig ahaa heshiiska iskaashiga difaaca Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Jamhuuriyadda xoojinaya labada ilaalinta Soomaaliya, sugidda amniga badaha iyo Falalka ciqaab adag. kuwa falalkan waxay digeysaa riixaya iyo kasta taageerta xisaabtami doono, sharcigana horkeeni doono. lugta Gaashaandhigga bogaadineysaa Badda uga Federaalka Dalka Soomaaliyeed Ciidanka waxayna adkeyneysaa ilaalinta xeebaha biyaha xaqiijinta badqabka >DHAMMAAD<"

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here